C/raxmaan C/llaahi Axmed iyo Canab Daahir Axmed oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho

0
Sunday February 07, 2010 - 20:04:17 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/raxmaan C/llaahi Axmed iyo Canab Daahir Axmed oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho

    waxaa tahniyad cawa iyo ayaan leh hawada loo marinaya Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa tahniyad cawa iyo ayaan leh hawada loo marinaya Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan waxaana la leeyahay noqda kuwi loo aaya ubad qeyr qabana kala hela aamiin aamiin aamiin...

 

waxaa tahniyada diraya dadka kala ah :

  

1) Abti Cabdullaahi Xaaji Muxumud Nuur

2)      Abti Daa.uud Xaaji  Muxumud Nuur

3)      Aayo Khadiijo Xaaji  Muxumud  Nuur

4)       Aayo Batuulo Xaaji Muxumud Nuur  

5)       Aayo faadumo Macalin Axmed Shiikh Cabdulle

6)       Aayo sahro Xaaji Madoobe

7)      Xaajiyo Faadumo  yarey

8)      Abti maxamed Cali maxamuud ( injineerka)

9)      Hiinde Seynab Shiikh Cabdulle

10)   Abti Xaaji  Xassan Shiikh Cabdulle

11)   Maxamed Cabdullaahi Owfuu  iyo  xaaskiisa iyo  caruurtiisa

12)   Maxamed Daa.uud Kuwaatare

13)   Cabdiraxmaan Xaaji Axmed

14)   Cabdiraxmaan Macalin Daa.uud

15)   Abti  Aanis Cali Maxamuud

16)   Aayo Faadumo Cali Maxamuud

17)   Madiino Cali Maxamuud

18)   Aayo Xaliimo Bashiir

19)   Jabriil Cali Garaare

20)   Abti  Axmed Cumar Gaab

21)   Aayo Sahro Cumar Gaab

22)   Abti xassan Cumar Gaab

23)   Aayo Jiijo Cali Maxamuud

24)   Aayo Sacdiyo Cali Maxamuud

Dhammaan dadkaan oo kala jooga dunida dacaladeeda kala gadisan waxey tahniyada cawo iyo ayaan leh hawada u marinayaan Arooska  C/raxmaan C/llaahi Axmed oo ku magac dheer (Boote) iyo Aroosada Canab Daahir Axmed oo ku maga dheer (Indha uroon) oo afarta bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan waxaana la leeyahay noqda kuwi loo aaya ubad qeyr qabana kala hela aamiin aamiin aamiin...

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip