Qaybtii 3aad ee sheekadii: "Paltalk waa Mucjiso!"
Maariya waa fiirisay saaxiibteed markay aragtay in aysan su’aalaha iyo warka ku saabsan jaceylkeeda cusub ka dhaafeynin ayeey u sheegtay in ay ninkaan isku barteen qolalka chatroomka mid ka mid ah, hadane ay xooga la socoto,