Hits: 555 |
Wednesday May 25, 2011 - 19:37:07
Wax u ekaa sidii taayar qarxay ayaa laga maqlay markii uu Madaxweyne Obaama ka soo baxay Safaarada USA ee Irland maanta balse warbixin kale ayaa sheegaya in bir aay jabtay gaariga balse CID-da ayaa ka qarisay saxaafada & dadkii daawanayay dhacdada iyagoo ku gadaamay Baabuur.
Click here to watch