Siminaar lagu Baranayay Waxyeelada Cudurka HIV/Aids oo Muqdisho lagu Qabtay (Sawiro)

0
Friday August 15, 2008 - 13:36:42 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siminaar lagu Baranayay Waxyeelada Cudurka HIV/Aids oo Muqdisho lagu Qabtay (Sawiro)

    Waxa Maalinimadi Shalay oo taariikhdana ku beegneed 14.8 .2008 siminaar lagu qabtay Xarunta Elman ee Magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Maalinimadi Shalay oo taariikhdana ku beegneed 14.8 .2008 siminaar lagu qabtay Xarunta Elman ee Magaalada Muqdisho



 

siminaarkas oo loo qabtay Weriyayaasha,Fanaaninta iyo Artiistayada kaas oo lagu baranaayey cudurka waxyeelada badan  ee HIV AIDS kaas oo socday muddo sadex maalmood.

Mudada uu Socday Siminaarka ayaa waxa wax badan ka faa’ideen fahamka Cudurkani kazoo qeybgalayaashi oo bogaadiyay isla markaana codsaday in lalaba laabo munaasabadaha ceynkaan oo kalaa

Ugu dambeyntiina waxaa Madasha Siminaarka  hadal gaaban kasoo jeediyey Gudomiyaha Hay’ada Youth Link Somalia Mudane Farxaan Cismaan.

Sidoo kale waxaa dhinaca ka soo qeyb galayaasha magacooda ku hadlay Mudane Cali Cumar Abati iyo Abwaanka Banaadiriga ee Maki Xaaji Banaadir 

W/D.
Cali Cumar Abati
email
ao_abati@hotmail.com

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip