(TAHNIYAD AROOS) Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo

0
Monday December 28, 2009 - 23:30:21 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (TAHNIYAD AROOS) Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo

    Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa arooska iyo aroosada kala ah Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa Waxaan leenahay wiil iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa arooska iyo aroosada kala ah Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa Waxaan leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta Anaga oo kala ah ehliyadooda iyo asxaabtooda

 


 
Aabe  Cabdiraxmaan cabdilaahi Dubad
Cabdirxiin hilowle galayr
Prof  muxyadiin Abdi Shaqlane
Dr abdifataax  badal maxamud
Dr  maxamud khadar bedel
     Mahad shaqlane
     Amiin cabdiraxmaan cabdilaahi
     Hodan shaqlane
    Maxamud  cabdiraxmaan dhoore
    Nasa duwane
    Fardowso waran
    Fardowsa cabdi
   Waydiis xuseen nuur
Dr  cabdirashiid maxamaed  caydiid
Iyo dhamaan  reer  yuusuf shanlo
 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip