kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 31-aad‏

0
Friday August 14, 2009 - 20:05:44 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 31-aad‏

    Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimco ah, Wuxuuna xanbaarsan yahaymacluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimco ah, Wuxuuna xanbaarsan yahaymacluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso.

 

1-Su'aal Sheeg Suuradda labo aayadood oo sujuud ah ay ku jiraan?
1-Jawab: Waa Suuratul Xaj, aayadaha 18-aad iyo 77-aad.
2-Su'aal Sheeg xagee buu ku dhamaadaa Rubaca seddexaad ee Qur'aanka?
2-Jawab: Wuxu ku dhamaadaa Suuratul Saafaad.
3-Su'aal Sheeg Suuradda Aayadaheyda lagu sheegay Magaca (Yathrib) ee kamid ahaa magacyada Magaalaadda Madiina?
3-Jawab: Waxa lagu sheegay Suuratul Axaab Aayadda 13-aad.
4-Su'aal Sheeg Beledka Aaminka ah ee Qur'aanka lagu sheegay?
4-Jawab: Waa Magaaladda Makatul Mukarama.
5-Su'aal Sheeg Suuradda Dhamaan Aayadaheyda ku dhamaadaan Xarafka Daal?
5-Jawab: Waa Suuratul Ikhlaas.
6-Su'aal Sheeg Suuradda Dhamaan Aayadaheyda ku dhamaadaan Xarafka Siin?
6-Jawab: Waa Suuratul Naas.
7-Su'aal Sheeg Suuradda lagu sheegay Dhamaan Xuruufta Carabiga ah?
7-Jawab: Waa Suuratul Muxamed.
8-Su'aal Sheeg Ninki ugu sareeyey Sayniska qarnigii 20-aad?
8-Jawab: Waa Albert Einstein oo u dhashay dalka Jarmalka.
9-Su'aal Sheeg Sanadkii uu dhashay Albert Einstein?
9-Jawab: Wuxu dhashay 1879-kii.
10-Su'aal Sheeg Albert Einstein Sanadkii uu ku guleystay Nobel Prize-ka ugu qimaha badan Calamka?
10-Jawab: Wuxu ku guuleystay Sanadkii 1921-dii.
11-Su'aal Sheeg Sanadkii uu dhintay Albert Einstein?
11-Jawab: Wuxu dhintay Sanadkii 1955-tii.

Dhextaal Gaaban
Haddii aad tahay qof cusub, doonaayana inuu kamid noqday bahda ku taxan barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud, la-xiriir baashi053@hotmail.com si'aad u heshid casharadii horey ku dhaafay. Anagana waxaa
ku balan-qaadeynaa inaad hesho wixii horey ku dhaafay Insha'Allah.
Akhristayaasheena qiimaha iyo qaayaha lahow ku soo dhawaada lix-dii Su'aaladood iyo jimcaha soo socda. Adingow isticmaalaayo makax degan waayo, Su'aalaha aan idin weydiin doono waxay la-socdeen casharadii aan horey u soo daabacnay.


1-Su'aal Sheeg ninkii waqtigii Nabiga (NNKH) noolaa nabinimada sheegtay?
2-Su'aal Sheeg goorma ayuu dhacay dagaalkii qanda ?
3-Su'aal Sheeg asxaabigii ugu horeeyey ee falaar dar Allaah u riday ?
4-Su'aal Sheeg labada wadan ee halka buundo isku xirto ?
5-Su'aal Sheeg sanadkii uu dhashay General Maxamed Faarax Ceydiid?
6-Su'aal Sheeg Sanadkii uu dhashay Korneel C/laahi Yuusuf Axmed?

Jawaabaha waxaad ku soo hagaajin kartaan gacal053@hotmail.com
 
Xasan Cabdi Xersi (Xasan Cadde)
Email:
adde053@hotmail.com
Kuala Lumpur Malaysia....

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip