TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUMAD XAAJIYO XALIMO MAXAMED ABUKAR (XILKAS)

0
Friday September 11, 2009 - 13:04:57 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1988
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUMAD XAAJIYO XALIMO MAXAMED ABUKAR (XILKAS)

    Waxaan halkaan tacsi loogu diraya dhamaan reer Cabdiraxman Maxamed Abukar, Edo Sahra Maxamed Abukar, Ayeyo Xawo Abukar, Ruqiyo Maxamud Cusman, Amina Maxamud Cisman, Farxan Cabdulle, Dahir Mire, Ahmed Cabdullahi iyo Dhamaan reer Abukarow Xassan meel k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkaan tacsi loogu diraya dhamaan reer Cabdiraxman Maxamed Abukar, Edo Sahra Maxamed Abukar, Ayeyo Xawo Abukar, Ruqiyo Maxamud Cusman, Amina Maxamud Cisman, Farxan Cabdulle, Dahir Mire, Ahmed Cabdullahi iyo Dhamaan reer Abukarow Xassan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Waxaana tacsida diraayo dadka kala ah.

  

1 Dr Ahmed Mohammed Mohammoud (Ahmedwarsheik)
2 Dr Ahmed Mohamud Kulmiye
3 Cabdullahi Mohamed Mohamud (Santa)
4 Khadijo Mohamed Mohamud
5 Amina Maxamed Maxamud
6 Seynab Maxamed Maxamud
7 Jamac Cali Cabdi
8 Eedo fadumo Moallin Xassan Hadafow
9 Cabdiraxman Xaaji Ahmed
10 Sheik Abukar Sh. Muxumud
11 Maxamed Macallin Daud (Shine)
12 Batulo Macallin Daud
13 Hooyo Canbaro Kulane Barre
14 Habaryar Dahabo
15 Naqwa Cabdiraxman Maxamed
16 Nasimo Candiraxman
17 Aweys Cabdiraxman Maxamed

18 Abdirahman Shiikh Ahmed yare (saalis)

Dhamaan dadka kor ku qoran waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  dhamaan reer Cabdiraxman Maxamed Abukar, Edo Sahra Maxamed Abukar, Ayeyo Xawo Abukar, Ruqiyo Maxamud Cusman, Amina Maxamud Cisman, Farxan Cabdulle, Dahir Mire, Ahmed Cabdullahi iyo Dhamaan reer Abukarow Xassan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Allaha u naxariistee marxuum XAAJIYO XALIMO MOHAMED ABUKAR (XILKAS) oo  ku geeriyootay magaalada Mogadishu tariikhdu markey ahey 10ka bisha september 2009 waxeyna leeyihiin janatul firdowso allaha ka waraabiyo samir iyo iimaan allaha ka siiyo inta ay ka tegtay (aamiin).

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip