Tacsi: Marxuum Axmed Xuseen (Axmed Miiney) oo ku geeriyooday Degmada Warsheekh

0
Thursday April 29, 2010 - 12:56:52 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Axmed Xuseen (Axmed Miiney) oo ku geeriyooday Degmada Warsheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan alaah unaxariistee marxuum Axmed Xuseen (Axmed miiney) oo ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Geerida kutimid Marxuumka ayaa waxa hawada loo marinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada marxuumka meel kasta oo ay joogaan iyadoo eebe looga baryay in uu samir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Janatu Fardowsa ka waraabiyo .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip