XIRFADDA SAXAAFADDA IYO SUXUFIYIINTA SOOMALIYA

0
Wednesday October 28, 2009 - 07:34:39 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XIRFADDA SAXAAFADDA IYO SUXUFIYIINTA SOOMALIYA

    Saxaafad waxaa lagu qeexay in xog lagu ururiyo, la qoro ,la tifafatiro loona soo bandhigo mushtamaca ayadoo la adeegsanayo RADIO ,TV, journals iyo website yaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxaafad waxaa lagu qeexay in xog lagu ururiyo, la qoro ,la tifafatiro loona soo bandhigo mushtamaca ayadoo la adeegsanayo RADIO ,TV, journals iyo website yaba

 

mar walbana cilmi walba wax uu leeyahay aas aas gaar ah iyo mid aqoon aas aasi ah u baahan saxaafadduna waxey ka mid tahay cilmiyadaas badanaaba suxufiyiinta somaalida waxey u badan yihiin dad aan wax barasho aas aasi ah laheeyn iskaba daa heer jaamacad

mararka qaar waxaad arkeeysaa in si qaldan loo isticmaalayo loona adeegsado in dhaqaale lagu radiyo waxaad arkeeysaa mararka qaarkood in eey si gooni gooni ah loo sameeystay ururo saxaafadeed dabadeedna muddo kadib lagu kala jabo waxaana keenaya aqoonta shaqsiyaadka markaas ku dhex jira hawlaha saxaafadda qaarkood, runtii waxa ayaan darro ah in uu qofku ku indha adeeygo wax uusan aqoon dhab ah u laheyn, waxaan kula talin laha dhamaan walaalaha kuwa ku dhex jira saxaafadda amaba jecel hadda kadib in eey ka dhigtaan xirfad in eey ku dadaalaan sidii eey u hormarin lahaayeen in xirfadooda ayagoo goobaha saxafadda saxda ah looga barto ama cilmiga kale tagayan kuna biiraya jaamacada si eey u noqoto xirfadda shaqeeysa oo si wanaagsan u dhista caqliga bulshada eey wax u tabinayaan waxaana la wada ogyahay in ey ka mid yihiin hogaamiye yaasha bulshada inta badan dadku aqoonta eey ka bartaan goobaha cilmiga waxaa ka badan midda ka soo gaarta war baahinta marka dadka yaan la marin habaabin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip