"Aawday xuquuqdoodii ? Ma Isweydiisay?!' W/Q Ifraax Yusuf (Ifka) (Dhamaaad)
Qeybta 2aad
Wiilkaas waan wadda caayn jirnay, farahaan ku taagtaagi jirnay, markuu dareemo in aan asiga la hadleeynane wuu na raacdeysan jiray, kadibna inta isku qabano ayuu qofkasta meeshuu ku soo gaaro ku dhufan jiray. Asigoo ooynaa ayaana ka s