Dhalasho Farxad leh: C/qaadir Macalin Daa'uud iyo Maana Xassan Xuseen oo Gabar ugu dhalatay Muqdisho

0
Saturday October 09, 2010 - 19:54:20 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasho Farxad leh: C/qaadir Macalin Daa'uud iyo Maana Xassan Xuseen oo Gabar ugu dhalatay Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe C/qaadir Macalin Da'uud oo ku magac dheer (Guure) iyo hooyo Maana Xassan Xuseen (Maana Cadey) oo taariikhda marka ay aheyd 07/10/2010 gabar ugu dhalatay Caasimada Soomaali ee Muqdisho waxaana loo bixiyey gabadhaas Qadro C/qaadir Macalin Daa'uud waxaa leenahayQadro soo bar baar noqotii dadkeeda,dalkeedaiyo diinteeda anfaca Aamiin Aamiin Aamiin!.

Hambalayadaan waxa dirayo Qaar kamid ah maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh oo kala ah.

1)C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) (Gothernberg)
2) Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (K/Afrika)
3) C/raxman Sheekh C/llaahi (Kampala)
4) Maxud C/llaahi Egale (Italy)
5) Max’ud Sh Axmed (Nairobi)
6) Aweys Sh Cumar (Viera) (Nairobi)
7) Cabdifitaax Hanis (Nairobi)
8) Xuseen maxud Faras (K/Afrika)
9) C/qaadir Xaashi Maxamed (Uk)
10) C/raxmaan Macalin Daa’uud (Black) (Gothernberg)
11) C/raxman Xaaji Axmed (Sweden)
12)Cumar Sh: C/raxman Maxud (Swizerland)
13)Cali Sheekh Axmed Yare (Nairobi)
14)Axmed Sheekh Da’ud (K/Afrika)
15)C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
16)Maxed Sheekh Cumar (K/Afrika)
17)Maxud Axmed Xasan (Xuurshe) (Muqdisho)
18)Maxed Xasan Bakistaan (Maalta)
19)Aamino Sheekh Ibraahim Sh: Cabdi (Abu Dhabi)
20)Luul Maxamed Guhaad (Finland)
21)Max’ed Macalin Daa’uud (Shiine) (Nairobi)
22)C/casiis Macalin Daa’uud (Nairobi)

Dhamaan Dadkani iyo kuwa kale oo sii qarsanba waxey tahniyadaan farxad leh hawada umarinayaanQadro C/qaadir Macalin Daa'uud waxeynaleeyihiinQadro soo bar baar noqotii dadkeeda, dalkeeda iyo diinteedaba anfaca Aamin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip