Anaga oo kala ah ehliyadiisa iyo asxaabtiisa waxaan halkan taci tiiraanyo marxuumka abshir nuur faarax bacadle oo kun geeriyooday magaalada muqdisho maalintii shalay
waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka
waraabiyo ehliyadiisana samir iyo iimaan haka siiyo
waxaan tacsiyadan u diraynaa dhamaan reer Nuur faarax iyo
qoyskiisaa haweenkiisa iyo caruurtiisa waxaan leenahay ilaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo isagana
janatul firdowsa haka waraabiyo
Waxaa halkan Tacsi u diraya dhamaan Dadka ku nool wadanka switzerland
iyo meela kale sida Uk Holand iyo sweden
Genenal Abdulkadir Ali dirie Subxaanyo
Fuad Cabdulaahi Xaashi
Abdinaasir Maxamed axmed
Yuusuf sheekh ahmed cali
faarax ahmed maxamed
Bashir Abdulkadir Botan
Nabadoon kaarshe Balal
Cumar Muuse Tarabi
C/kariin Maxamed Saalax
eedo Maryan sheekh Isaxaaq
Deeqa Cali mire
Cabdiraxmaan Salaad Diini
Bashiir Cabdiqaadir Bootaan
Tacsi: Marxuumka Abshir Nuur Faarax