Maqaallo

Gabayga:9AAD "LADH-QABIIL " ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1511 | Tuesday June 24, 2014 - 13:59:01
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Gabayga:8AAD "BEERKA KA OGSOONI" ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 6284 | Monday June 23, 2014 - 16:49:59
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Maansada: Qurbajoog

0 Visits: 1225 | Monday June 23, 2014 - 16:48:59
Sidamagacamaansada "QURBAJOOG" kamuuqataba, waxaanfilaainaysan u baahnaynhordhaciyogogolxaartoona, eeaqriswanaagsan:

Read More »

Jawaab: Faalladii Saado Cali Warsame

0 Visits: 2831 | Sunday June 22, 2014 - 12:49:13
Waxaan akhriyey maqaal uu qoray nin magaciisa ku laray darajada (Dr), waa Dr Xeyle Suudi. Darajada (Dr) waa title laga soo gaabshay erayga af-ingriisiga ah ee loo qoro sidan (Doctor), erayga Doctor laba nooc ayaa loo kala qeybshaa waana title aqoon xanbaarsan, macanaha 1aad waxaa loo yaqaanaa qofka…

Read More »

Yuusuf Garaad oo Qormo Saadaal ah kasameeyay Colaadi Shabeelada Hoose

0 Visits: 1276 | Sunday June 22, 2014 - 11:33:10
Gobolka Shabeellaha Hoose colaaddiisu wey dhammaan doontaa. Waxay ku dhammaan doontaa in qof kasta oo aan dhiman uu gurigiisa degganaado, beertiisana lahaado.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN: Ma shalay ayuu qaldanaa mise maanta ayuu saxan yahay?!!

0 Visits: 1121 | Friday June 20, 2014 - 20:18:49
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo laba sano kahor Baarlamaanka Federaalka ay u doorteen inuu Madaxweynihii ugu horeeyay noqdo muddo 22-sano ah kaddib Dowladda rasmiga ah ee Soomaaliya isla markaana dalka uu ka baxay xilligii KMG-nimada ayaa waxaa soo baxaya dhaliilo…

Read More »

Saaddo Caliyeey, Meel walba ka maadeeye waa magac beelaa?!‏

0 Visits: 1363 | Friday June 20, 2014 - 00:37:12
Waxaa jirta adduunka magacu waa wax waara oo laba mid ayuu dhaxal u noqdaa inaad noqoto mid laga naxo maqalkiisa dheguhuna dhibsadaan iyo inaad noqoto mid samo iyo ammaan muteysta geeridiisuna noqoto mid laga murugoodo.

Read More »

Gabayga:7AAD " Qabiil iyo qabyaalad " ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 5977 | Thursday June 19, 2014 - 19:38:19
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Gabayga:6AAD " HALAAG " ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1421 | Wednesday June 18, 2014 - 00:02:01
Gabayga Shanaadee ee silsiladda "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Gabayga:5AAD "Sama baxa" ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1597 | Monday June 16, 2014 - 11:10:06
Gabayga Shanaadee ee silsiladda "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Madaaradarda Somaliya Al Shabaab iyo Ajnabiga

0 Visits: 1261 | Sunday June 15, 2014 - 11:58:02
Airporada dalka Somaliya waxii ka horeeyay 91 waxaa gacanta ku hayay dowladadii uu madaxweeynaha ka ahaa Siyaad Bare xaqiiqdii xiligaa aad ayeey u adkeeyd in dalka Somaliya leeyska soo galo balse waxaa aad u adkaa Visaha dal ku galka Somalida oo runtii qofka ajnabiga ah ee rabaa in uu Somaliya aadaa…

Read More »

Gabayga:4AAD "DUUL WALAALO AH" ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1405 | Sunday June 15, 2014 - 11:53:59
Gabayga saddexaad ee ee silsiladd "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Gabayga:3AAD "Digniin" ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1052 | Friday June 13, 2014 - 15:56:59
Silsiladdan ayaa ah Silsilad Suugaaneed lagula dagaallamayo Cudurka dilaaga ah ee la hadhay umadda Soomaaliyeed guri iyo Gobol ay joogtaba, Suugaanta ayaa waxaa la doonayaa inay horseed ka noqoto kacdoon ka dhan ah QABYAALADDA iyo in lagu wacyigeliyo bulshada Soomaaliyeed oo ay qabyaaladdu wiiqdey wadajirkooda…

Read More »

Xildhibaanada iyo Dastuurka DF Soomaaliya oo ah Caqabad ku ah Qaranimada Soomaaliya.

0 Visits: 1231 | Thursday June 12, 2014 - 13:15:16
Xildhibaanada Dawladda Federaalka Soomaaliya: Waxaa ay ka kooban yihiin 275 xildhibaan waxeyna kasoo jeedaan beelaha Soomaaliyeed oo lagu sheego 4 beelood iyo Bar, Xildhibaanada Soomaaliya kuma imaanin sida xildhibaanada caalamku ku yimaadan oo ah doorasho laga soo doorto deegaan gaar ah, Xildhibaanada…

Read More »

Cabdiwaliyoow: Labada Koofur tee kuu daran?!

0 Visits: 1652 | Thursday June 12, 2014 - 12:56:10
Wadaad xume ayaa beri raacay TABLIIQ, si dad loo soo wacdiyo (HANUUNIYO). Sheekh ku sheegga Wadaad xumaha ah wuxuu UBBO yar ku sitaa Qamri. Intii la sii socday oo dhan ayuu qujuc, dhukub ku hayay. Wadaaddada kalee TABLIIQA ah, ee la socota Wadaad xumaha ma oga Qamrigiisa! Meeshii loo socday markii la…

Read More »

Gabaygii Labaad ee Silsilad Suugaaneedka, Dabargooynta Qabyaaladda.‏

0 Visits: 1293 | Wednesday June 11, 2014 - 16:48:22
Gabaygi Labaad magaciisuna yahay "DANAHEENA EEGA" ee ee silsiladda Hana-qaadday ee (Dabargoynta Qabyaaladda) Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad Gabayeed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano iyo Ardeyba leh, kalana joogta adduunyada daafaheeda Silsiladdan…

Read More »

Maansada: DulunIslaax!

0 Visits: 1307 | Wednesday June 11, 2014 - 16:48:22
Sida magacamaansadaba ka muuqata, waxaykuwajahantahayUrurka Al Islaax,faracaIkhwaankaMasar, ooSoomaaliyameelobadan ka dhisanxarumoiyoxalqooyinnakuleh. Maansaduwaxaydabasocotaa, ka dibmarkiiaydhaleecayniyobuuqkufureen mudane XasanSheekhoodalkaMasarugaqaybgalayxafladcaleemmosaara ah, oolagumaamuusayeyMadaxweyneC/fattah…

Read More »

Silsilad Suugaaneedka Dabargooynta Qabyaaladda Gabaygii Koowaad.‏

0 Visits: 1700 | Sunday June 08, 2014 - 22:31:09
Gabaygan waa gabaygii 1-aad ee silsiladda Hana-qaadday ee (Dabargoynta Qabyaaladda) Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad Gabayeed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano iyo Ardeyba leh, kalana joogta adduunka dacaladiisa, Silsiladdan ayaa ah Silsilad Suugaaneed hal…

Read More »

Wasiir DF oo u Shaqeeya Qabiilkiisa

0 Visits: 1448 | Sunday June 08, 2014 - 21:02:40
C/weli xiligii uu noqday r/wasaare dowladii ku meelgaarka aheeyd waxaa laga dhaxlay oo si aan gabsho laheeyn u cadeeyay in uu u shaqeeynjiray Puntland,waxaa uu qiray in Muqdisho waxii lagu dhisi lahaa u daabuleeyay Puntland asaga oo uu marqaati ka dhigtay Siciid Qorsheel oo ah wasirka gaadiidka dhulka…

Read More »

Labo Codleyn: Caado Soomaali Cadibatey! Q: 6AAD

0 Visits: 1373 | Saturday June 07, 2014 - 16:16:28
Qaybihii hore ee qormada waxaan ku qaadaadhignay:Xuseen Maxamed Faarax Caydiid, madaxweynihii horeC/laahi Yuusuf AxmediyoGuddoomiyaha Isbihaysiga NabaddaC/laahi Sheekh Xasan,Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan,Gen. Yuusuf Siyaad"Indhacadde" iyoFaarax Macallin.Bal aan…

Read More »

Wadaniyada reer Puntland ?

0 Visits: 1218 | Saturday June 07, 2014 - 11:26:48
Waxaa sanado la soo dhaafay go'naa xiriirka DF ee Soomaaliya ee Soomaaliya iyo kan Puntland, waxaana xiriirkaas markii ugu horaysay jartay Dowladii hore ee Puntland ee uu hogaanka u hayey Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. C/raxmaan Faroole iyo teamkii la shaqaynayey.

Read More »

M. GHEDI " WAA IN LA SOO AFJARAA"‏

0 Visits: 1168 | Monday June 02, 2014 - 19:12:14
Anigoo ah Mohamoud Ghedi Aw Hilowle, kuna hadlaaya dhammaan magaca wax-garadka iyo shacabka ka soo jeeda deegaanka tisxiile oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobalka shabellaha hoose, waxaan aad uga xumahay shaqaaqooyinka soo noq-noqday ee dhowrka jeer ka dhacay deegaanka Tisxiile.

Read More »