Kulan Duco iyo Quraan akhris oo ka dhacay Magaalada ZÜrich ee Dalka Switzerlnad (Sawiro)

0
Tuesday November 17, 2009 - 20:03:13 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Duco iyo Quraan akhris oo ka dhacay Magaalada ZÜrich ee Dalka Switzerlnad (Sawiro)

    Kulan duco ah shalay lagu qabtay Magaalada zurich ee dalka Switerland kulankaas oo ahaa quraan akhrsi iyo duuco loogu talo galay caalimkii weynaa ilaahy haw naxarasiitee marxuum macalin nuur maxamed siyaad ayaa lagu soo Gab gabaynayay Quraan akhiris

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan duco ah shalay lagu qabtay Magaalada zurich ee dalka Switerland kulankaas oo ahaa quraan akhrsi iyo duuco loogu talo galay caalimkii weynaa ilaahy haw naxarasiitee marxuum macalin nuur maxamed siyaad ayaa lagu soo Gab gabaynayay Quraan akhiriskii loo sameenayay Macalin Nuur max,ed Siyaad oo dhawaan ku geeriyooday magaalada nairobi ee wadanka kenya


 



Waxaana Goobta isugu yimid Ilmihiisii ,Ehelkiisii, ardaydiisii ,iyo dhamaan intii ow waxbaray iyo intii ay sii bareen. dhamaan odayaasha iyo  ummadda soomaaliyeed ee ku nool gobolada kala duwan ee dalka Swetzerland

Quraan akhrinta ka dib waxaa halkaas ka hadlay qaar ka mid culimadii & waxgarad badan ayaa goobta isugu yimid waxaana

ugu horeyntii  halkaasi  ka hadlay oo oo waxoogaa ka sheegay taariikh nololeedkii  ilaahay haw naxariistee marxuumka




Caaqilka dhalinyarada ah  Abuukar Ugaas Cabdule wuxuuna ku waxaa isna sidoo kale  ka jeediyay waciygelin iyo baraarujin xaga diinta ah ama muxaadaro Sh.abuukar Tooxoow oo ka hadlay sida ay laga ma maarmaan u tahay in lagu in la helo dhalinyaro iyo waayeelba dad buuxiya culumadii tagtay weliba caalimka caanka ahaa ee u danbeeyay iyo inaan tacabkoodi laga dhigin tacab khasaarisaga oo ku nuuxnuuxsaday wanagaa barasahda cilmiga diinta iyo quraanka iyo in dadka la baro iyo wanaaga oo la is faraa sida ay waajib u tahay.
 
Waxaa intaas ka dib iyagana masuuliyiin iyo mashaayiikh iyo odoyaal iyo  dhamaan qaybhana bulshada oo uu ka mid ahaa ragii ka hadlay kulankaas ducada ah Sh.nuur macalin Carabeey oo isna ka hadlay ahamiyad ducada u leedahay qofka geeriyooday & in wax loo sidaqaynkaro,wuxuuna ku dheeraaday si aywaajib ugu tahay ardayda in ay uduceeyaan mashaa,ikhdii ay ka dhaxleen diinta muqadaska oo ay soo bareen.
 
waxaa ka dib ka hadlay taariikhdii macalinka oo kooban max,ed cali xaaji oo ka mid ahaa dadka sida fiicaan u yaqaan macalin  nuur maxamed siyaad ahaana hormuudka kulankan ducada soo qaban qaabiyay


 waxaa meesha dadkii kasoo qaybgalay ka mid ahaa qaar badan oo odayaasha  soomaliyeed ee ku nool wadanka switzerland iyaga oo xusay oo sheegay waxqabadkii diimeed ee ilaahay ha naxariistee marxuum  macalin nuur maxamed siyaad xusayna in laga sii wado meeshiisii  hawsha aduunyadana  laga hormariyo hawsha aaakhiro iyo u dedaalka diinteena karaamada leh waxaa ka mid ahaa waxgaradka iyo odayaasha  goob jooga ahaa ee ka duceeyay wacyigelinta iyo baraarujintana ka jeediyay  meeshaa
 
macalin siidoow bashiir
bashiir cageey
xasan naaji 
nabadoon kaarshe
Nabadoon max,ed aboow
Axmed nuur (amxaar)
Abuukar ugaas cabdule,
max,ed cali xaaji
nuur macalin,
sh abuukar tooxoow


 
 
W/D
 
Cabdiraxiin H. Galayr

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip