Maqaallo

MAXAA KULMIYEY KADEEDKII DARISKA IYO KACDOONKII XILDHIBAANADA?

0 Visits: 1767 | Sunday June 01, 2014 - 13:29:14
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Read More »

MUUNGAABOW CADAALADAADA MISIDAANAA‏

0 Visits: 1335 | Tuesday May 27, 2014 - 10:03:23
Dhulka dadka waa u dhaxeys ruux waliba dhiisha meel uu dhigtaa waa gabay uu tiriyay abwaan somaliyeed u jeedka ama macnaha Gabayga uu xambaarsanyahay (DHULKAAN DADKA WAA UU KA DHAKEEYAA LAAKIN UMAD WALIBA ILAAH MEEL BUU KA DAJIYAY tusaal 18ka gobal ee somaliya waa lawada dagaa waase lagu kala badan…

Read More »

Maansada; Guuleed

0 Visits: 1769 | Monday May 26, 2014 - 08:42:31
Mogadishu, 26 May 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Cilmi Adan (Indho-Qarsho), oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Ciidanka Badda Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow, Taliyaha Ciidanka Cirka S/G Duuliye…

Read More »

C/kariin Guuleed Galbaye Fadlan Bashiir Goobe iyo C/xakiin Saacid hala inawada dhaafiyo!.

0 Visits: 1829 | Sunday May 25, 2014 - 12:45:12
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Read More »

Ma'ogtahay In Wasiirkii Amniga Qaranka Uu Isku Casilay Arrimo Badan Oo Isbiirsaday (Xog Xasaasi Ah)

0 Visits: 1557 | Sunday May 25, 2014 - 11:35:10
C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirkii Wasaarada Amniga Qaranka ee Xukuumada Somaliya, ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi, ka gadaal arrimo dhowr ah oo is biirsaday.

Read More »

M. GHEDI: "Dowladda Federaalka ma toosna, laakiin halla tuurona talo ma aha!!"

0 Visits: 1642 | Thursday May 22, 2014 - 12:47:32
Dhowaan wuxuu dalku ku sigtay inuu galo qala-qaaso siyaasadeed, kadib markii qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed ay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyeen baaq ay uga dalbaayeen inuu is-casilo, iyagoo dalabkooda ku saleynaayay inuu madaxweynuhu gudan waayey waajibaadkii…

Read More »

ARINKA AQOONSIGA EE ODAY DHAQAMEEDKA SOMALIYA MA AF-WAX CUNAY XIDHOODBAA, MISE WAA XAQIIQO JIRTA??

0 Visits: 1585 | Thursday May 22, 2014 - 06:44:47
"Maqaal(Article) kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa"

Read More »

Mungaaboow: Muqdisho magangali!

0 Visits: 1367 | Wednesday May 21, 2014 - 18:09:49
Anigu waxaan u aqaan Muqdihso "Magaalada unugga dhibka Soomaaliya" in badan ma maqashay magaalada bahala galeenka ah? In badan ma maqashay magaalada amniga xun? In badan ma maqashay magaalada isbaarada iyo leejada? In badan ma maqashay magaalada nabad diidka iyo jiha laawayaasha? In badan ma…

Read More »

Xasanoow: laba laba ku dar (2+2)

0 Visits: 1511 | Saturday May 17, 2014 - 11:24:39
Mudane Xasan inta ku neceb iyo inta ku nacday kuma jiro, saa horaba ugama helin aragti iyo eray kaa ehe, haddana, jabkaaga ku digan maayo, walow, aad adigu deyro, daryeel la'aan iyo dullinnimo hor leh, aad noo horseedday. In diran, in daran, in duuban, in duulal qabta, in Dollar Ilaah u yahay, in…

Read More »

Maqaal Kadhan ah xildhibaanadi Bayaanka Soo jeediyay (By: Geeddow)

0 Visits: 1764 | Friday May 16, 2014 - 12:19:14
(Maqaal): Waxaa maalmo ka hor xidhibaano ku shiray magaalada Muqdisho soo saareen bayaan ugu baaqaayay Madaxweynaha Dowladda federaalka mudane Xasan Sheekh Maxamud inow iska casilo madaxtinimada Dalka. Tasoo dhalisay iney soo baxaan fikrado kala duwan oo ey dadka soomaalida ah ka qabaan arintaas.

Read More »

FARRIIN OO KU SOCOTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED EE TAHRIIB DOONKA AH‏

0 Visits: 4706 | Wednesday May 14, 2014 - 18:20:48
Walaal, meel kasta oo aad kaga nooshahay dhulkii hooyo, waxaad ogaataa inaad nasiib leedahay maadaama aad dhulkaagii hooyo joogtid, adiga oo:

Read More »

SANNAD GUURADII 71aad EE HALGANKII XISBIGII S.Y.L. 15 May 1943

0 Visits: 2149 | Wednesday May 14, 2014 - 00:05:30
Waxaa maanta ii farxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah sannad guuradii 71aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y.L 15 May 1943, taasoo ku soo begantay in maanta shacabka soomaaliyeed…

Read More »

Wax ka ogow Waxyaabaha lagu heesto Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu diidayo in uu Dalka sii hogaamiyo!

1 Visits: 1633 | Tuesday May 13, 2014 - 10:18:22
Waxaan aad ula socday maalmahaan mooshinka laga gudbiyey Madaxweyne Xasan Sheikh Moxamud, taasoo lagu eedeynayo karti darro iyo ammaankii oo faraha ka sii baxaya.Waa run intaba balse sababo ayaa jira.

Read More »

Xasanoow: GEEDDINA goormuu XARIIR noqday?

0 Visits: 1735 | Monday May 12, 2014 - 00:03:45
Markii iigu horraysay ee muuqaalka ama sawirka labada mudane Xasan iyo Geeddi oo wada socda aan arkay, aad baan u qarraacmay. Naxtin iyo anfariir ayaan la maroora dillaacay. Waxay igu noqotay wax aan qaadan waayey igana degi waayey. Amakaak iyo la yaab ayey igu noqotay. Dhaawac culus iyo nabar adag…

Read More »

Talooyin ku socda Madaxweynaha DFS!

0 Visits: 1300 | Sunday May 11, 2014 - 22:49:15
Cabdullahi Ibrahim — Dhowr Maalmood kahor, Waxaa Shir isugu yimid Xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, kuwaas oo ka dalbaday Madaxweynaha Dowladda Federaalka in uu iscasilo, ka dib markii uu ku fashilmay fulinta balanqaadyadii xiligii doorashada.

Read More »

Mudug Maahan Muqdisho Alow Mudduloodka Miir u yeel !

0 Visits: 1636 | Saturday May 10, 2014 - 12:08:09
Kuwa sheegta xildhibaanada Federaalka oo u soo tafa xeeytay in aay Muqdisho ku celiyaan mugdigii aay soo martay waxaan leenaha waxaad damacsan tihiin cidwalbaa waa fahmi kartaa,walow inta maangaabka ah ee lagu awoorkacsanaayo aay leeyihiin hadaf guracan oo aanan dhab noqon karin,xildhibaanada Muduloodka…

Read More »

Mad-habka Suudaan laga soo masaafuriyay Muqdisho ma lagu maamuli karaa!!

0 Visits: 2483 | Friday May 09, 2014 - 19:07:10
Waxaa soo gabagaboobay bishii xil ka qaadista Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, kaddib markii shalay wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Howlwadaag Maxamed Abuukar Cali Jacfar, iyadoo shacabka Muqdisho ay si weyn ula yaabeen…

Read More »

BARLAMAANKA MAANKUU GADAYAY MA MASAARBUU LIQAY‏

0 Visits: 25646 | Thursday May 08, 2014 - 10:52:51
Xaalada Somaliya arinkeeda waa HASHA MAANKEY GATAY MA MASAAR BEY LIQDAY eraygaa oo markii danbe noqday MAAH MAAH Wuxuu ku baxay waa baa waxaa jiray nin aad u bartay daweynta Geela arinkaasna wuxuu gaaray Dagaano badan haduu ruux ka bukoodo Geel oo lagaran waayo cudurkii waxaa la dhihi jiray war haloo…

Read More »

Golihii Daneysiga: Ciyaarta ku hoos qarsan Casilaada Calasoow

0 Visits: 1280 | Tuesday May 06, 2014 - 19:02:30
Waan hubaa inay markii horeba khalad ahayd in dalka madaxwayne, raysul wasaare & afhayeen baarlamaan looga dhigo dad aan lahayn waayo aragnimo siyaasadeed & mid hogaamineed, kuwaasoo maalintii la doortay tii ku xigtayna lala dhinac istaagay orrin iyo eedayn, balse waxaa sidoo kale hubaal ah in MOOSHINLEEYDA…

Read More »

Fayras dilaa ah oo laga digay iyo tala-bixin ku socta wasaarada caafimaadka, waaxda socdaalka, iyo wasaarada arimaha dibada Soomaaliya (W/Q: Dr.Axmed Xalaal).

0 Visits: 1455 | Sunday May 04, 2014 - 20:37:06
Bismillaah, waxaa bilihii ugu dambeeyay dhibaato badan ku hayay umadaha daga bariga dhexe gaar ahaa dalka Sacuudiga Fayras (virus) dilaa ah oo loogu magacdaray coronavirus, fayraskan oo heerka dhimashada uu sababo lagu qiyaasay ku dhawaad 30% daka uu ku dhaco, ayadoo meelaha qaar ey dhimashadu gaartay…

Read More »

Qorshaha Kenya iyo Qaran Jabka Soomaaliya.

0 Visits: 1520 | Wednesday April 30, 2014 - 01:30:47
Wiil yar ayaa la diley aabbihii, wiilkii yaraa wuxuu koro oo kobcaba, wuxuu gaadhay gu' gaashaanqaad. Maalintii dambe ayaa la tusay oo waxaa la yidhi waa kaa ninkii aabbahaa diley. Waxaa laga filayey laba arrimood midkood; inuu ninka dilo oo ka aargoosto waa caado rag. Inuu la xaaltamo oo xaqii…

Read More »

Uhuru nooga aara!

0 Visits: 2794 | Tuesday April 29, 2014 - 09:56:59
Oday Soomaaliyeed, oo aad u ciishoon ayaa igu yiri: "Ma Keenyaankii aan Hindida iyo ka xoraynnay caddaanka, iyadoo wax walba jumlo looga gado, ayaa maanta dadkaygii raafaya!" oo ii sii raacshay: "Ciilow way! Miyey ba nololi ii egtahay!" markaa baan ku iri: "Adeer, armaysan arruntu…

Read More »