Tacsi Allaah Unaxariistee Marxuum Cabdi Jire oo ku geeriyooday magaalada Godey

0
Friday October 10, 2008 - 15:38:45 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Allaah Unaxariistee Marxuum Cabdi Jire oo ku geeriyooday magaalada Godey

    Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool magaaladda Rochester ee gobalka Minnesota waxay halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoooday Allaha unaxariistee Marxuum Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool magaaladda Rochester ee gobalka Minnesota waxay halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoooday Allaha unaxariistee Marxuum Cabdi Jire

 

INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN:


Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool magaaladda Rochester ee gobalka Minnesota waxay halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoooday Allaha unaxariistee Marxuum Cabdi Jire oo ku geeriyooday magaalada Godey taariikhdu markey aheyd Oktoober 8, 2008. Waxaa Marxuumka Ilaahay looga baryayaa in uu ka waraabiyo Jannatul fardowsa dhammaan  shacabka Soomaliyeedna ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin, Aamiin Aamiin.
 
Waxaa Tacsi gaar ah diraaya dadkan kale ah:

 1. Suldaan Abdiqani Suldaan Ali SUfi
 2. Suldaan Haji Ahmed Ali Hashi
 3. Suldaan Haji Abdishakur
 4. Abdirahman Sheikh  Mursal
 5. Abuu Sheikh Mursal
 6. Macallim Siyaad Looxos
 7. Macallim Hassan Looxos
 8. Haji Ahmed Jaq-jaqaani
 9. Shariif Hayi
10. Eng. Abbas iyo Shaqaalaha RSTVONLINE
11. Maamulka iyo Shaqaalaha Kulan TV
12. Hassan Hussein ( H. Dhere)
13. Said Said
14. Hassan Ghedi
15. Prof. Noor Ali Ga'al
16. Garaad Haamud Jama
17. Sheikh Ali Hussein Jaras
18. Osman Mohamed Sheikh
19. Haji Mohamoud Ayrish
20. Abdulle Hassan Nuurow
21. Abdinoor Mohamed Abdulle
22. Ahmed Mohamed ( Shutul)
23. Nabaddoon Mohamed Hassan (Gacamey)
24. Abdullahi Haji Ali iyo Xaaskiisa
25. Ahmednoor Elmi Rubac
26. Eng. Abdulqadir Omar Ahmed ( Shig Shig
27. Dahir M. Sayaad Damey
28. Mas'uud Sheikh Amir
29. Suldaan Sheikhnor Qasim
30. Sheikh Hassan A. Alasow
31. Yasin Ali Hoosh
32. Haji Abdisalan Jama
33. Macallim Ahmed Buraale
34. Abdullahi Ali Alasow
35. Sheikh Ali Ashker
36. Hassan Omar
37. Haji Mouse Kulow
38. Abwaan Abdulqadir Nuuraani
39. Hibo Mohamed ( Hibo-Nuuro)
40. Wariye Mukhtar Ahmed Katiitow)
41. Wariye Abdifatah Mohamed Abdi
42. Wariye Mohamed Dualeh ( Guduudow)
43. Wariye Shiin-guwe
44. Wariye Mohamed Yare
45. Garsoore Mohamoud Qolof
46. Salah Mohamed
47. Haji Ali Bin Ali ( Sey-yudul Baxar)
48. Maamulka Muuna Halal & Grocery
49. Maamulka Brothers Grocery
50. Maamulka Broadway Grocery & Gas Station
51. Maamulka Saabir Travel
52. Haji Jaylaani ( Haji-geyna)
53. Omar Yusuf ( Dahab Shiil)
54. Abdinastax Sheikh Mohamoud
55. Mohamed Omar Karani
56. Ahmed Dhac Dhacow
57. Haji Abdi Huudle
58. Abdullahi  Haji Omar
59. Omar Aw Roble
61. Hussein Gaamiir
62. Ahmdenor Mohamed F. ( Farnajo)
63. Sheikh Ali Hilowle
64. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
iyo dhammaan Jaaliyadda Somaliyeed
ee ku dhaqan magaalada Rochester.
 
 
Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Rochester MN.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip