Sports

Garsoore Phil Dowd Oo Noqday Garsooraha Ugu Naxariista Darnaa Horyaalka Ingiriiska Ee Xilli Ciyaareedkaan.

0 Visits: 1274 | Friday November 29, 2013 - 14:03:22
Xilli kooxaha Ingiriiska ay u diyaar garoobayaan kulamada wareegga 13-aad ee horyaalka Ingiriiska ayay sidaas oo kale garsoorayaasha ugu diyaar garoobayaan maamulida kulamada ay u xilsaaran yihiin .

Read More »

Carlo Ancelotti "Juventus Shaqo Adag Ayaa Hortaal Kulanka Champion-ka , Waa Kala Bax Kulankaas".

0 Visits: 1102 | Friday November 29, 2013 - 14:03:22
Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa qiimeeyay fursadda Juventus ee ku aadan in ay u soo baxaan wareegga 16-ka ee Champion-ka.

Read More »

Xog : Milan Oo 44-Sano Ka Dib Soo Noolaatay

0 Visits: 2209 | Wednesday November 27, 2013 - 13:52:34
Guushii AC Milan ay ka gaareen kooxda Celtic oo ay uga badiyeen 3/0 kulan qeyb ka ahaa Champion-ka ayay u noqoneysa markii ugu horeeysay oo ay ku soo badiyeen garoonka Celtic muddo 44-sano ka dib.

Read More »

Group B UCL: Real Madrid Oo Qarka U Saaran Inay Soo Baxdo Iyo Juve Oo Dooneysa Inay Rajadeeda Soo Nooleyso.

0 Visits: 1213 | Wednesday November 27, 2013 - 13:22:56
Real Madrid ayaa caawa dooneysa inay xaqiijisato inay ku soo baxdo kaalinta 1aad ee Group B marka ay Santiago Bernabey ku wajahayaan kooxda Turkiga ee Galatasaray,

Read More »

Safarada Somaliya ee Kenya oo Casho Sharaf usameesay Xulka Somaliya (Sawiro)

0 Visits: 1307 | Tuesday November 26, 2013 - 12:08:52
Danjiraha dalka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa caawa casho-sharaf ugu sameeyay Nairobi ciyaartoyda iyo macallimiinta xulka qaranka Soomaaliya.

Read More »

Pep Guardiola oo sir culus laga faafiyay

0 Visits: 1274 | Monday November 25, 2013 - 16:31:58
Pep Guardiola ayaa ka carooday in line-upkiisa had iyo jeer ciyaaraha ka hor si qarsoon loogu gudbiyo jariirada Jarmalka ee Bild isagoo aan waxba ka ogeyn.

Read More »

RASMI : C.ronaldo Oo Seegaya Kulanka Champions League Ee Galatasaray.

0 Visits: 2455 | Monday November 25, 2013 - 16:29:07
Weeraryahanka kooxda Real Madrid C.ronaldo ayaa la xaqiijiyey inuu seegi doona kulanka kooxdiisa Real Madrid Arbacada soo socota Champions League la qaadan doonto kooxda Galatasaray oo marti ku ah garoonka Bernabue.

Read More »

Tababare Jose Mourinho iyo Xiddigihiisa oo u shiray Basel go'aan ayaa la gaaray

0 Visits: 1381 | Monday November 25, 2013 - 16:19:03
Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa la shiray wiilashiisa ka hor inta aysan ciyaarin habeen dambe kulan ka tirsan koobka horyaalada Qaarada Yurub.

Read More »

Hordhaca kulamada galabta iyo caawa ee horyaalka Talyaaniga

0 Visits: 1340 | Sunday November 24, 2013 - 09:00:35
Kulamo ka tirsan horyaalka Talyaaniga ayaa galabta iyo caawa ka dhici doona gacanka Talyaaniga waxaana ugu muhiimsan .

Read More »

Taageerayaasha Kooxda AC-Milan oo carro Darteed udiiday Ciyaartoyda iney baxaan (Sawiro)

0 Visits: 2363 | Sunday November 24, 2013 - 09:00:31
Kooxda Milan ayaan hadda mudoo bil ah aan wax guul ah dhadhaminin dhanka horyaalka iyadoo 1-1 la noqotay 10 nin oo Genoa ah oo ay 1-1 la gashay kulan Mario rigoore laga duubay.

Read More »

Xulka Somaliya oo udhoofay Dalka Kenya (Sawiro)

0 Visits: 1999 | Saturday November 23, 2013 - 19:16:29
Xulka kubadda cagta ee Qaranka Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda dalka Kenya oo ay kaga qayb-galayaan ciyaaraha bariga iyo bartamaha Afrika.

Read More »

Kulamada Maanta la Ciyaarayo ee Horyaalka Ingiriiska.

0 Visits: 1265 | Saturday November 23, 2013 - 10:26:37
Waxaa maantay la filaa in uu marka kale dib u furmo horyaalka wadanka ingiriiska oo aan la ciyaarin isbuucii la soo dhaafay kadib markii loo hakiyay kulamadii uu ciyaarayay xulka wadanka Ingiriiska.

Read More »

Kulamada Maanta La Ciyaarayo Horyaalada Talyaaniga iyo Spain.

0 Visits: 1281 | Saturday November 23, 2013 - 10:26:36
Waxaa maantay daaha laga wada rogayaa horyaalada wadamada talyaaniga iyo Spain oo kamid horyaalada ugu xiisaha badan qaarada yurub kadib markii ay baqdeen isbucii la soo dhaafay.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay ee Xanta kooxaha reer Yurub

0 Visits: 15265 | Thursday November 21, 2013 - 17:23:05
Waxaa lagu dhawaanayaa bisha Janaayo markaasoo uu furmayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaana durbaba maalin walba jaraa'idyada isboortiga iyo wabaahinta kale lagu daabacaa ama la baahiyaa warar xan ah oo la xiriira suuqa kala iibsiga.

Read More »

Xulka Faransa oo Guuldaro ee iska soo gudeen usahashay usoo bixida koobka Aduunka

0 Visits: 1845 | Wednesday November 20, 2013 - 08:26:42
Labo gool uu dhaliyay daafaca Liverpool Mahamadou Sakho inkastoo midi ay u muuqatay gool la iska dhaliyay ayaa ka saaciday xulka France inay ka soo kabsadaan labadii gool ee looga soo badiyay kulankii lugtii hore oo ay 3-0 ku tumaan Ukraine oo marti ugu aheyd Paris kulanka kala baxa isreebreebka Koobka…

Read More »

Ronaldo oo kala diray Ibra iyo Xulkiisi Sweden (Warbixin)

1 Visits: 66851 | Wednesday November 20, 2013 - 08:25:42
Xulka Portugal ayaa iska xaadiriyay Koobka Adduunka iyagoo uga mahadcelinaya Cristiano Ronaldo kaasoo dhaliyay seddexleey kulanka kala baxa Isreebreebka Koobka Adduunka ee ay wajaheen Sweden, inkastoo Ibra uu u dadaalay xulkiisa.

Read More »

Madaxweynaha oo booqday Istadiyo Koonis, kubbadna laaday‏ (Sawiro)

0 Visits: 2654 | Tuesday November 19, 2013 - 18:45:41
Mogadishu, 19 November 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa uu ka qeybgalay cayaarta kubadda cagta ee Horyaalka heerka Koowaad (Seria A).

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhow gaaray Garoonka Banadir Stadium

0 Visits: 1132 | Tuesday November 19, 2013 - 16:43:03
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Somaliya oo galabta ku sugan garoonka Banadir Stadium si uu u dawado kulan galabta dhaxmarayo labadda naadi ee Elman Fc vs LLPP Jeenyo..

Read More »

Xiriirka CECAFA oo soo Bandhigay Shaxda sida ay u Ciyaarayaan Dalalka Sanadkan Ka Qeyb Galaya Tartanka CECAFA

0 Visits: 1056 | Monday November 18, 2013 - 20:23:54
Xiriirka kubadda cagta ee bariga iyo bartahama afrika ee CECAFA ayaa soo bandhigay shaxda sida ay u ciyaari doonaan 12ka kooxood ee sanadkan ka qeyb galaya koobka bariga iyo bartamaha afrika oo 27bishan ka furmaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka kenya.

Read More »

Amisom oo diiday in ay ka guuraan Muqdisho stadium

0 Visits: 1478 | Sunday November 17, 2013 - 13:25:43
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa mar kale codsi u diray madaxda dowladda Soomaalida iyo kuwa AMISOM, iyagoo ka dalbaday inay baneeyaan garoonka kubadda cagta ee Muqdisho stadium si ay dayactir ugu sameeyaan isla markaana ay ugu qabtaan tartamo.

Read More »

Ronaldo iyo xulkiisa portugal oo kala diray ciyaaryahanada reer Sweden iyo Farence oo guul daro soo gaartay

0 Visits: 9595 | Saturday November 16, 2013 - 06:39:08
Kabtan Cristiano Ronaldo ayaa ku hogaamiyay xulkiisa Portugal guul muhim ah lugta hore ee ee play-offka ee isreebreebka Koobka Adduunka markii ay 1-0 kaga talaabsadeen xulka Sweden oo marti ku ahaa Portugal.

Read More »