Hits: 150 |
Wednesday March 02, 2011 - 21:45:21
Wadankani Sweden waxaa afka waxbarasho kadib la isu diraa Praktik ama tababar shaqo si uu qofka u helo xirfad shaqo balse Cali Cabdulaahi oo ka yimid Soomaaliya wuxuu dalbaday shaqo in badan markeey maqlaan la yaabaan in laga heli karo Sweden taasoo ahayd Geel ilaalin balse waaxda shaqada waa aay u weshay inkastoo geela Yurub jooga uu ka muuqaal duwan yahay keena!!!
Click here to watch