Sports

Isku aadka Uefa Champions League oo la sameeyey wareega 16-ka (SAWIRO)

0 Visits: 3431 | Monday December 16, 2013 - 18:12:58
Round of 16 draw Manchester City FC (ENG) v FC Barcelona (ESP) Olympiacos FC (GRE) v Manchester United FC (ENG) AC Milan (ITA) v Club Atlético de Madrid (ESP) Bayer 04 Leverkusen (GER) v Paris Saint-Germain (FRA) Galatasaray AŞ (TUR) v Chelsea FC (ENG) FC Schalke 04 (GER) v Real Madrid CF (ESP) FC…

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Xiisaha badan ee Napoli iyo Inter

0 Visits: 1196 | Sunday December 15, 2013 - 14:17:29
Napoli oo ah koox si nasiibdarro ah uga soo hartay Champions League ayaa soo dhaweyn doonta tababaraheedii hore Walter Mazzarri oo wata Inter Milan caawa.

Read More »

Wararka Xanta Ay Wargeysyada Ingariiska Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

0 Visits: 1488 | Sunday December 15, 2013 - 14:08:23
Suuqa kala iibsiga ayaa furmaya bisha Janaayo laakiin durbaba warbaahinta isboortiga waxa ay hadalhayaan wararka xanta ah ee la xiriira suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub, iyagoo ka waramaya ciyaartoyda diirada saaran bisha Janaayo.

Read More »

Xogo Qarsoon ka ogaan Kulanka Xamaasada leh ee Man City iyo Arsenal

0 Visits: 1376 | Saturday December 14, 2013 - 12:45:15
Manchester City ayaa wajaheysa maanta Arsenal waana mid ka mid ah kulamada ugu adag ee isbuucaan la ciyaarayo Premier League iyo horyaalada kale ee qaarada Yurub.

Read More »

Kooxaha Ku Soo Baxay Kaalimaha Koowaad Iyo Labaad Ee Champions League Iyo Xiliga Laqaban Doono Is Ku Aad Ka Wareega 16 Ka

0 Visits: 1271 | Thursday December 12, 2013 - 11:23:09
Waxaa si rasmi ah usoo gaba gaboobay wareegii Group yada Champions League, waxaa soobaxay 16 kooxood, halka ay ka hareen 8 kooxood 8 kalena ay ka ciyaari doonaan Europa League.

Read More »

Taageerayaal lagu dhax mindiyeey magaalada Milano

0 Visits: 1113 | Thursday December 12, 2013 - 11:16:08
Seddex taageerayaal Ajax ah ayaa la tooreeyay iyadoo midi dhaawaciisa uu halis yahay ka dib markii ay dagaal uu dhacay ka hor kulankii Champions League ee xalayto dhexmaray kooxdooda iyo Milan, sida ay xaqiijiyeen boliiska Talyaaniga.

Read More »

Kooxda awooda kuheesato hogaanka Horyaalka talyaaniga oo laga reebay Championka

0 Visits: 1054 | Wednesday December 11, 2013 - 20:35:53
Ciyaaryahanka Qadka dhexe Sneijder ayaa usuura galiyay wiilasha Tababare Mancini iney usoo gudbaan Knowckouts-ka, Sneijder ayaa shanti daqiiqo ee udambeesay ciyaarta kala diray Tababare Conte iyo ciyaartooydiisa reer juve.

Read More »

Xoghayihi Xiriirka K/Cagta Somaliya oo kenya lagu xiray

0 Visits: 1238 | Sunday December 08, 2013 - 11:59:27
Laba xubnood oo ka tirsan gudiga abaabulka tartanka Bariga & Bartamaha Afrika ee Cecafa Senior Challenge Cup oo uu midkood yahay xoghayaha guud ee xiriirka Xiriirka Soomaaliyeed K/Cagta Somalia ee SFF iyo mid u dhashay dalka Sudan ayaa Khamiistii la sheegayaa in lagu xiray hoteelkii ay ka deganaayeen…

Read More »

Casano iyo Intermilan maxa kala heesta caawa (Warbixin)

0 Visits: 1719 | Sunday December 08, 2013 - 10:55:37
Inter Milan ayaa rajeyneysa iney sii wado guulaheeda si ay u xaqiijiso booskeeda ka qeybgalka Champions league marka ay marti gelinayaan Parma.

Read More »

Falaaqeynta kulanka derbiga Arsenal vs Everton

0 Visits: 1594 | Sunday December 08, 2013 - 10:55:35
Arsenal ayaa raadineysa marka ay la ciyaareyso kooxda Everton guusheedii 17 aad oo aan looga badin garoonkooda. Imtixaan ayaa kow noqonaya maxaa yeelay Arsenal bishan waxaa sugaya kulama adag oo ay ka mid yihiin Napoli,Chelsea iyo Man City.

Read More »

Akhriso. Dhacdooyinki ugu muhiimsana kulamadi shalay Horyaalka Ingiriiska + Sawiro

0 Visits: 2638 | Sunday December 08, 2013 - 10:55:34
Natiijooyinka horyaalka dalka ingiriiska Daawo Sawirada

Read More »

Isku aadki koobki Aduunka oo lasameeyay

0 Visits: 2370 | Friday December 06, 2013 - 20:31:26
War deg deg ah , Bal nala wadaag shaxda isku aadka xulalka koobka Aduunka oo si rasmi ah loogu dhawaaqay Fiiri sawirka hoose

Read More »

Maxa kala socotaa Xanta Suuqa Ciyaartoyada reer Ingiriis?

0 Visits: 1479 | Thursday December 05, 2013 - 13:13:27
Suuqa kala iibsiga ayaa furmaya bisha Janaayo laakiin durbaba warbaahinta isboortiga waxa ay hadalhayaan wararka xanta ah ee la xiriira suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub, iyagoo ka waramaya ciyaartoyda diirada saaran bisha Janaayo.

Read More »

Arsenal Wenger: waan la yaabay Guuldaradii United balse wali ragaas kama harin tareenka Premier league

0 Visits: 1611 | Thursday December 05, 2013 - 13:13:24
Tababaraha kooxda Arsenal Wenger ayaa soo dhaweeyay guushii xalkay wiilashiisa ay ka gaareen koooxda Hull city laakiin waxaa uu la yaabay guuldaradii Everton ay ka gaartay Man United.

Read More »

Xulkeena Soomaaliya oo markale guul daro dusha loo saaray

0 Visits: 1482 | Wednesday December 04, 2013 - 19:22:06
Xulka kubadda cagta Soomaaliya ayaa maanta kulankii seddexaad ee Group-ka B la yeelanaya xulka kubadda cagta Zambia ciyaar ka tirsan koobka bartamaha iyo bariga Afrika, iyadoo ciyaartan ay maanta afarta galabnimo ka dhacayso garoonka Nyanyo National Stadium ee Kenya.

Read More »

Erick Thohir: Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Messi Ku Arko Funaanada Inter Milan

0 Visits: 1731 | Wednesday December 04, 2013 - 09:59:45
Maal qabeenka ree Indonesia ee la wareegay kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga Erick Thohir ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu arko Lionel Messi laacibka kooxda Barcelona isagoo xiran funaanada Inter milan.

Read More »

Falanqeynta Kulamada Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Caawa La Ciyaarayo Horyaalka Premier League.

0 Visits: 2041 | Wednesday December 04, 2013 - 09:59:41
Arsenal ayaa dooneysa inay sii xajisato hogaanka horyaalka marka ay caawa soo dhaweynayaan Hull City, iyadoo tababare Arsene Wenger uu ku fekerayo inuu nasasiiyo qaar ka mid ah xiddigahiisa sida Mesut Ozil.

Read More »

Barcelona oo aqbashay iney fasaxdo ciyaaryahan Tonny Sanabria oo bartilmaamed u ahaa naadiyada Juventus iyo Arsenal.

0 Visits: 936 | Tuesday December 03, 2013 - 12:27:39
Warar laga helay ilo ku dhaw dhaw kooxda Barcelona ayaa sheegaya in saakay aroortii uu shaaciyay agaasimaha Barcelona Andoni Zubizarretta inuu quus ka taaganyahay isku daygiisii ahaa inuu ku qanciyo ciyaaryahankan 17 jirka ah inuu ka saxiixo hishiis dhan 3 sanno si uu isii joogo gagida Barcelona.

Read More »

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Maanta Mar kale Laga Badiyay Ciyaar ay la yeesheen Xulka Kubadda Cagta Tanzania

0 Visits: 1122 | Sunday December 01, 2013 - 20:29:48
Ciyaartan oo ahayd mid xiisa badan kana tirsanayd koobka bartamaha iyo bariga Afrika ayaa dhexmartay xulalka Soomaaliya iyo Tanzania, waxaana labada dhinac ay soo bandhigeen qaybtii hore ciyaar aad u wanaagsan, taasoo ka dhacday garoonka Nyanyo National Stadium oo ay soo buux-dhaafiyeen taageerayaal…

Read More »

Xulka Soomaaliya oo maanta cayaari doona kulankoodii 2-aad

0 Visits: 1104 | Sunday December 01, 2013 - 11:29:46
Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah waxa ay ciyaar la yeelan doonaan Xulka waddanka Tanzania, ciyaarta labaad ee Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Read More »

Hor Dhaca Chelsea Vs Southampton , Jose Marxaladii Lagu Buriyay Di Matteo Ayuu Marayaa

0 Visits: 1099 | Sunday December 01, 2013 - 11:27:37
Chelsea ayaa Southampton ku marti gilineysa kulan qeyb ka ah wareegga 13-aad ee horyaalka Ingiriiska iyadoo Southampton ay xilli ciyaareedkaan soo bandhigayaan heer ciyaareed wanaagsan halka Chelsea doonayaan in ay sii baacsadaan kooxda hogaanka haysa ee Arsenal.

Read More »

Hor Dhaca Kulanka Tottenham Iyo Man United

0 Visits: 1039 | Sunday December 01, 2013 - 11:09:10
Kooxda Tottenham ayaa maanta kulan adag ku marti gilineysa kooxda ilaalsaneysa horyaalka Ingiriiska ee United kaasi oo qeyb ka ah wareegga 13-aad ee horyaalka Ingiriiska .

Read More »