Ciidamada Kenya oo Fashilmay iyo Ciidamada Israel, USA iyo Uk oo soo gaaray Goobta
Wararka ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Westgate Mall ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay ku guul darraysteen inay gudaha u galaan dhismaha oo ay soo badbaadiyaan maxaabiista la haysto