Tacsi: Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho Ku Geeriyooday Macalin Abuukar Gurey

0
Sunday September 21, 2008 - 17:16:10 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho Ku Geeriyooday Macalin Abuukar Gurey

    Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Macalin Abuukar Gurey oo habeenimadi Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Macalin Abuukar Gurey oo habeenimadi Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.


Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Macalin Abuukar Gurey oo habeenimadi Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Tacsidaan ayaa waxa Dirayo Dhamaan Jameecada  Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar Al Warsheekhiyi

Gaar ahaan

  1. Sheekh Qaasim Sheekh C/raxman
  2. Siid Max’ud Sheekh C/raxman
  3. Sheekh Ibraahim Sheekh C/raxman
  4. Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxman
  5. Sheekh Aweys |Sheekh C/raxman
  6. Sheekh C/raxman sheikh Mux’ed
  7. Xaji C/llaahi Sheekh Mux’ed
  8. Sheekh Da’ud Sheekh Mux’ed
  9. Sheekh Cumar SHeekh Mux’ed
  10. Sheekh Abuukar Sheekh Mux’ed

 

Tacsida Macalinka ayaa waxa loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada Macalin Abuukar Gurey Gaar ahaan Owlaadiisa

 

Faadumo Abuukar Gurey
Aamino Abuukar Gurey
Max’ud Abuukar Gurey (Guutaale)
Sheekh Axmed Abuukar Gurey
Iyo dhamaan Reer Xaaji Madoobe iyo Reer Xaaji Xuseen Suufi
iyadoo eebe looga baryay in uu ka waraabiyo Janadiisi Fardowso
Amiin Amiin Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip