Maqaallo

Cilmi Wahaabi, Rabbi Iyo Rasuul La Caayaa U Dambeyso!

0 Visits: 35933 | Monday April 28, 2014 - 19:33:18
Axmednuur Cabdulaahi Cali —Indhaheygu waxay arkayaan Qof muuqa uga egg Wadaad, Madaxu waa xiirranyahay, labadiisa indhahood ee gasha ka baxsan waxaad mooddaa toosh la ifiyay, Garka ku yaalo waa cows ka baxay meel lama dagaan ah umana ekko kii Quruxda badnaa ee looga dayanayay Nabigeena Muxamed S.C.W.

Read More »

Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la'aan!

0 Visits: 1656 | Monday April 28, 2014 - 10:34:11
Tan iyo markii talada dalka laga tuuray hoggaankii Kacaanka, dadka soomaalidu waxay raadinayeen, maamul hanta talada dalka. Hase ahaatee, isku day kasta waxaa hor istaagay awoodihii iska soo horjeeday, ee dalka ka jiray. Shirar badan oo dunida dacalladeeda lagu qabtay iyo heshiisyo badan oo la gaarayba,…

Read More »

Tallaabada Muungaab Talo kama dhama!! (Qormo)

0 Visits: 1605 | Thursday April 24, 2014 - 15:03:06
Arooska, sida ay Ilmo Aadan (Dadka) ka wada simanyihiin, waa Astaanta Farxadda iyo reyn reynta. Waana Munaasabad inta ay quseyso iyo intaanay quseynba ay si isla eg ugu dabaal-degaan ugana wada qayb qaataan.

Read More »

M.GHEDI: "Xamar xaasidiintiisu badanaa iyo Xildhibaano u xusul duubaya xumeynta sumcadiisa"

0 Visits: 1968 | Tuesday April 22, 2014 - 10:07:23
Cid kasta ee arrimaha Somaliya si dhab ah ula socotay, dhowr iyo labaatankii (20+) sano ee la soo dhaafay, waxay og tahay inay guud ahaan Soomaaliya ka dhacaayeen xaalado aad u xannuun badan iyo fowdo joogta ah ( painful circumstances and constantly chaos), gaar ahaan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho…

Read More »

Biddood Moos ku Dul Baroortay

0 Visits: 1788 | Tuesday April 22, 2014 - 09:33:43
from: Wayeel to: Huda hussain date: Thu, Mar 27, 2014 at 8:10 PM, Akhristow, waxa aan maanta kula soo wadaagayaa dhambaal aan beri dhoweyd u diray Marwo la yiraahdo, Hodan Xuseen Cali (Nuuralcayn), taas oo iiga soo sheekeysay in ay qiirooto, goor walba oo ay dhegeysaneyso, heesihii hore. Misana, waxa…

Read More »

Muungaab Talo wadaag Mise Teeyda ??

0 Visits: 1560 | Monday April 21, 2014 - 15:09:21
Muungaab shacabka Muqdisho sooma dooran balse waxaa uu ku yimid in Madaxweeynaha uu u soo dortay in uu shacabkaa Muqdisho wakiil uu ugu noqdo dowlada federaalka ee Somalia, Muungaab waa ku meel-gaar ninwalba oo la magacaabana xilkasta uu hayo waa ku meel-gaar,ku meel-gaarna waxaa looga bixi karaa iyada…

Read More »

XIDDIGAHA GEESKU WAA KOOX AAN SACAB LAGU QARIN KARIN ISLA MARKAANA SIILAANYO IYO XUKUUMADIISA AAN KA HELIN MILGAHAY KA MUDNAAYEEN.

0 Visits: 1612 | Saturday April 19, 2014 - 00:40:05
Somalidu waa Dad leh Xigmad Durrugsan iyo Murti-Suugaaneed Shilis Taasi oo Gabaydu Lafdhabar u Yihiin,

Read More »

Sanadguuradi 71aad ee ururka waddaniga ee afrikaan ee soomaaliyeed (SANU)‏

0 Visits: 2195 | Wednesday April 16, 2014 - 10:40:26
Jamhuuriyadda Federaalka EE Soomaaliyeed Somali African National Union Qudbadda sanad guuradda 71aad 1943-2014 iyo ku dhawaaqida xisbiga waddaniga ee sanu

Read More »

Maxaa kala haysta Qoysaska Soomaaliyeed, Xildhibaan Baashe, Misaajidka Tawfiiq & Warbaahinta Norway!

0 Visits: 1815 | Tuesday April 15, 2014 - 11:09:37
Waa nasiib darro, Soomaalida oo tiro ahaan kamid ah dadyowga ugu yar ee deggen wadanka Norway (20,000 qoys), in maalin walba warbaahinta dalka Norway u noqdaan qodob xiiso leh oo dood iyo muran dhaliya, islamarkaana soo jiita akhristayaasha wargeysyada, axsaabta siyaasaddeed (gaar ahaan, kuwa ajaanibka…

Read More »

Maansada: Diirnax

0 Visits: 1507 | Monday April 14, 2014 - 20:09:31
Tixdan "Diirnax" waa maanso ka hadlaysa Soomaalida laga celinayo dalka Kenya. Waxay igu dhalatay curinteedu, ka dib markii aarkay qoraallo iyo sheekooyin nuxurkoodu ahaa, in ay sax iyo xaq tahay in Soomaalidu dalkoodu u laabtaan, oo waaba yaabee, maxay u diidayaan in dalkooda loo celsho? Dooddan,…

Read More »

(Faalo) "36 Sano Kahor Manta Oo Kale 9/4/1978"–

0 Visits: 6440 | Wednesday April 09, 2014 - 19:27:56
"INQILAABKII DHICISOOBAY EE 9/4/1978", Waxey aheyd Maalin Axad ah waa xaruntii dalka Soomaaliya Muqdisho dadkuna ee wada ahaayeen kuwa udareeraya Kasab iyo Tacliin hasa yeeshe maalintanai ayaa xusuus naxatin leh u ah umada Soomaaliyeed kadib marki subaxaas lagu waa bariistay madaafiic iyo xabado…

Read More »

Hees: Haddaan heli lahaa

0 Visits: 1852 | Monday April 07, 2014 - 10:01:18
Waa hees aan hordhac iyo u baahnayn gogoldhig, ee bal aan idiin daayo aqriskiiskeeda.

Read More »

Barakaca: Marna ma Muqdishaa Marna ma Goboladaa!!

0 Visits: 2360 | Sunday March 30, 2014 - 12:32:19
Nin Odey ah oo Diidey in aan Magaciisa Xigta kuna kulmey Magaalada Muqdisho ayaan weydiiyey mar isaga iyo Caruurtiisa ka soo degeyeen Gaari Xamuul ah halka ay ka soo barakeen ayaa yiri " 70 Jir baan ahay waxaan ku dhashey Magaalada Buulo Burde waa markii ugu horeysey ee aan aniga iyo Caruurteyda…

Read More »

Dowlad Goboleed Shisheeye ku Daaban! Billowga Fadqallalada Federaalka.

0 Visits: 1916 | Thursday March 27, 2014 - 16:49:21
Waxaa la yidhi nin waalan oo dhimirka wax ka qaba, ayaa carruurtiisii iyo Ooridiisii dhibaabe iyo dhaawac gaadhsiiyey, markaasaa dadkii xigaalka u ahaa calaacal la hor fadhiisteen, isagoo geed ku xidhan, "Haddaba sideen yeelnaa, waa kaas carruurtii kow ka siiyaye?" Ninkii waalnaa ayaa intuu…

Read More »

Aannu ka XOREYNNO Khadra XABSIGA Yemen!

0 Visits: 2247 | Tuesday March 25, 2014 - 18:56:19
لنحرر خضرة من السجن اليمني! Let's LIBERATE Khadra from Yemen PRISON Soomaali silac uma yara, maalin aan fal, dhacdo iyo war xun soo yeerin ma lahan dal iyo dibad, haddana, kan dumarka, carruurta iyo waayeelka quseeya ama marrasta iyo maatada la xiriira ka dhiilla badan kan…

Read More »

Gargaarkii Turkiga ee Soomaaliya oo yeeshay weji kale (Warbixin faahfaahsan)

2 Visits: 2556 | Monday March 24, 2014 - 10:49:49
Dowladda Turkiga oo ah dowladdii ugu horeysay ee Soomaaliya u dirtay Ra'iisal Wasaaraheeda Rajab Dayib Ordogan isla markaana u soo gurmatay xilli shacabka Soomaaliyeed ay hareeyeen abaaro, colaado iyo dagaallo socday muddo 21-sano ah ayaa ku guuleysatay inay gargaar u fidiso malaayiin Soomaali ah…

Read More »

M. GHEDI: "Hadallo fiic-fiican waa la maqashiiyay shacabka, laakiin waxqabad muuqda ma xigi doonaa?!!"

0 Visits: 1815 | Thursday March 20, 2014 - 23:27:18
Iyadoo shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkuba ay aad ugu dhowaadeen ka quusashada guud ahaan amaanka Soomaaliya, gaar ahaan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, qaasatan wuxuu nal-casaan ah soo shidmey ( red light on), wixii ka danbeeyey weerarkii ay Al-Shabaab dharaar cad ku qaadeen xarunta looga…

Read More »

Farxiya Kabayare oo farriin culus u dirtay fannaaniinta qurba joogta (Maxay tahay?!!) VIDEO

0 Visits: 2868 | Wednesday March 19, 2014 - 22:00:36
Fannaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isla markaana habeen dambe show ka dhigeysa Hotelka City Place ayaa ka warbixisay ujeedka socdaalkeeda, waxayna sheegtay iny farriin u direyso fanaaniinta qurba joogta ah ee Soomaaliyeed inay dalkooda yimaadaan.

Read More »

Saciido waa shaqsigii ugu horeeyay oo ah Gabar Somaliyeed ee heerkaan ka gaara magaalada Götanborg‏

1 Visits: 1780 | Tuesday March 18, 2014 - 22:08:10
GUDOOMIYAHA QEYBTA WAXBARASHADA VÄSTRA HISINGEN AHNA XILDHIBAAN XISBIGA SHAQAALAHA OO KORMEERAY ISKUULADKA DAGMADAAS

Read More »

Ardayda Dugsiyada Hoose, dhexe, Sare iyo jaamacadaha Muqdisho oo la kala garan la'yahay (Sababta waa maxay?)

1 Visits: 3595 | Tuesday March 18, 2014 - 10:33:56
Iyadoo 22-kii sano ee la soo dhaafay waxbarashada dugsiyada iyo jaamacadaha gaarka loo leeyahay ay dhulka ku jiideen sharaftii iyo heybadii ardayga Soomaaliyeed, gaar ahaan waxbarashada maahijta dalka iyo sare u qaadida tayada ardayga Soomaaliyeed ayaa maalmahaan waxaa soo kordhay arrimo aad loola yaabay…

Read More »

Daawo Sawirada Duugta Marxuum Tubeec

0 Visits: 5574 | Sunday March 16, 2014 - 12:58:59
Allaha u naxariistee fanaanka Maxamed Suleyman Tubeec oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho kadib markii maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde..

Read More »

Maqaal: Shaqo la'aanta Shacabka iyo Shaqaaleeysiinta Shisheeye {qeybta 2aad}

0 Visits: 1808 | Saturday March 15, 2014 - 14:32:37
Aqriste Qeybta 1aad waxay inoogu soo dhamaatay howlihii dayactirka ahaa ee shisheeyuhu ay ku sameeyeen isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho bilic ahaan aad ayuu u wanaagsan yahay oo si wanaagsan ayaa loo Dayactiray

Read More »