Yaa Ka Mas’uul ah Qilaafka Muslimiinta ee Maalinta Ciida? ( Qormo Xiiso Leh)

0
Wednesday October 01, 2008 - 13:15:07 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Ka Mas’uul ah Qilaafka Muslimiinta ee Maalinta Ciida? ( Qormo Xiiso Leh)

    Tvga Caalamiga ah ee Aljazeera ayaa Habeenimadi Talaadada waxa uu Wareeysiyo kala gedisan La yeeshay Gudiga Shuurada ee Uqaabilsan arimaha Bilashada Ciida ee Dalalka Masar, Urdun iyo Bakistaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tvga Caalamiga ah ee Aljazeera ayaa Habeenimadi Talaadada waxa uu Wareeysiyo kala gedisan La yeeshay Gudiga Shuurada ee Uqaabilsan arimaha Bilashada Ciida ee Dalalka Masar, Urdun iyo Bakistaan.



Gudiga shuurada ee Dalka masar ayaa Su’aal ku saabsan bilshada Bisha shawaal waxa ay kaga jawaabin in habeenki Talaadada Soo galeesay ay iyaga qudhooda ay ku dadaaleen sida ay u arki lahaayeen Bisha wilibana ay qaateen Qalabyo fududeen kara Aragtida Bisha ayeey wax ay usaamaxday in ay arkaan Bisha oo dul Saaran Qoraxda taana ay sahlaneen aragtida Caadiga ah ee Qof Bini aadamka Shareecadana noo baneen in Bisha lagu Baadi goobo Qalab ee loo Baahan Yahay Aragtida Caadiga ah .

intaa Kadib  ayaa Isla Daqiiqado kadib Waxa ay Tvga Aljaseera soo saareen Dowlada Boqortooyada Sacuudiga Carabiga Gudigooda Reer Aala Sheekh oo xukminaya inay Ciid Tahay taas oo isla markiiba loo bandhigay Gudigii Reer Masar iyagoo ku jawaabay in aysan eheen waxa kazoo yeeray Sacuudiga Bil Aragti balse tahay Nidaam siyaasi ah oo ay ku doonayaan in lagu adeeco ama lagu yiraahdo Sacuudiga ayaan ku raacnay oo laga Ciiday .

hadaba Waxa jiro Dad badan oo Islaam ah isla markaana kala joogo Qaarado kala duwan aamisana in ayba iyaga dadaal looga baahneen ah in ay arkaan ama raadiyaan bisha taa oo ayba degsadeen hadii la sheego meeshi la rabo iyo ruux kasta ha noqdee ay aqbalayaan oo aan loo fiirin taqinimadiisa Iimaankiisa iyo sida uu ku yahay Bulshada Dhaxdeeda.

Hadaba Hadii aan dib umilicsano Maalinimadi shalay iyo Gayiga soomaaliya sida looga Ciiday , Waxa suura gal ah Aqristow in adiga q udhaada ku saameeyo Qormadeedaan,

Idaacadaha maxaliga ah ee Ka shaqeeya Magaalooyinka Soomaaliyeed gaar ahaan idaacadaha , Somaliweyn, Hornafrik, Shabele, Sahan, Simba, IQK iyo Qaar kale oo Fara badan ayaa waxa ay shaaciyeen in ay Ciid tahay iyagoo badankood adeegsanaya Aragti dad ay ku sheegeen in ay Joogaan Deegaano ay ka mid tahay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, Deegaannka Owdheegle ee Gobolka shabeelada Hoose.

Shaacitaanla ay shaaciyeen Idaacadahaani Wararka ku saabsan Ciida ayaa waxa Cod dheer ku qilaafay Idaacada maxaliga ah ee Banaadir taa oo si qayaxan usheegtay in wax lagu kalsoonaan karo oo lagu ciido aysan jirin taana ay ka dhigeeso in la Soomo Maalinimada Talaadada ah iyadoo wacdi Gaabana Halkaasi kazoo jeeday Shiikha Caanka ah ee Sheekh Cali Dheere.

Hadaba Waxa tashwiish ku furmay Malaayiin Soomaliyeed kuwaasi oo Caado u aheen in ayba Diinka wax ka bartaan ama ay iska raacaan waxa ay maqlaan iyagoo Si waafi ah u Ciiday Balse yaab iyo Fajac noqotay habeenki Xalay Ahaa marki Bisha La waayay oo ay noqotay “Yaa arkay” iyo “Yaa sheegay”.

Hadaba Dadki Shalay la afuriyay Soon Soonqaadna la siiyay waxa ay wili taagantahay maku waano qaateen Masoomayaasha marki horeba aan alle ka baqeen iyo Kuwa Qandaraaska kusoo qaato iyo Habeenada Qeyrka leh ee Islaamka wada jir looga baahan yahay Alle Bariga Caadeestay in ay Tashwiishka ka geliyaan wax aan jirina usoo tabiyaan .

Waxa intaa ka daray Aqristow miyaanaan Islaam aheyn kuwii ku dhaartay Habeenki Talaadada in ay Bishi Xalay la waayay ee Arkeen. Mise waxa ayba iska Ilaabeen in ay tahay waxa ay ka been sheegayaan Rugni Ka mid ah Tiirarka Islaamka .

Intaa waxa ka daran in Dadkii Shalay Ciiday Qaar badan oo ka mid ah aysanba ku taagneen cunid Raashin maalin Soonqaad halka qaar yar oo iyaga ka mid ah ay leeyihiin waan dinbaawnay ee eebe ha inaga Cafiyo.

Hadaba Aqristow Ka waran maalin Soonqaad hadii aad Iclaamiso Ciid, Maalin Ciid ahna Aad hadana Iclaamiso in Wadaci la soomo .

War Ilaah Halaga Boqo Cibaadadiisa Yeesan naga Noqon Daneesi iyo ku qancin hadaba Qolo ama Shaqsi Guno Yar nasiiyaa ee aan xusuusano In maalin Maalmaha Ka mid ah Iilka Nala dhigaayo Eebana Qof Waliba Hortiisa uu ula Xisaabtamayo.

By: Abal Bakar

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip