C/raxmaan C/llaahi Axmed iyo Canab Daahir Axmed oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho

0
Friday February 05, 2010 - 21:55:51 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/raxmaan C/llaahi Axmed iyo Canab Daahir Axmed oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho

    waxaa tahniyad cawa iyo ayaan leh hawada loo marinaya Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa tahniyad cawa iyo ayaan leh hawada loo marinaya Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan waxaana la leeyahay noqda kuwi loo aaya ubad qeyr qabana kala hela aamiin aamiin aamiin... waxaa tahniyada diraya dadka kala ah : 1) Maxamed C/llaahi Axmed (M. Bawaa) 2) Axmed C/llaahi Axmed 3 C/raxmaan sh Axmed yare (Saalis) 4) Cumar Sh Axmed Yare ( Dr. Caamir) 5) C/raxmaan Max'ed Macalin Daa'uud 6) Cali Sh Axmed Yare 7) C/qaadir Maclin Daa'uud (Guure) 8) C/raxmaan C/llaahi Max'ed (Qoslaaye) 9) Sh. Abuukar Sh Axmed yare 10) Sh C/qaadir C/llaahi Max'ed 11) Maxamed Sh Axmed yare 12) C/raxmaan Max'ed Cali (Ammaan) 13) Max'ud Sh Axmed Yare 14) Hooyo Madiino Max'ed Nuur 15) Hooyo Xaliimo Maxamed Nuur 16) Aamino Macalin Daa'uud 17) Faadumo Sh Axmed Yare 18) Caasho Sh Axmed Yare 19) Seynab C/llaahi Axmed 20) Aamina Sh Axmed Yare 21) Faadumo C/llaahi Axmed (Filsan) 22) Caaliya C/llaahi axmed 23) Batuulo Max'ed Nuur 24) Khadiijo Max'ed Nuur Dhammaan dadkaan oo kala jooga dunida dacaladeeda kala gadisan waxey tahniyada cawo iyo ayaan leh hawada u marinayaan Aroosada kala ah C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan waxaana la leeyahay noqda kuwi loo aaya ubad qeyr qabana kala hela aamiin aamiin aamiin...
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip