Dagaalada Xamar Ka Socda Waa Mid Ku Saleysan Aargoosi Uu Ka Dambeeyo
Dagaalka Waa Mid Laga Aarayo Beelaha USC Dhibaatadii Ay Horey Uga Geysteen Gobolada BAY IYO BAKOOL
Waa xaqiiqo dhab ah oo la soo xaqiijiyey in Dagaalka uu yahay mid Aargoosi ah laakin nasiib daro dadka wax magaradka ah ee Reer Muqdisho uma arkaan