Jawaab Ku socota Maqaalkii “Aabihii dowladda Inna Yusuf oo daaqadda laga tuurey iyo degaanada Muddulood oo dadka laga dhexeysiin rabaa “ Ra’yi,

0
Friday August 29, 2008 - 09:54:46 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaab Ku socota Maqaalkii “Aabihii dowladda Inna Yusuf oo daaqadda laga tuurey iyo degaanada Muddulood oo dadka laga dhexeysiin rabaa “ Ra’yi,

    maanta waxaan dhegestay BBC waxaa fajac ila noqday hadala axamed dheere waxaansa kasii fajacay markuu GABRE ku eedeeyay inuu gabar ehelkaa uu u gafay suaasha waxay tahay maxamed dheere soo maaheen kii GABRE IYO INAYEEY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maanta waxaan dhegestay BBC waxaa fajac ila noqday hadala axamed dheere waxaansa kasii fajacay markuu GABRE ku eedeeyay inuu gabar ehelkaa uu u gafay suaasha waxay tahay maxamed dheere soo maaheen kii GABRE IYO INAYEEY


maanta waxaan dhegestay BBC waxaa fajac ila noqday hadala maxamed dheere waxaansa kasii fajacay markuu GABRE ku eedeeyay inuu gabar ehelkaa uu u gafay  suaasha waxay tahay maxamed dheere soo maaheen kii GABRE IYO INAYEEY  muqadisho u soo hogaa miyay soo maaheen ka barkaca u geestay  reer muqadisho ma maanta markuu kurisigiisii gor gortan garay uu soo xasuustay dadkii barakac oo markaas yi raahday hadaad i doorataan waxaan idunkugu imanaa siinka dheer anoo kaligay ah . suaal soo maahen kuwoo lahaa  waa argagixiso. waxaan aad ugu farax sanahay .
 
RW NUUR CADE inuusan dakanahaas qabin  uu yahay ninkadhoorsaday ku xad gudubka xaquuqul insaanka lakiin shaqsiyaadka aan rabo inaan jawaab gaban siiyo ayuu ka midyahay
 
   1. MOhamoud Ghedi Aw Hilowe dareenkiisii ku saabsanaa
 
Aabihii dowladda Cabdullahi Yusuf oo daaqadda laga tuurey iyo degaanada Muddulood oo dadka laga dhexeysiin rabaa

 ina yeey ma waxaad u ogolaatay inuu abahaa yahay .jawaab. c/yusuf  waxuu aminsanaa inuu hawiyaha laayo ka dibna muduloodka waa usahlanaanee sabatoo ah waxuu u arkay dad uu muraadkiisa ku gaari karo madama eey hal cadaw wada leeyahiin,HABARGIDIR.  masa noqoan ee nuur cadaa si kale u tusay oo yiri c/yusuf aashaa oo  hishiis ku dhawaaqay  NUUR CADE waxaw ogaa in hadii uu  yusuf  muraadkiiso gaaro inuu hal maalin kadhigaayo muduloodka

DADKIINA  YES SIr  KA AH oo marka muradkooda lagu gaaro putland loo gu hal qabsado dhul ninkiisaa iska leh rw cade aduunka aa tageersan maxamed calaan cal iyo ina yeey uma baahno aqoon si gooda  cali geedi araganay maxamed dheerena aragan  salaad jelena araganay bal aan fiirino RW N CADE meeshoow  wax  dhigo ee yaan la hor boodin .     
Wa Billahi Towfiiq


muna haji <cadale_girl@hotmail.com> 

 
Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir email qoraaga soo qoray ka fiiri emailkiisa xaga danbe qoraalka

Shabakada Warsheekh Mas'uul kama aha qoraalka akhristayaashu kusoo bandhigaan Ra'yigooda, mas'uliyada Qoraalka waxaa leh qoraaga, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid

Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip