Tacsi Tiiraanyo Leh , Marxuum Coll: Xaaji C/llaahi Xaaji Juuni

0
Sunday January 10, 2010 - 20:52:48 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh , Marxuum Coll: Xaaji C/llaahi Xaaji Juuni

    Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha, Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh hawada uga marinayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah Unaxariistee Marxuum Coll Xaaji C/llaahi Xaaji juuni oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho iya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha, Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh hawada uga marinayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah Unaxariistee Marxuum Coll Xaaji C/llaahi Xaaji juuni oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho iyadoo ehelka oo ka geeriyooday marxuumkana eebe looga baryay samir iyo iimaan

 

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo Dhamaan Culuma’udinka Reer warsheekh iyagoo eebe uga baryay in muxuumka janadi fardowso ka waraabiyo ehelka iyo qaraabada marxuumkana samir iyo iimaan.

Sidoo kale waxa tacsi tan oo kala dirayo Dadka kala ah

waxaa diraayo tacsiidaan dhamaan reer raajiiyo ruquyo maxamuud teesto oo iyo qarabadiisa oo kala jogaan dunida dacaladeeda  
0xaajiyo ruquyo maxamuud teesto
1xaajiyo shuuro maxamuud nuur
2xuseen maxamuud nuur 
3cumar xaaji juuni
4Xaaji Xuseen Muuse iyo Xaaskiisa madiino maxamud maxamed
5xabiibo maxamuud nuur
6xmed maxamed xaaji juuni
7axmed cali
8maxamed shuceyb
9farxiyo xaaji yaasiin
10faaiso xaji yaasiin
11cabduraxmaan cabdulaahi ciise
12maxamed xaji yaasiin
13 ibraahim xaaji cumar halaf
14haji xaaji cumar halaf
15 abti daauud maxamed muuse
16 abti jabriil maxamed muuse
17 abti axmed maxamed muuse
18 abti ibraahim maxamed muuse
19 abti idiris maxamed muuse
20 abti saciid maxamed muuse
21 faadumo abuukar xaaji juuni
22 ruquyo abuukar xaaji juuni
23 faay cumar xaaji juuni
24 warsame abuukar xaaji juuni
25 shamso maxamed juuni


dhamaan dadkaas iyo dadkaleh oo aan soo koobi karin waxeey tacsiiyo tiiraanyo leh u diraayaan geeridii ku timid Xaaji C/laahi Juuni oo ku geeriyooday Degmada madiina ee Magaalada muqdisho

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip