Maqaallo

Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud....

0 Visits: 2701 | Saturday January 02, 2010 - 16:40:04
Waa xubinteeni Kororso aqoontaada oo sabti walbo aan idin soo gudbino iyadoo qormada maantana ay xiiso gaar ah leedahay

Read More »

(Sheeko) 'KALIILA IYO DIMNA, Qaybtii 6aad' (W/Q, Hersi M. Labagarre)

0 Visits: 1264 | Thursday December 31, 2009 - 22:24:14
Waxaa qoray: Cabdullaahi ibn al-Muqafac Waxaa soomaaliyeeyay: Hersi M. Labagarre LIBAAXII IYO DIBIGII...

Read More »

Gabar wadaad ah oo gacaliyaheeda xiriirka u jartay Sababa Qabiilada la heybsooca

0 Visits: 1744 | Thursday December 31, 2009 - 00:43:37
Qisadaan oo ah mid dhab ah waxaa ka shakeysaneysa gabar wadaad ah oo wiilkii ay jecleyd xiriirka u jartay. Gabadhaan oo inala soo xiriirtay ayaa inooga warantay sida ay wax u dhaceyn. Waxay sheegtay in ay ku wada noolaayeen caasimadii hore ee dalka Australia ee Zydney, waxan aheyn bay tiri isku Iskuul,…

Read More »

December Bil Murugo iyo Gocosho Badan!.( Bashiir M. Xersi)

0 Visits: 1389 | Thursday December 31, 2009 - 00:40:09
Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku wareegaan, Maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow iyo cad, murugo iyo farxad, jaadadkaas maalmaha waxay yihiin hadba sida ay u soo marto Qofka, Qoyska,…

Read More »

MAAMULKA GAL-MUDUG WAXAA ILLA HABOON IN SIDATAN LOO SAMEEYO! (By Cabdi cali)

0 Visits: 1681 | Wednesday December 30, 2009 - 15:03:22
Dhamaan Soomaalida joogta shanta qaaradood ee aduunka waxay farxad iyo niyad wanaagsan ku beertay markay idaacadaha ay ka dhagaysteen is afgaran waagii udhaxeeyey Gal-Madug in la soo afjaray ayna ku dhamaatay si sharaf iyo is afrag leh.

Read More »

Xamar: dal la diirtay, deegano la dhaqan doorshey iyo madaxweyne daacad ah laakin ay dowladdiisu diidiin ka socod yar tahay.‏

0 Visits: 1105 | Wednesday December 30, 2009 - 00:17:37
Aqristow haddii aadan 19 sano ee la soo dhaafay aadan arkin magaala madaxdii Soomaliya oo beri lagu naanaysi jiray ( Xamar Cadde), maanta naanaysta cusub oo loo yaqaan waa ( Xamar madoobe), eedda naanaystaan xun waxaa iska leh soogalootiyaalka damiir laawayaalka ah iyo Tuugadii uu xabsiyada ku hayn…

Read More »

HIDDAHA, DHAQANKA, SUUGAANTA IYO AFKA SOMALIDA (Qeybta Maanta)

0 Visits: 1798 | Wednesday December 30, 2009 - 00:16:34

Read More »

(Sheeko) 'KALIILA IYO DIMNA, Qaybtii 5aad' (W/Q, Hersi M. Labagarre)

0 Visits: 1355 | Monday December 28, 2009 - 17:09:59
Waxaa qoray: Cabdullaahi ibn al-Muqafac Waxaa soomaaliyeeyay: Hersi M. Labagarre waxaa la yiri daanyeer baa boqor u ahaa daanyeerada, kaas oo magaciisa la yiraahdo maahir, wuxuuna ahaa mid gaboobay oo duqoobay, daanyeer dhallinyar oo qoyska reer boqor ka mid ahaa ayaana ku kacaamay, oo maamulkii ka…

Read More »

Dhacdooyinka Dunida ma dhabaa jacaylbuu isku dilay ?!!!!!!!!!!!!

0 Visits: 1696 | Monday December 28, 2009 - 16:17:37
Wiil dhalinyaro ah yaa waxaa uu naftiisii ku tuuray wabiga Niilka, arintani ayaa waxay ka danbaysay markii uu wiilkani uu ku fashilmay jacayl uu lawaday gabadh ay asxaab yihiin oo ay isku macahad ahaayeen, tani waxay timid isagoo inbadan la ildarnaa xanuun nafsaaniya. wiilkan oo magaciisa layidhaa Maxamed…

Read More »

Cuno-qabateentii Eritrea lagu soo rogay waa mid farxad galinaysa itoobiya! (W/D, usrababdallahahotmail.com)

0 Visits: 976 | Monday December 28, 2009 - 16:07:43
Cuno'qabateentan lagu soo rogay Eritrea waa mid in mudo ah looga digayey in ay waxa ka waddo Geeska Afrika in ay ka waan toowdo oo ay joojiso qaska iyo taageerida ay siiso macaaradka ka soo hor jeeda Dowladda hadda jirta amase middii horaba. Nasiibdaro iyo siyaasad xumiba waxay keentay markii ay…

Read More »

Maxaa Ka Taqaanaa Kuliyadaha Jaamacadda Kuis ee Dalka Malaysia (Daawo Sawiro).‏

0 Visits: 963 | Monday December 28, 2009 - 16:04:35
Kuis University College waxay ku taalla magaaladda Shah Alam ee gobolka Selangor. Jaamacadda waxay u jirtaa magaaladda caasimadda ah ee Kula Lumpur in yar 30 daqiiqo.

Read More »

(Xulashada Warsheekh) 20, Guuradii Saxariirta Somaliya, (W.Q. Axmed Xirsi Faarax).

0 Visits: 1099 | Sunday December 27, 2009 - 18:18:59
Waa markale iyo Qormadeeni Xulashada Shabakada Warseekh oo maalin walba oo axad ah aad kala socotaan anagoo kusoo qaadano hadba qormo aan ugu tala galnay shacabka somaliyeed xusuus iyo baraarujin unoqon karta, Shabakada warsheekh waxa had iyo jeer utaagantahay sidi Qaranimadi Somaliya dib ugu soo noqon…

Read More »

Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud....‏

0 Visits: 1683 | Saturday December 26, 2009 - 22:56:49
Akhritayaashada qiimaha lahow maanta Barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada waxaanu ku soo qaadan doonaa 15 Su'aaladood, Jawaabahana waxaa dhankiina. Su'aalaha waxay noqon doonaan dhamaan Su'aalaha bilow ilaa iyo meeshii uu inoo maraayey. Hadaba akhristayaal ku soo dhawaada 15-ka Su'aaladood…

Read More »

Maqaal: MINTIT KURSI DOON AH IYO MOORYAAN DIIMEED.

0 Visits: 1352 | Saturday December 26, 2009 - 22:54:42
ka kalluumeysiga biyaha kacsan ma ahan howl inta badan miro dhal noqota, waxaanse ka duwaneyn hab dhaqanka Xasan Daahir Aweys oo ah wadaad illaa yaraantiisii ku soo barbaaray khalafsanaan iyo madax adayg. dadka yaqaana waxay ku tilmaameen inuu yahay nin meeshuu qabsado aan ka fuqin.

Read More »

Dhacdadii Ugu Xanuunka Badneed Abid oo Ka Dhacday Dalka Filibiin (Maxa ka dhacay).‏

0 Visits: 1527 | Saturday December 26, 2009 - 15:15:50
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda Caasimadda ah ee Maniila iyadoo ay ku dhacday qoyska deegaan ku lahaa caasimadda wadankaas ee Manila. Qoyskaan ayaa wuxuu ka koobnaa hooyo iyo Wiil ay dhashay iyo xaas iyo laba caruur oo uu dhalay. Cida waxay iska aheyd cid iska tabar-yar balse waxay ahaayeen…

Read More »

Gabar Somali U Waalatay Jacayl Ay U Qaaday Nin Sheekh Ah Kadib Marki Oo Ku Roobeeyay

0 Visits: 1972 | Saturday December 26, 2009 - 14:58:41
Gabadhaan Oo Iyadu Ahayd Gabar isla Wareegta Ah islamarkaana Aan Xishood Badnayn Ayaa Waxaa Lagu Soo Waramayaa in Ay Jacayl Baaxad Weyn U qaaday Wadaad Ka Mid Ah wadaadada dhexe Ee Ku nool Dalka holand Xilli Uu Muxaadaro Diini ah Ka Soo jeedinayay Magaalada Caasimada U Ah Dalka Holand Ee Amestardam

Read More »

(Shacabkaa Dambiila ah ) Maanso ka mida deelayda qarniga 21aad (By Abdi Omar Haro)

0 Visits: 1242 | Saturday December 26, 2009 - 14:54:03
Maansadii Shacabkaa Danbiile ah Asc salaan dhammaan Hal-abuurka. gaar ahaan intaan maansadooda arkay (wa intaan emailkan u soo diray). ummadda soo Somaliyeed in ilaahay dhibka ay iyadu iska galayso, ka kor qaado, usoo duceeya. kollaba fikirkayga halka uu shiishayo waxaad ka garan kartaan Maansadan aan…

Read More »

(Maansadii Danasheeg) Maanso ka mida diiwaanka cusub ee deelayda qarniga 21aad‏ (Abwaan Axmed Xaayoow)

0 Visits: 1769 | Friday December 25, 2009 - 17:13:34
Maansadan waa garnaqsi marna waa xasuusin umada soomaaliyeed gebigeed waayo Runta lagama maarmo haddii aan la sheegina beenbaa qarsoon,daacadnimaduna waxeey ku jirtaa in wixii jira oo run ah lasheego. Waxa maansadan aniga oo aan faanayn ku cadaynayaa beena ka sheegayn taariikhda dhabta ah

Read More »

(Sheeko) 'KALIILA IYO DIMNA, Qaybtii 4aad' (W/Q, Hersi M. Labagarre)

0 Visits: 1315 | Thursday December 24, 2009 - 22:32:28
Waa markale iyo Qormadeeni Sheekada maanta oo aan kasii wadi doono qeybti 2aad ee sheekadi la magac baxday kaliila iyo Dimna oo runtii ah sheeko aad uxiiso badan

Read More »

Go,aanka Puntland Ma Musaafurinta Muwaadinka Somaliyed iyo Madax buuxinta itoobiyaa?

0 Visits: 1008 | Thursday December 24, 2009 - 16:36:29
Waxaa inta badan maamul goboleedka puntland ku naalloodaan oo ku faanaan nabada iyo maamulka iyo nidaamka ay samaysteen ee labadooda gobol Hadana markaad hoos u sii eegto nabada iyo maamulka ay samaysteen waa mid ku kooban Beelaha degaanka ah ee ka soo jeeda labada gobol ee Barri iyo Nugaal Waxaa had…

Read More »

Silsilada deelleyda qarniga 21aad Maansadii deelaalyo (ABWAN HASAN)

0 Visits: 2020 | Thursday December 24, 2009 - 16:34:07
Maansadaan waxaan uga hadlayaa dadkii lagu laayey Hotel Shamoow oo ahaa aqoonyahano somaliyeed waxaanan ugu tala galay in aan uga qeyb qaato diiwaanka cusub ee silsilda deelayda qarniga 21aad tixa ah ee abwaaniinta dhalinyardahi ka tiriyeen dhacdadaas naxdinta leh laakiin maansadani waxay odoreysaa…

Read More »

MUSHKILADDA DOWLADDA WAA GOLAHEEDA WASIIRADA! (By.Usra Ababdallah)

0 Visits: 1157 | Thursday December 24, 2009 - 16:31:43
Markii aan dhan walba ka eegnay oo waliba aan sii falaqaynay waxaa inoo soo baxday in Dowladda mushkiladda ugu weyn ee haysata ay yihiin golahooda wasiirada iyo la taliyaasha madaxda sare oo iyago illaa hadda aan wax lataaban karo aan la gaarin. Wasiirada qaarkood waxa ay uhaystaan in ay yihiin ayagu…

Read More »