Dhalasho farxad leh: Max'ed Sh C/raxmaan (Dhalxa) iyo Makka Sh Max'ud Hilowle oo wiil ugu dhashay Muqdisho

0
Sunday September 05, 2010 - 18:29:39 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasho farxad leh: Max'ed Sh C/raxmaan (Dhalxa) iyo Makka Sh Max'ud Hilowle oo wiil ugu dhashay Muqdisho

    Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Maxamed Sh C/raxmaan oo ku magac dheer Khaliif Dhalxa iyo hooyo Makka Sh Maxamuud Hilowle oo taariikhda marka ay aheyd 0

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Maxamed Sh C/raxmaan oo ku magac dheer Khaliif Dhalxa iyo hooyo Makka Sh Maxamuud Hilowle oo taariikhda marka ay aheyd 02/09/2010 wiil ugu dhashay Caasimada Soomaali ee Muqdisho waxaana loo bixiyey Wiilkaas Maxamuud Maxamed Sh C/raxmaan waxaa leenahay Maxamuud soo bar baar noqo kii dadkiisa,dalkiisa iyo diintiisa anfaca Aamiin Aamiin!.

 

Hambalayadaan ayaa waxa dirayo Qaar kamid ah maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh oo kala ah.

1. C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) (Gothernberg)
2. Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (K/Afrika)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi  (Kampala)
4. Max’ud C/llaahi Egale (Italy)
5. Axmed Sheekh Da’ud (K/Afrika)
6. Cabdifitaax Hanis (Baydhabo)
7. Xuseen max’ud Faras (K/Afrika)
8. C/qaadir Xaashi Maxamed (Uk)
9. C/raxman Xaaji Axmed (Sweden)
10. Cumar Sh: C/raxman Max’ud (Swizerland)
11. Cali Sheekh Axmed Yare (Nairobi)
12. C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
13. Max’ed Sheekh Cumar (K/Afrika)
14. Max’ud Axmed Xasan (Xuurshe) (Muqdisho)
15. Max’ed Xasan Bakistaan (Maalta)
16. Aamino Sheekh Ibraahim Sh: Cabdi (Abu Dhabi)
17. Luul Maxamed Guhaad (Finland)

18. ismaan Sh C/raxmaan (Ismaanow) (K/Afrika)

19. C/llaahi Sh C/raxmaan (beenmasheege) (K/Afrika


 

Dhamaan Dadkani iyo kuwa kale oo sii qarsanba waxey tahniyadaan farxad leh hawada umarinayaan  Maxamuud Maxamed Sh C/raxmaan waxeyna  leeyihiin Maxamuud soo bar baar noqo kii dadkiisa,dalkiisa iyo diintiisaba anfaca Aamin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip