Tacsi: Marxuum Aweys Maxamed Sabriye (Aweys Jaamici)

0
Friday August 14, 2009 - 20:15:28 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Aweys Maxamed Sabriye (Aweys Jaamici)

    Allaah unaxariiste waxa degmada warsheekh ee gobolka shabeelaha dhexe ku geeriyooday marxuum aweys maxamed sabriye (Aweys Jaamici)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah unaxariiste waxa degmada warsheekh ee gobolka shabeelaha dhexe ku geeriyooday marxuum aweys maxamed sabriye (Aweys Jaamici)

 

Tacsida Marxuumka ayaa waxa shabakada warsheekh soo gaarsiiyay dhamaan culuma’udiinka, Aqoonyahanka, Dhaqanka, Haweynka iyo dhalinyarada reer warsheekh iyagoo marxuumka eebe uga baryay danbi dhaaf .


Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada warsheekh iyagoo uga tacsiyeenaya ehelka iyo qaraabada aweys in uu eebe ka siiyo samir iyo iimaan

Inna Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip