Tahniyad Aroos :Axmed Ciise Xaaji Axmed “Dhicis” iyo Naciima Khaliif Xaaji Axmed

0
Monday November 22, 2010 - 13:49:11 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2584
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos :Axmed Ciise Xaaji Axmed “Dhicis” iyo Naciima Khaliif Xaaji Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka iyo Wariya-yaasha Shabakadda Caalamiga ah ee Dhacdo.com ayaa waxay hambalyo aroos ay u diraayaan Axmed Ciise Xaaji Axmed “Dhicis” oo kamid ah xubnaha sar sare ee ka hawl-galla Shabakadda Caalamiga ah ee Dhacdo.com

Caaqil Anwar Diini madaxa sare ee Shabakadda Dhacdo.com
Xasan Cabdi Xersi “Xasan Cadde” Tafaftiraha Dhacdo.com
Maxamed Xasan Xaashi “Xaashi”

Saciid Maxamed Cali “Saciid Yare”
Mahad Salaad “Mahad Yare”
C/Laahi Sheekh Rashiid “Saxardiid”

Maxamed Cali “Kaafi”
Maxamed Cabdi “Dhucey”
Deeq Cabdulle “Fantastic”

C/Fataax Axmed “Baashaal”
Saciid Ibraahim “Xiin”
Liibaan Cali “Duceysane”

Madiina Maanka
Sundus Axmed “Sabiriin”
Safiya Maxamuud “Indho Uroon”

Canab Cabdi Xersi “Malabley”
Filsan C/Raxmaan “Xidigta”
Ayaan Cali “Qalanjo”

Amal Cali “Cadey”
Faatima Saciid “Nansi”
Xalwa Cabdi Cali

Sagal Maxamed Axmed “Sagal Cadey”
Xaliima Axmed “Xaliima Sacdiya”
Caasha C/Laahi “Caasha Tuuni”

Maxamed Ibraahim “Daqare”
Xasan Sheekh “Xasan Daacad”
Xanaan Ciise “Nafta Uroon”

Dhamaan wariya-yaashaan oo kala joogga dalalka Maraykanka, Canada, Ingiriiska, Norwey, Sweden, Finland, Malaysia, Sacuudi Carabiya, Koonfur Afrika, Somaliya, Kenya, Uganda iyo Itoobiya ayaa waxay tahniyad kal iyo laab leh ay u dirayaan Arooska iyo Aroosada, Libaaxa iyo Libaaxada, Boqorka iyo Boqorada, Xidiga iyo Xidigta ee kala ah Axmed Ciise Xaaji Axmed “Dhicis” iyo Naciima Khaliif Xaaji Axmed oo taariikhda marka ay ahayd 20 November 2010 ku aqal gallay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya, waxaana Alle uga baryeenaa in uu ka dhigo kuwii isku waara ee hella wiil iyo caano, iyo gabar iyo caano Aamiin Aamiin Aamiin.

Hassan Cabdi

Email: adde053@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip