Maqaallo

Dhimasho kadhacday Israa'iil kadib kullan diimeed

0 Visits: 447 | Friday April 30, 2021 - 13:28:49
Tobanaan qof ayaa ku dhintay isbuurasho xaflad diimeed ka dhacday waqooyi bari Israa'iil.

Read More »

Muqdisho ka Dhowr Dhibta Casharkii 1aad iyo CBB (WQ. Faisal Roble)

0 Visits: 516 | Monday April 19, 2021 - 13:41:57
Muqdisho waa magaalo madaxda Soomaaliya. Waa haduu Cali yare iyo CBB fahmayann ee, waa waxa la yidhaa REGIONAL PULL ama xarun soo jiidasho leh. Inanka ama inanta Soomaaliyeyd kol kasta wey u han qal taagi doontaa Muqdisho. Sidaasayna ahayd ill Qarnigii 11aad.

Read More »

Xamarrow_Xageen_kaa_Aadaa! "Qax ayaa Qarka u Saaran ahay"

0 Visits: 446 | Monday April 19, 2021 - 13:41:56
Waa leys colaadinayaa, habar wacasho qabiil ayaa bilaabatay, aagag cusub ayaa laga samaystay magaalada gudaheeda, hadallo u badan hanjabaad ayaa warbaahinta la isu marinayaa, nabaddii ayaa u muuqata in ay sii lumayso!

Read More »

Dadka reer Muqdisho oo ay heesato laba darran mid dooro!

0 Visits: 438 | Thursday April 15, 2021 - 17:59:06
Kadib go'aanki lagu kala qeybsamay ee golaha baarlamaanka isla markaana uu meel mariyay madaxweynaha soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa waxa mar qura ladareemay gugac siyaadeed oo ee muujiyanayaan dhinacyada isaga soo hor jeeda siyaasada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Waa kuma Sheekh Maxamuud Sibriye?

0 Visits: 504 | Thursday April 15, 2021 - 17:59:06
Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha shabakada warsheekh waxey dhambaal tacsi ah halkaan uga dirayaan dhamaan ehelka, qaraabada iyo umada Soomaaliyeed in sammir iyo iimaan eebe kasiiyo geerida naxdinta laheed ee kutimid Sheekh Maxamuud SIbriye isla markaana waxa alle uga baryeeynaa inuu Alle ku casuumo janatul…

Read More »

Germalka ku dhawaad 9 Qof oo dhintay Markii lagu talaalay Talaalka AstraZeneca

0 Visits: 524 | Wednesday March 31, 2021 - 17:37:26
Wasaaradda Caafimaadka Jarmalka waxay diiwaangelisay 31 xaaladood oo xinjiro dhiig ah oo ka mid ah dadka lagu tallaalay tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona. Sida ku cad warbixin Aftonbladet uu ka soo xigtay wargeyska Jarmalka ka soo baxa ee Der Spiegel maanta.

Read More »

Shaxda shisheeyaha iyo Shawr beenaadka soomaalida

0 Visits: 722 | Wednesday March 03, 2021 - 13:29:44
Waxaa jirta madadaalo iyo maaweelo ay wadaan kooxda Xalane oo aad moodo in ay soomaalida ogaadeen una dhabagaleen in ay yihiin, dad aan kala garqaadan, kala talo qaadan, balse shisheeyaha u nugul.

Read More »

Chapu- Malik Canbar. W/Q Ibraahin Howd

0 Visits: 688 | Tuesday March 02, 2021 - 15:29:51
Qiyaastii sannadkii 1548 qoys ka mid ah qabiilka Maaya ee Oromada gala waxaa miyiga Harar u gu dhashay wiil loo bixiyay Chapu.

Read More »

XARAKAADKA ISLAAMIGAA IYO WAXYABAHII AYNU KA DHAXALNAY .W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

1 Visits: 623 | Tuesday March 02, 2021 - 14:27:35
Asaaska iyo soo shaacbaxii Saxwooyinka Islamiga inta badan waxa ay Soomalida si lama filaana uga soo ifeen horaantii Sanadskii 1990-aadkii ,kadib markii ay Meesha ka baxday Dawladii Shuuciga ahayd ee cabudhinta iyo la dagalanka ku haysay dhalinyarada aamin sanayd soo celinta nidaam ka gadisan kii ay…

Read More »

Aafada fayraska Corona wax ay baxaysaa iyada oo dunidu yeelatay muuqaal aan kii hore ahayn.

0 Visits: 2376 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:02
Aafada fayraska Corona wax ay baxaysaa iyada oo dunidu yeelatay muuqaal aan kii hore ahayn. Isbeddel laxaad leh baa ku dhacaya degaanka, bulshooyinka, dhaqaalaha iyo siyaasadaha dunida intaba.

Read More »

GULUFKA GALMUDUG!!!!!

0 Visits: 2091 | Saturday February 29, 2020 - 00:19:32
Waxaa in badan marag laga wada ahaa abqaalkii xumaa iyo waddadii gurracnayd ee loo maray hannaanka Galmudug in laga dhaxlayo Guluf iyo colaad.

Read More »

Qabyaaladiiste

0 Visits: 1938 | Saturday February 29, 2020 - 00:12:32
Beribaa niman gaade ah duulaan tageen waxa ayna ku heshiyeen inay gurguurtaan, nimankii kale ayaa faranduleeyay, halka nin sidii lagu balamay u gurguurtey oo qodaxda iyo qorigaba u badheedhay, mar dambe ayuu arkay inuu keligii gurguuranayo, markaasuu yidhi " Nimanyahow ama si haloo wada gurguurto…

Read More »

Ku soo dhawaada Aqalka Golaha shacabka.

0 Visits: 5238 | Tuesday August 15, 2017 - 15:57:19
Xaruunta Golaha shacabka oo ah halka ay fadhiistaan xildhibaanada qaranka oo ah hayada ugu sareeysa sharci dajinta qaranka.ilinka hore waxaa ku qoran ku soo dhawaada ( welcome). Alabaabkani waxa uu ku soo xasuusinayaa, sawirkii caanka ahaa ,khiyaaligana ahaa ee dhawr qarni ka hor farshaxaniiste Devinji…

Read More »

Xubnaha ka soo goosta Argagexisada Alshabaab waa muhiim,

0 Visits: 4340 | Tuesday August 15, 2017 - 15:56:59
Xubnaha ka soo goosta Argagexisada Alshabaab waa muhiim, waxayse ku xiran sida looga faa'iidaysto, kumaba sii jiraan hadii ay hogaanka sare ka tirsanaayeen ama magac iyo miisaan lahaayeen sida Sheekh Mukhtaar Roobow oo kale.

Read More »

Damacii Raila ku raadinayey Madaxeynanimda Kenya oo soo idlaaday

0 Visits: 4302 | Tuesday August 15, 2017 - 15:56:49
Kenya waxay taariikh u leedahay khilaaf dhanka doorashada, laga soo biloobo markii dalku qaatay nidaamka xisbiyada badan bilowga 1991-kii waxaana ilaa xiligaa dalka ka qabsoomay lix doorasho oo ay u tartamayeen in ay ku hantaan xukunka dalka Odinga Odinga oo wiilkiisa Raila Odinga.

Read More »

Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

0 Visits: 4407 | Tuesday August 15, 2017 - 15:56:47
Waxaa wakhti aan sidaasi usii fogayn garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyada oo Diyaarad khaas ah lagu sido ,Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab.

Read More »

Maansada: dood shacab

0 Visits: 3673 | Friday August 11, 2017 - 13:11:26
Maansadani waa dood dhex mareysa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo ) iyo dadweynaha qaybaha saluuggu ku jiro, ee qaba, in wax gedman yihiin, haddaba anigoo muujinaya labada dhinac ee ay la kala taagan yihiin, ayaan ku cabbirey maansadan.

Read More »

NABADEYNTA BEELIHII KU DAGAALAMAY DEGMADA CADALE EE G/SH/DHEXE OO HAKAD KU YIMID.

0 Visits: 3974 | Wednesday August 09, 2017 - 14:35:50
Shirweynihii lagu nabadeynayay beelihii ku dagaalamay Degmada Cadale ayaa wali {illaa iyo hadda} sameynin wax horumar ah, waxaana shirweynahaasi soo food saarey caqabado cusub oo ka dhashay fekradaha ay kala qabaan odayaasha beelaha halkaasi lagu heshiisiinayo.

Read More »

Jaarka fiicani waxa uu ka qiimo badan yahay Inadeerka wanaagsan.W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

0 Visits: 4235 | Wednesday August 09, 2017 - 14:33:50
Jaarku waa jiraanka iyo hadba cidda aad daris tihiin ,sida ay Diinteena suubani inoo sheegtayna Guriba guriga uu kaaga dhawyahay ayuu kaaga sii xaq mudan yahay.Qabiilkuna waa wax isu ahaanshaha iyo ehel nimada dadka aad nasabka wadaagtaan, haday tahay dhanka Aabaha iyo hadii ay tahay dhanka Hooyada.

Read More »

Wax kasta waxay ku xiraan rabitaan go'aan iyo dadaal.

0 Visits: 2592 | Wednesday August 09, 2017 - 14:33:50
Muxaadaro cinwaan keedu ahaa "Dib uga fekerida Horumarinta Maaliyayeed (Rethinking Development Finance) ee uu Iskuulka arrimaha dhaqaalaha caanka ku ah LSE ka jeediyey Dr Jim Yong Kim Madaxweynaha Baanka Aduunka ayuu qiso cajiib ah la wadaagay dhagaystayaashii.

Read More »

Xili kasta oo halis (threat), ama abaabul dagaal jiro waxaad maqlaysaa qabiilka kiisa kore, hadiise dan iyo maslaxad (interest), yimaado waxaad maqlaysaa jufooyinka hoose ee qabiilka.

0 Visits: 2282 | Wednesday August 09, 2017 - 04:33:50
Professor Maraykan ah oo wax ka qoray Soomaaliya ayaa buugiisa ku sheegay arrin uu ka fahmay sida ay Soomaalidu qabiilka ugu dhaqanto. Wuxuu yiri, dabayaaqadii sideetankii ayaan cilmi baaris ka bilaabay Afmadow. Dhor bilood markii aan joogay oo aan is leeyahay si fiican baad qabiiladii deegaanka iyo…

Read More »

SOOMAALIYA:- SHALEY MACAAWISTA KA DHEX BAX, MAANTA XILKA KA DHEX BAX, BERRIā€¦?

0 Visits: 2376 | Saturday April 15, 2017 - 11:03:15
Saf balaaran oo xil ka qaadis ah ayaa socda, olole lagu xiddido siibayo madaxdii hore ayaa la wadaa, ruux horey u soo shaqeeyey oo la cafinayo ma jiryo, isbadal aan naxariis laheyn ayaa Hay'ad walba lagu qaadey, lama sheegin masuul la dhaafayo, haraadi aan loo baahneyn ayaa loo aqoonsadey madaxdii…

Read More »