Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad

0
Friday July 31, 2009 - 20:11:09 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad

    Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso.

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad
fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso.

1-Su’aal Sheeg Webiga ka baxa Bariga Afrika kuna dhamaaday Badweynta Altantic-ga

1-Jawab: Waa Webiga Conga.
2-Su’aal Sheeg Badweynta isku xirta Afrika iyo Amerika?
2-Jawab: Waa Badweynta Atlantic-ga.
3-Su’aal Sheeg Badweynta isku xirta Asia iyo Amerika?
3-Jawab: Waa Badweynta Pacific-ga.
4-Su’aal Sheeg Shay haddii la-waraabiyo dhinta?
4-Jawab: Waa Dabka.
5-Su’aal Sheeg sedex tiro oo isku xigta oo marki la’isku daro iyo marka la’isku dhufto ku sineysa hal Jawab oo qura?
5-Jawab: Waa 1,2,3. Haddii la’isku Daro waa 6. Haddii la’isku dhufto waa 6.
6-Su’aal Sheeg Sedex tiro oo dhaban ah iskuna xigto wadartuuna waa 114?
6-Jawab: Waa 36, 38, 40, haddii la’isku darana waa 114.
7-Su’aal Sheeg sedex tiro oo isku xigta wadartooduna waa 111?
7-Jawab: Waa 36, 37, 38, haddii la’isku darana waa 111.
8-Su’aal Sheeg Shan tiro oo isku xigta wadartooduna waa 100?
8-Jawab: Waa 18, 19, 20, 21. 22. Haddii la’isku darana waa 100.
Dhex-taal Gaaban.

Waxaan u mahad-celineynaa dhamaan dadkii ka-soo wada dhibtay fikirkooda barnaamijka Kororso Aqoontaada.
waxaa kalow u sheegeynaa bahda ku taxan barnaamijkaan Kororso Aqoontaada inaan sii-wadi doono ilaa inta uu yahay karaankeyna Insha'Allah.

Ugu danbeen dadka ku cusub barnaamijkaan haddii aad dooneysaan inaad ka qeyb qaadataan ama inaad xubin buuxdo ka noqotaan, la-xiriira baashi053@hotmail.com <mailto:baashi053@hotmail.com> si'aad u heshaan dhamaan casharadii horey idin dhaafay . Anagana waxaa idin balan-qaadeynaa inaad heshaan Casharadii idin dhaafay oo dhan Insha'Allah.

Xasan Cabdi Xersi (Xasan Cadde)
Email: adde053@hotmail.com <mailto:adde053@hotmail.com>
Kuala Lumpur Malaysia....

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip