Dhalasho wacan : Muscab C/raxiin Hilowle Galeyr

0
Saturday July 17, 2010 - 17:41:03 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasho wacan : Muscab C/raxiin Hilowle Galeyr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan  halkan tahniyad uga diraynaa Anaga oo ah asxaabtiisaa iyo ehliyadiisaa
Mudane Cabdiraxiin Hiowle Galayr , iyo marwo Farxiyo maxamed cabdi
Oo wiil ugu dhashay 14/07/2010 magaalada Zurich ee dalka Switzerland
Wiilkaas oo loo bixiyay magaciisaa Muscab Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Waxaan leenahay  wiilkii diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca ilahaay haka dhigo
Aamiin aamiin aaamiin soo barbaar Muscaboow , waxaa Tahniyada dirayada
 
Hooyo Faadumo warmooge
Cabdixakiin sheikh maxed axmed
Kaltuun sheikh maxamed axmed
Ismaaciil sheikh maxamed axmed
Xirsi hilowl  Galayr
Xaliimo Hilowle Galayr
Saciid Hilowle Galayr
Sahra Hilowle Galayr
Safiya Hilowle Galayr
Aabe Maxamed cabdi celiye
Hooyo Madiino maxamud shoobaaye
Laylo maxamed Cabdi
Caafi maxamed cabdi
Cadde Maxamed cabdi
Hani maxamed cabdi
Adeer axmed maxamed  Weheliye(axmedcade)
Hooyo Khadiijo  xuseen maxamed
Maxamed axmed maxamed
Shucayb axmed maxamed
Shamhaan axmed maxamed
Cabdiraxmaan salad  maxamud(majo)
iyo xaaskiisa Sagal xasan
Ismaaciil maxamed jimcaale
Dowson gabayre xaashi
Cabdikariin  garuun
Axmed xasan gudbaaye
 
Dhamaantood waxay tahniyad u diryaan wiilka cusub ee ku soo biiray qoyska
Reer cabdiraxiin Hilowle Galayr
Soo barbaar soo barbaar

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip