Waxa halkaan looga tacsiyeenaa Muxidiin Axmed Cosobow (Muxidiin Sanweyne) oo Xaaskiisa ku geeriyootay Muqdisho.

0
Monday October 26, 2009 - 15:57:38 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa halkaan looga tacsiyeenaa Muxidiin Axmed Cosobow (Muxidiin Sanweyne) oo Xaaskiisa ku geeriyootay Muqdisho.

    Maamulka , Shaqaalaha iyo aqristayaasha shabakada warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan Muxudiin Axmed Cosobow oo loo yaqiinay Muxidiin Sanweyne oo xaaskiisa Marxuumad Maryan Xasan Abuukar ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka , Shaqaalaha iyo aqristayaasha shabakada warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan Muxudiin Axmed Cosobow oo loo yaqiinay Muxidiin Sanweyne oo xaaskiisa Marxuumad Maryan Xasan Abuukar ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

 


Tacsidaan ayaa waxa dirayo asxaabta ay kamid yihiin

1. Sheekh Da’ud sheikh Maxamed
2. Sheekh Cumar Sheekh maxamed
3. Sheekh Ismaan Sheekh maxamed
4. Maxamed Macalin Da’ud
5. Aanis Cali Wehliye
6. C/raxman Sheekh C/llaahi
7. C/raxman maxamed Cali
8. C/raxman Sheekh Abuukar
9. Abuukar Sheekh Ax’ed Yare
10. Da’ud Macalin C/llaahi
11. Sheekh Isxaaq xaaji Muuse
12. Axmed Cumar Gaab

Dhamaan Asxaabtaani ayaa waxa ay marxuumada eebe uga baryayaan in uu janadi fardowso ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootayna samir iyo iimaan

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip