Dar Daaran iyo Waano ku Wajahan Shacabka Soomaaliyeed (Ra'yi Aqriste)

0
Friday October 17, 2008 - 11:47:08 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dar Daaran iyo Waano ku Wajahan Shacabka Soomaaliyeed (Ra'yi Aqriste)

    cid kastoo wax sameysaba waxaa lagula talinaayainay ku saleeyaan ama u dhowaadaan runta taariikhdu ma ahan maleama caadifad qabiil ama xoog lagu faano oo aan hadana wax lagu dheefin mala sheegi karaayaa ku guuleystay ama laga guuleystay beelaha 18ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

cid kastoo wax sameysaba waxaa lagula talinaayainay ku saleeyaan ama u dhowaadaan runta taariikhdu ma ahan maleama caadifad qabiil ama xoog lagu faano oo aan hadana wax lagu dheefin mala sheegi karaayaa ku guuleystay ama laga guuleystay beelaha 18ka sano ku dagaalamaayey dalkeena? waa iimaan darro iyo damac dheeri ku beeran niyada qaldan eewalaalaheena soomaaliyeed ee tabarta is biday.


 
qalqiga wuxuu ka soo unkamay ciid laga uumay awowgeena aadam(cs)  inta kalena ay kasoo faractameen midabkii la doonaba ha lahaadeen waxaa laga maarmaan ah in la akhristo taariikhda loo qorey ee soo jireenka ah
   
dhulalka waxa ay ka midka yihiin uunka eebbe waana la soo degey (si kastaba dhaqdhaqaaqa haku yimaadee) waxaan sheegeynaa in dadka uurkooda isku fiyow yahay aan laysku xumeynin aqoonta waa iftiinka keliya oo wax kasta lagu xalinkaro oo mugdigana loogu bixi karo .
 
ilbaxnimadu waxay ka timaadaa dhinaca badda xeebta magaalada muqdisho waxaana dalka ku soo hor maray gibilcadka reer xamar oo hadda lagu sifeeyey beesha siyaasada ee point five ka .
 
reer banaadirku waxay u soo halgameen xornimada dalka soomaaliyeed waana xubin laf dhabar u ah beelaha soomaaliyeed waana dadkii keenay diinta islaamka dalkani inta aysan gaarin magaalada madiina (yathrib) ilaa iyo waqtigan qaadirka la heli karo qabuuro dhowr ah ee asxaabta nebiga (nnkh) .
 
magaalada muqdisho waxa ay soo jirtay muddo aad u fog ah aadna uga horeysay dhalashadii nebi ciise (cs) oo taariiqda dib haloogu noqdo ama hala aqristo si loo ogaado xaalada dhabta ah ee gobolka banaadir iyo reer banaadirba.
 
qoraal iyo qiraalba waa la haaya inkastoo la damcay in la baabi,iyo lana suuliyo taariiqda oo ku keydsanaa matxafka muqdisho.
 
reer banaadirku waa qowmiyad soomaaliyeed oo fac weyn oo cad iyo madoow leh oo taariikhdu ku xusan oo kaalin weyna ku soo qaatay u dagaalanka xornimada soomaaliyeed.
 
 dad hadda soo baxay oo caadifad qabiil ku jirtawaxay u dhimi karaan aysan jirin balse waxaan jecel nahay dhwritaanka walaaltinimada soomaaliyeed iyo caqiidada islaamka .
 
-dad ma dilin mana damacsanihi inaan ka qayb qaadano fasahaadka firqooyinka kala duwan ee dalkeena u horseedaayaan iyagoo ilaazshanaaya danahooda gaarka ah ee ku dshisan damaca.
 
 ducadeena waa dad wada dhashay oo is doonaayaeebena iso soo duma qalbigooda dhexdoodana dhiga nabad buuxda dalkana ku soo celiya xaaladeeda hore iyo mid kasii wanaagsan waxaan kula dardaarmaaya in in wixii dhibaato ah lagu dhameeyo shareecada islaamka .
 
 wabilaahi towfiiq
 
 w.q ali omar abati alfaghi
oo ah aqoonyanka beesha culimadda reer faqay
email is
ao_abati@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip