Ficilada Alshabaab waa wax laga argagaxo (Ra’yi)

0
Friday September 12, 2008 - 10:26:26 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ficilada Alshabaab waa wax laga argagaxo (Ra’yi)

    yahuuda sida ay falastin ula dhaqanto ayaa alshabaabna shacabka soomaaliyeed ula dhaqantaa inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicun waa arxan darro iyo ilaah ka fogaansha ayey ku sugan yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

yahuuda sida ay falastin ula dhaqanto ayaa alshabaabna shacabka soomaaliyeed ula dhaqantaa inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicun waa arxan darro iyo ilaah ka fogaansha ayey ku sugan yihiin

 

 Alshabaab waxay sheegaan xataa haddii itoobiya ka baxdo inay dagaalku wadaayaan  marka micnuhu ma ahan cadow baan la dagaalamaynaa waa xukun baan doonaaya weeye marka alshabaab iyo hogaamiye kooxeedyada ka talin jiray maxay ku kala duwan yihiin,labaduba xukun ayey doonaayeen  ciddi hor istaagtana waa la dagaalamaayeen

 shacabka soomaaliyeed ayaa lagu laayaa hebel ayaa taleefoon kula hadashay hebel ayaa salaantay dowlada ayaad taageertay ma ahan dhamaan wax diin lagu saleyn karo waxa muuqata in alshabaab islaam lagu tilmaami karin  dalalka soomaaliya deriska la ah  dal aan misaajid ku oolin ma jiro

Dal aan islaam joogina majiro  dadka islaamkana dadkooday ku jiraan soomaalidana diinta sida dhaqanka ay u aaminsan tahay marka diinta ay alshabaab wado ma mid hada soo degteybaa?

Ma diintii ay soomaalidu aminsanaayeen may wax ka qaldanaayeen  oo al shabaab waa saxeysaa mise al shabaab waxa ay u shaqeysaa ururo kale  ee la dagaalama diinta islaamka oo masaakiinta ku abtirsadaan  muslimnimada maa lo so diray in ay laayaN?

shacabka soomaaliyeed waxaa la gudboon in ay alshabaab iska celiyaan haddii awood gacmeed u waayaana la shaqeeyaan dowlada federaalka soomaaliyeed si dhibaatada soomaaliyeed ee lagu haayo uga baxaan  waxaan ugu talagalay in ay dadweynaha somaaliyeed aqristaan maqaalkaan 


w /d sharaafat ali bin sharaafat
 email 
sharaafatali@hotmail.com  

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir email qoraaga soo qoray ka fiiri emailkiisa xaga danbe qoraalka

Shabakada Warsheekh Mas'uul kama aha qoraalka akhristayaashu kusoo bandhigaan Ra'yigooda, mas'uliyada Qoraalka waxaa leh qoraaga, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid

Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip