Tacsi Tiiraanyo Leh ,Xaaji Faqay Afdal Xaaj Abati Shooble oo ku geeriyooday swizerland

0
Thursday August 14, 2008 - 15:10:31 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh ,Xaaji Faqay Afdal Xaaj Abati Shooble oo ku geeriyooday swizerland

    waxaa maalintii sabtida ku geeriyooday magaalada luasana ee cariga iswizerland allaha u naxaristo xaaji faqay afdal xaaj abati shooble

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa maalintii sabtida ku geeriyooday magaalada luasana ee cariga iswizerland allaha u naxaristo xaaji faqay afdal xaaj abati shooble

 

Waxaa tacsi diraaya Qudubka  dariiqada Qaadiriya Sheekh Axmed Sh Aweys sh muxyadiin (sh.Aweys dheere)
sh cabduraxmaan xaaji axmed 
sh saalim cumar weli
sheekh diinle sh cali faqay
xaaji cuuda cumar abati
 axmed cumar abati
maxamed cumar abati
macruf cumar abati
 
abuukar cumar abati
shooble cumar abati
subaida cumar abati
faatma cumar abati
sh cali cumar abati 

dhamaantood waxay tacsi u diraayaan dr. mumiin faqay afdal 
abati faqay afdal
abukar faqay
cumar faqay
iyagoo u diraaya tacsi geerida abaahood xaaji faqay afdal xaaji abati shooble
oo ku geeriyooday cariga iswizerland magaalada luasana waxay ilaahey uga baryeynaa in uu janadii fardowsa allaha ka faraabiyo inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

By: Ali Abati

 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip