Maqaallo

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q1AAD

0 Visits: 1495 | Sunday July 27, 2014 - 00:43:02
waxaa laga yaabaa in aqristaha qormadaani uu is waydiiyo; "qabyaalad, siyaasad iyo diin gartaye dhaqanku waa midba?". Sidoo kale waxaa dhici karta inay u cuntami waydo qaabka ay 4taasi isugu milmi[qasmi] karaan, haddana, aa dhilee ila dhugo.

Read More »

Gabayga: Codkar tagay

0 Visits: 1404 | Monday July 21, 2014 - 04:05:45
Geeridu waa xaq, naf walbaana maalinteed ayey leedahay, mana dhaafto goorta loogu talagalay, oo waa la wada geeriyoonayaa. Waxaa tacsi u dirayaa hal abuurka iyo bahda qalinleyda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan ehellada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariiste Cabdiqaadir Cusmaan Maxamuud…

Read More »

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo!

0 Visits: 1514 | Sunday July 20, 2014 - 00:18:07
Axmed iyo Mustaf waa wiilal yar yar oo 11 jirra ah, sanadkanna u gudbaya Dugsi Dhexe, jecel iney ku dadaalaan waxbarashada.

Read More »

Maansada: Caloolyoow

0 Visits: 1412 | Sunday July 20, 2014 - 00:00:36
Nafwalbamaalinteedayeygo'aysaa, goorteedagallinkamadamamarto, oowaa la wadageeriyoonayaa, haddana, la ye; "Geeriye, Geeljireiyowaxaykuroontahayqofaadanaqoon".

Read More »

MAAMUL-BEELEEDYADU WAA SIRIQDA SOOMAALI LOOSII MILQAY!

0 Visits: 1926 | Saturday July 19, 2014 - 23:50:22
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Read More »

Gabayga:13AAD "TABANTAABO ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1650 | Saturday July 19, 2014 - 23:50:21
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Wariye iyo War gure Maxaa kala haysta?Q:2AAD.

0 Visits: 1254 | Saturday July 19, 2014 - 00:15:40
Markii ay ballameen Xildhibaan Raamsade iyo War Gure Xurguf ayaa waxaa hawsha dhammeystirkeeda u dhaqaaqay, Xildhibaan Raamsade oo il cusubi u furantay, Warbaahintii Beeshuna gacantiisa soo gashay maadaama lagala tashanayo shaqaalaheeda iyo arrimaheeda xasaasiga ah.

Read More »

C/qaadir Oromo oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada London

0 Visits: 1256 | Wednesday July 16, 2014 - 07:56:03
Waxaa xalay isbitaal ku yaal magaalada London ee dalka Britain ku geeriyooday Allaha u raxmadeen C/qaadir Cismaan oo loo yiqiinnay Oromo oo ka mid ahaa qorayaasha Soomaliyeed ee qoraallada badan ka sameeyay colaadaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Read More »

Qormo xiise leh: Wariye iyo War gure maxaa kala haysta?‏

0 Visits: 1483 | Tuesday July 15, 2014 - 21:34:10
Waa goor subaxnimo ah, goor sheegtaduna ay abbaareyso 9:30kii subaxnimo. Waxaa la soo wacay, Warriye Gallad, oo sidii lagu yaqaannay, shalay galab iyo habeennimadii ilaa subaxnimadii goobaha dowladda iyo ganacsiga lugta soo mariyey, sii fiican u soo xuuraamey wixii magaalada ka jiray, waxaa isaga iyo…

Read More »

M. GHEDI: "Dowladda dhexe ee FS maxay u hanan la'dahay dalka oo dhan iyo kalsoonida shacabka?!!"

0 Visits: 1260 | Tuesday July 15, 2014 - 21:20:05
Akhristow haddii aad doonayso inaad ka jawaabto, su'aasha ciwaanka maqaalkaan oo ah: "Dowlada dhexe maxay u hanan la'dahay dalka oo dhan iyo kalsoonida shacabka?" Waxaa laguugu wargelinayaa in ay jiraan khubaro aad ula socotay arrimaha Soomaaliya, siyaasiyiin Soomaaliyeed,

Read More »

Dhambaalki Abuukar Cawaale (Qaad Diid) oo Gaaray meel culus

0 Visits: 1928 | Tuesday July 15, 2014 - 12:34:10
Gudoomiyaha la-dagalanka qaadka Abuukar Cawaale Qaaddiid oo hadda usoo qalab qaatay dhanka Puntland ayaa maalinkii shalay warbaahinta qaroolka waxa uu ku baahiyay warqad furan oo si toos ah uga socoto wasiirka waxbarashadda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame oo hadda ku sugan magalada Garowe.

Read More »

Kud Ka guur oo Qandho U Guur,

0 Visits: 1267 | Saturday July 12, 2014 - 20:35:34
Waxaa lagu jiraa bil barakaysan oo umadda Muslinka ahe, Alla bari iyo eebe tuug ku jiraan, haddana waxaa hareeraheena ka socdaa waxyaabo ka gedisan, Arrinta laynagu waajibiyey ee ah inaan bilahan xurmayno, Af iyo addina dhawrno.

Read More »

Xassanow: Xog mooge Xaajo waa dilaa

0 Visits: 1815 | Monday July 07, 2014 - 13:19:31
R/wasaaraha C/weli waxuu ku fashilamay fulinta iyo soo celinta nabada dalka,waxuu safar ku tagay magaalada Kismaayo waxuuna dhiirogeliyay maamulka Jubb iyada oo la ogyahay in Axmed Madoobe diiday dhaqangelinta heshiiskii Ethiopia ,C/weli waxaa uu taageeray maamulkii diidanaa fulinta heshiiskii dowlada…

Read More »

Lagdankii Lammaanayaasha!

0 Visits: 1267 | Monday July 07, 2014 - 13:19:30
Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad iyo cabiidsi, sida ay ku fakaraan rag badan oo maanta ku nool dunida dacalladeeda, gaar ahaan, kuwooda ka soo jeeda bulshooyinka dib jirka ah, siiba anaga, ee nolasha…

Read More »

Gabayga:12AAD "DA'YAR" ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1582 | Saturday July 05, 2014 - 09:00:29
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Gabayga:11AAD "MACNE MA LEH QABYAALADI" ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1411 | Wednesday July 02, 2014 - 16:11:17
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Qabiilwalbow calankaa Mise Qolabaa Calankeed

0 Visits: 2069 | Sunday June 29, 2014 - 12:12:00
Waxaan lagu jiraa maalmihii xoriyada waxaad maqleeysaa taariikhdii gumeeysiga iyo sidii xoriyada lagu helay,waxaan dib u milicsaday heestii aheeyd Qolabaa Calankeed duul waa ceeynoo anagana keena waa cirkoo kale ee ,aad ayaan ugu xumahay in maalmaha xoriyada laga xuso Somaliland iyo Puntland oo xaqiiqdii…

Read More »

Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! Q: 1AAD

0 Visits: 1244 | Friday June 27, 2014 - 09:57:03
Sida aad ciwaankaba ka aragtaan waa laba xaaladood oo midba gaarkeeda u noqon karo ciwaan madaxbaan ''dhammays ah''. Inaan hal ciwaan ka wada dhigo waxaa sabab u ah saamaynta ay maamul goboleedyadu ku leeyihiin xaaladda quusta ah ee dalka soomaaliya

Read More »

Gabayga:10AAD "QAAMUUS" ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1387 | Friday June 27, 2014 - 01:19:54
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

FAALO KU-SAABSAN QATIFYADA DOWLADDA SOOMAALIYA (W.Q. ABDULKADIR SPINATO)

0 Visits: 1518 | Wednesday June 25, 2014 - 02:47:01
Shalay waxaa la shaaciyay in Dowladda Soomaaliya ay heshiis dhexdhigtay Dowlad Goboleedyadii Baydhabo lagu dhisay ee iska soo horjeedi jiray, waxaana heshiiskaasi uu kusoo biyo shubtay in Dowladda Soomaaliya ay diiday Dowlad Goboleedkii ka koobnaa lixdii gobol ee kala ahaa: Shabeelaha Hoose, Bay, Bakool,…

Read More »

Xassan Maxaa laga dhaxlay Xabaalo

0 Visits: 1333 | Wednesday June 25, 2014 - 01:00:01
Waxaan aad ugu xumahay in maamulka koonfur galbeed loo aqoonsado G.Bay.Bakool iyo Sh/hoose iyada oo la diidayo midkii 6 gobol ahaa oo aay Somalida ku mideeysneeyd,maxaa kalifay in xiligaan dowlada federaalka aqoonsato maamulka Shariif Xassan Sheekh Aadan ku soo dhoodhoobay Hotel Edan ???? Xassan Sheekh…

Read More »

Maxaad ka taqaan saddexda koox ee uu dalku ka degi la'yahay?!!

0 Visits: 1451 | Tuesday June 24, 2014 - 22:36:39
Ma aha mid hadda u baahan inaan dadkeyga uga sheekeeyo wixii uu dalka soo maray mudadii 22-ka sano iyo dheeraadka ahayd, hase yeeshee shacabka Soomaaliyeed oo eheladooda ku waayay dagaaladii ujeeddooyinka badnaa ee dalka la geliyay isla markaana haatan ku nool xaalad murugo miiran leh iyo rajo aan marnaba…

Read More »