Tacsi: Marxuum Coll: C/llaahi Yuusuf Hadafow oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

0
Tuesday April 27, 2010 - 12:50:59 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Coll: C/llaahi Yuusuf Hadafow oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee marxuum Coll: Cllaahi Yuusuf Hadaafow oo ku geeriyooday magaaladay Magaalada Muqdisho iyadoo marxuumkana eebe looga baryay in uu ka waraabiyo Janatu fardowsa

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo dhamaan jaaliyadaha Reer Warsheekh ee ku nool qaaradaha aduunka iyadoo eebe uga baryayaan marxuumka in uu qabriga neecaaw qabow ku siiyo ehelka iyo qaraabadiina samir iyo iimaan

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip