Sports

Kulan adag oo xamaasad leh Ee Serie A Ee Juventus v AS Roma.

0 Visits: 1333 | Sunday January 05, 2014 - 11:08:49
Kooxda hogaanka u heysa Serie A ee Juventus ayaa shan dhibcood oo nadiif ah hogaanka ku heysa, laakiin kooxda kaalinta labaad ee Roma oo aan weli dhinaca dhulka loo dhigin ayaa raadineysa inay dardargeliso hamigeeda tartanka horyaalka.

Read More »

Goolhaye Ajnabi ah oo kaciyaaro H/Soomaaliya oo doonayo inuu Muslimo

0 Visits: 1386 | Sunday January 05, 2014 - 11:01:49
Goolhayaha koowaad ee kooxda Banaadir Sports Club Thomas Mewenge oo u dhashay dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in uu doonayo in uu Islaamo.

Read More »

Cesc Fabregas oo sheegay inuu laba jeer ku farxay markii uu Mesut Ozil ku biiray Arsenal

0 Visits: 10665 | Saturday January 04, 2014 - 11:43:39
Cesc Fabregas ayaa la yaabay markii ay Arsenal la wareegtay Mesut Ozil, laakiin wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay inay kooxdiisii hore la saxiixatay kubad sameeyaha reer Germany.

Read More »

Marcello Lippi "Waxaan ka cabsi qabaa in horyaalka Seria A laga xiiso dhici doono, haddii…"

0 Visits: 11375 | Saturday January 04, 2014 - 11:43:29
65 jir-ka rug cadaaga ah ee Italy Marcello Lippi, ayaa ka walaacsan in horyaalka Seria uu soo geba geboobi doono, haddii Juventus ay axadda ka adkaato Roma, ayna sii xajisato hogaankeeda horyaalka.

Read More »

Mourinho oo siyaab leh uga hadlay Mustaqbalka Ciyaaryahan Mata ee kooxda Chelesea

0 Visits: 1865 | Saturday January 04, 2014 - 11:43:26
Jose Mourinho ayaa sheegtay inay dhaawaceyso inuu Jaun Mata kula dhaqmo qalbi adag.

Read More »

Horyaalka Soomaaliya Oo 1da Bisha ee Sanadka Cusub Dib u Furmaya

0 Visits: 1114 | Sunday December 29, 2013 - 18:39:26
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah in horyaalka kubada cagta dalka ee 'Nation Link Telecom Championship' uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha Janaayo ay tahay 1 sanadka 2014-ka, waxaya cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona…

Read More »

Sir badan ka ogow Kulanka Xamaasada leh ee Chelsea VS Liverpool

0 Visits: 2330 | Sunday December 29, 2013 - 11:51:59
Kulan adag oo aad u xiiso badan ayaa caawa fiidki lagu wadaa inuu ka dhaco gagida Stamford Bride ee kooxda Chelse waxayna ku marti galin doonta kooxda Liverpool oo usbuuci hore guul daro kala soo kulantay kooxda City.

Read More »

Wargeyska 'The Guardian' oo soo saaray 100kii cayaaryahan ee ugu fiicnaa 2013da (Liiska oo dhammeystiran)

0 Visits: 2021 | Saturday December 28, 2013 - 13:40:54
Wrageyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa soo saaray liiska 100ka cayaaryahan ee ugu fiicnaa sanadkan gabagabada ah ee 2013da

Read More »

Ma Run Baa In Manchester City ee Garaaceen kooxda ugu fician Horyaalka ?

0 Visits: 1179 | Friday December 27, 2013 - 03:05:09
Tababaraha kooxda Man City Manuel Pellegrini ayaa kahadlay guushii ay caawa ka gaareen kooxda Liverpool, isagoona sheegay inay ka guulaysteen kooxdii ugu fiicneed horyaalka ingiriiska xiliyadii u danbeeyay.

Read More »

Wenger muxuu kayiri Guushi Taariikhiga aheyd

0 Visits: 1393 | Friday December 27, 2013 - 03:05:08
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ka hadlay kulankii ay maanta 1-3 uga badiyeen kooxda West Ham United ee horyaalka ingiriiska.

Read More »

12 ka tirsan xulka Eritrea oo goostay

0 Visits: 1174 | Thursday December 26, 2013 - 13:56:59
Sagaal ciyaartoy oo ka tirsan xulka kubadda cagta Eritrea, tababarihii xulkaasi iyo laba xubnood oo kale ayaa ku goostay dalka Kenya markii ay ka qeybgaleen isla markaana laga reebay tartan goboleedka Cecafa Senior Challenge Cup, kaasoo ay todobaadkii tagay ku guuleystay Kenya.

Read More »

Ibrahimovic: Sweden Dumar Ayaa La Ila Barbardhigaa, Yurubna Messi Iyo Cristiano Ronaldo.

0 Visits: 1882 | Thursday December 26, 2013 - 13:54:59
Zlatan Ibrahimovic ayaa aaminsan in ciyaartoyda raga ah ee kubada cagta inay u qalmaan in aqoonsi dheeri ah la siiyo marka loo barbardhigo dhigooda hablaha ee Sweden, islamarkaana ay dadku iska daayaan inay ka hadlaan sinaanta jinsiga.

Read More »

Dhacdooyinki Saameenta reebtay ee Kulanki Kooxaha Arsenal VS Chelsea

0 Visits: 1395 | Tuesday December 24, 2013 - 10:15:08
Ciyaar aan soo jiidasho laheyd oo lagu ciyaaray Emirates Stadium ka dib kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa ku kala baxay barbaro goolal la'aan ah taasoo ka dhigtay in Liverpool ay hogaanka u heyso Premier League ka hor ciida gaalada.

Read More »

Gudoomiyaha Inter oo guushi xalay kadib qorshooyin badan shaaca kaqaaday

0 Visits: 1377 | Monday December 23, 2013 - 07:55:35
"Waxa Filayaa in Placio oo dhaliiyay mid kamid ah goolashisi ugu fiicanaa ee xligaani, waxa uu ahaa gool cajiib ah oo dhamaanteen maqsuud aan ka naha" sidaa waxa yiri gudoomiye Thohir oo xalay u aheed kulankisi ugu horeeyay ee darbiga isagoo madax ka ah Inter milan

Read More »

Guushi kulanki Derby della Madonnina Oo raacday kooxda Intermilan (Sawiro)

0 Visits: 2862 | Monday December 23, 2013 - 07:24:14
Kooxda Intermilan ayaa ugu dambeynti 1 iyo 0 ku dar dartay kooxda Acmilan kadib kulan xamaasad iyo sawaxan watay oo kudhax maray Sansiro Stadium. Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaaro kooxda Inter ee Placio ayaa gool qurux badan oo durba loogu wanqalay goolka fasaxa Karismiska ayuu kadhaliyay kooxda Acmilan…

Read More »

Kulankii Darbiga Talyaaniga oo Caawa ka xiiso iyo Xamaasad Yar sidii uu ahaan jiray Sanooyinkii hore

0 Visits: 1238 | Sunday December 22, 2013 - 13:22:06
Kulan loogu Magac daray Darbiga talyaaniga Balse aan u muuqan darbigii la arki jiray Xili ciyaareedkii hore ee la dhafay aaya Caawa waxaa wada yeelan doona 2 naadi ee reer Milan Inter Milan vs Ac Milan oo saf aan looga baran uga jira Xili ciyaareedkaan Horyaalak talyaaniga 2013-2014.

Read More »

Wesley Sneijder Oo Maal Galinaya Qandaraaska u Ugu Biiri Laha Man Utd

0 Visits: 1285 | Saturday December 21, 2013 - 11:59:11
Kubad sameeyaha reer Holland ayaa la rajeynayaa inuu 10 milyan oo ginni ugu kooxda ka dhisan Old Trafford isagoo ka huleelaya kooxda reer Turkey ee Galatasaray bisha January.

Read More »

Iniesta oo sanad walba heshiis cusub saxiixi doona

0 Visits: 1053 | Friday December 20, 2013 - 16:24:24
Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona Andres Iniesta ayaa mustaqbalkiisa u balanqaaday inuu la joogo doono Barca markii uu saxiixay 3 sano oo heshiis cusub ah kaasoo uu sanad walba si gooni ah u saxiixi doono, heshiiska cusub waxaa saldhig u ah qaab ciyaareedkiisa.

Read More »

Sirta Kuqarsoon Ballon d'Or.

0 Visits: 1987 | Friday December 20, 2013 - 16:24:22
GOORMEE LAGU DHAWAAQI DOONAA XIDDIGA KU GUULEYSTA ABAALMARINTA? Liis musharaxiin 23 ciyaaryahan oo u sharaxnaa FIFA Ballon d'Or ayaa waxaa soo xuray FIFA iyo quburo ka tirsan majalada France Football waxaana lagu dhawaaqay 29kii October.

Read More »

Wiilka Kasoo Jeeda Dalkeena Soomaliya Abdisalam Ibrahim Oo Ay Ku Dhegen Tahay Swansea City.

0 Visits: 1068 | Thursday December 19, 2013 - 13:25:48
Kooxda ka dhisan Dalka Walez misna ku jirta horyaalka England ee Premier waa kooxda Swansea City ayaa doonaysa inay soo qaadato xiddiga da' da yar ee kasoo jeeda dalkeena hooyo Soomaliya Abdisalam Ibrahim kaas oo u safta kooxda Man City.

Read More »

Michael Owen: Man United Waa Ku Qaldameen Hishiiska Fellaini , Arsenal-na Kuma Guuleysanayaan Horyaalka Ingiriiska.

0 Visits: 900 | Thursday December 19, 2013 - 13:23:06
fellaini-449390Xiddigii hore ee United iyo Liverpool ee ayaa dhaleeceyn u jeediyay United isaga oo xusay in ay ku qaldameen hishiiska ay kooxda ku keeneen Marouane Fellaini oo laga soo iibiyay Everton.

Read More »

Ciyaaryahanada Mancity maku furxeen kulanki Barcelona Mise ? (Daawo Video)

0 Visits: 1216 | Tuesday December 17, 2013 - 10:18:22
Filimkaani ayaa ka tarjumayo xaalada ee kusugnaayeen ciyaaryahanada Mancity marki lagu dhawaaqay iney ku aadeen kooxda Barcelona

Read More »