Abwaan Galeyr & Saaxibadiis Oo Tahniyad dhalasho udiraya Tifaftiraha Webka Warsheekh

0
Monday January 25, 2010 - 21:12:18 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 8075
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Galeyr & Saaxibadiis Oo Tahniyad dhalasho udiraya Tifaftiraha Webka Warsheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan anaga oo  ka mida aqristayaasha  shabakada warsheekh
U diraynaa tahniyad kal iyo laab ah tafatiraha shabakada warsheekh 
 Mudane C/raxmaan Xaaji Cabdulaahi
&
Sahro Jimcaale Maxamed
oo dhawaan wiil ugu dhashay Magaalada ama degmada Warshekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe,
wiilkaas oo loo loogu magac daray Siid Cumar C/raxmaan Xaaji Cabdulaahi waxaana leenahay ilaahay haka dhigo wiilkii dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca
Umadiisa door u soo baxay noqda  aamiin aamiin
 
 
Noqo kii dalkiisiyo
Diintiisaba anfaca
Dadkiisa wanaagiyo
ugu deeqa gobonimo
waalidkiis u daacada
Daa,yinkiisna caabuda
Duco iyo wanaag hela
 
Anagoo kala ah
 
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Ismaaciil maxamed jimcaale
Cabdiraxmaan salaad maxamud
Maxamed axmed shuunac
Cabdikariin maxamud xuseen (garuun)
 
 
By  Galayr

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip