Daraasad iyo tijaabooyin Lagu ogaaday waxyaabaha looga hortagi karo Duq Nimada

0
Monday February 01, 2010 - 13:50:35 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1973
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daraasad iyo tijaabooyin Lagu ogaaday waxyaabaha looga hortagi karo Duq Nimada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daraasad iyo tijaabooyin ay sameeyeen  khubaro u dhashay  wadanka Canada ayaa waxaa lagu ogaaday in vitamin C-gu uu  ka hortago gabowshaha dagdaga ah,ka dib markii ay in muddo ah ku tijaabiyeen labaa Jiir kuwaasi oo ka cabanayay gabowsho ku yimid xilli hore.

 



Culimadani waxay u sheegeen xarunta cilmi baadhista xanuunada Kansarka in uu Vitamin C-gu uu ka daweeyay laba jiir oo ka cabanayay in muddo ahba xanuunada ku dhaca jiiniska(genes) ,kaasi oo keena in uu qofka isagoo da,da labaatanka ah ku jira uu ku yimaado calaamado gabow tilmaamaya,taasi oo keenaysa in uu qofku si dagdaga u gaboobo.

Mid kamida khubarada ayaa sheegay in daraasadani ay faaiido wayn utahay dadka ka cabanaya dhibaatooyinka dhinaca jiiniska(genes),kaasi oo xidhiidh la leh xaga cimriga ama da'da.

 

Xigasho Hoobaan Media

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip