Tacsi: jaaliyada Somalida Nairobi oo Tacsi udiraya Marxuumad Muno Xuseen Sabriye.

0
Thursday November 12, 2009 - 19:27:49 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: jaaliyada Somalida Nairobi oo Tacsi udiraya Marxuumad Muno Xuseen Sabriye.

    Dhamaan jaaliyada Somalida Nairobi ayaa waxa tacsiyo tiiraanyo leh hawada umarinayaan Marxuumada Muno Xuseen Sabriye oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi iyadoo laguna aasay isla magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan jaaliyada Somalida Nairobi ayaa waxa tacsiyo tiiraanyo leh hawada umarinayaan Marxuumada Muno Xuseen Sabriye oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi iyadoo laguna aasay isla magaaladaasi.

 

Dadkaa tacsida dirayo ayaa waxa kamid ah

1. Sheekh Daa’uud Sheekh maxamed Sh:
2. Sheekh Cumar Sheekh maxamed Sh
3. Nabadoon Yuusuf Cisaley
4. Xaaji C/llaahi Abkow
5. Xaaji C/qaadir Shoobaaye
6. Sheekh Cusman Sheekh maxamed
7. Xaaji Isxaaq Bin Muuse
8. Xaaji Axmed Cirro
9. Mama Sahro Cali Yare
10. Maxamud Bolonyo
11. Yaasiin Gacal muuke
12. Xaaji Axmed Shiino
13. Xasan Cabdi Xaaji
14. Muuse Dheere
15. Caato

Dhamaan Dadkani waxa tacsiyo tiiraanyo leh hawada umarinayaa ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuum Muno Xuseen Sabriye iyadoo marxuumadana eebe looga barya in uu janadi ka waraabiyo Aamiin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip