Maqaallo

Mac Macaanka Murtida Somalida iyo xubinti Todobaadka Gabaygii C/llaahi Suldaan Timacade

1 Visits: 4679 | Tuesday December 22, 2009 - 21:01:21
_________ "Macmacaanka Murtida Soomaaliyeed"______ Waxaan Toddobaadkan ku soo qaadanaynaa: Jiiftadii Halkudheggeedu ahaa [Madoobaadayey xalay Miyay Murugtay Laabtaydu] Waxaa tirshay Allaha U naxariistee: Cabdullaahi Suldaan Timacadde:Wuxuu noolaa (1920-1973)

Read More »

Maanso ka mida diiwaanka cusub ee deelayda qarniga 21aad‏ (By Axmed Xaayoow (Dulmidiid)

0 Visits: 1299 | Tuesday December 22, 2009 - 14:44:35
Waxaa wax lalayaabo ah qalbiyada engegay oon garan haadaanta eey ku sii daadanaayaan taas ooy kala weyn tahay ineey isjoowraan,isximiyaan,isxasdaan intii eey iska ilaalinlahaayeen cadowgooda kana fikiri lahaayeen masiirka(mustaqbalka)caruurtooda.

Read More »

(Sheeko) 'KALIILA IYO DIMNA, Qaybtii 3aad' (W/Q, Hersi M. Labagarre)

0 Visits: 1448 | Monday December 21, 2009 - 21:54:20
Waa markale iyo Qormadeeni Sheekada maanta oo aan kasii wadi doono qeybti 2aad ee sheekadi la magac baxday kaliila iyo Dimna oo runtii ah sheeko aad uxiiso badan

Read More »

Ku Socoto Shirweynaha Ahlusunna Ee Deg. Caabudwaaq. (Hassan Ahmed Sh. Omer)

0 Visits: 1297 | Monday December 21, 2009 - 17:22:50
anigoo ah mid ah mid ah aqristayaasha warsheekh.com ayaan waxaan jecleystay aragtideyda in aan halkaan u soo mariyo shirweynaha ahlusunna ee caabudwaaq.

Read More »

(Xulashada Warsheekh), Bal Aqritoo Su'aal? Muxuu yahay Qorshahaagu, Sanadka Cusub?!

0 Visits: 1010 | Sunday December 20, 2009 - 17:11:26
Waa markale iyo xubinteeni todobaadlaha aheed ee Xulashada shabakada warsheekh oo had iyo jeer aan kusoo qaadano qormooyin cilmi baaris oo ay sameyeeyeen aqoonyahano somaliyeed ayaa qormadeena maanta waxa kasoo qaadaneena qormo uu qoray ustaadka Somaliyeed Dr Xirsi Lama gare oo tusaaleenayo sida umada…

Read More »

DULMI-DIID-(Maanso): By: Cabdiraxiim Hilowle (Galayr)

0 Visits: 1768 | Sunday December 20, 2009 - 11:29:07
Maansadan waxaa la yidhaahdaa dulmidiid waxayna soo baxday horaantii sanadkan ama dabayaaqadii bishii janaury 2009 waxaay ku jirtaa diiwaanka suugaantza aftahan waxaanay ka mid tahay suugaantayda ku kaydsan boga hidaha iyo dhaqanka iyo suugaanta ee aftahan maadaama maansadan oo ahayd maanso iyaduna…

Read More »

Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoontaada Guud....

0 Visits: 1553 | Saturday December 19, 2009 - 15:33:26
Akhristayaal Maanta Barnaamijkaynii Kororso Aqoontaada waxaa ku soo qaadan doonaa Jawaabihii 15-kii Su'aaladood ee aan idin dirnay Jimcihii lasoo dhaafay, Hadaba akhristayaal ka faa'iideysi wanaagsan, Naftaada U Faa'iidey Si Beri Lagaaga Faa'iideysto.

Read More »

Aamin daradii ka jirtay puntland ma shacabkii koonfureedbaa loo saaray!‏ (By: Usra)

0 Visits: 1087 | Saturday December 19, 2009 - 14:58:59
Dhawaanahaan danbe maamul Gobaleedka Puntland waxaa aad iyo aad ugu soo badanayey dhibaatooyin iskugu jirta dilal,qaraxyo iyo aamin daro is daba jooga oo aan la garaneyn ula jeedada ka danbeesa. Sida aanu og soonahay waxaa dilal loo geestay hogaamiyiyaal ka tirsan maa mulka Puntland oo ay ka mid ahaayeen…

Read More »

Nasashada Jimcaha, Maxaa kataqanaa Xaalada Nololed Ee Somalida Italy ? (Daawo Sawiro)

0 Visits: 4455 | Friday December 18, 2009 - 17:45:52
Kusoo dhawaada mar kale iyo barnaamijkii Nasashada jimcaha oo aalaaba aad uga barateen shabakada warsheekh in ay idiin soo gud biyaan jimco waliba inagoo kusoo qaadano hadba qormo aan is leenahay qeyb ayeey kala qaadan kartaa nasashada jimcaha aqristayaasheena .

Read More »

Maanso: Shacabkaa Dambiila ah (By, Abdi Omar Haro)

0 Visits: 1168 | Friday December 18, 2009 - 01:23:51
A/c. salaan dhammaan Hal-abuurka. gaar ahaan intaan maansadooda arkay (wa intaan emailkan u soo diray). ummadda soo Somaliyeed in ilaahay dhibka ay iyadu iska galayso, ka kor qaado, usoo duceeya. kollaba fikirkayga halka uu shiishayo waxaad ka garan kartaan Madhoodhadan aan soo tirciyay. mahadsanidin.

Read More »

Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda KLMU ee dalka Malaysia, +Sawiro.‏

0 Visits: 1201 | Friday December 18, 2009 - 01:19:40
Jaamacadda KLMU waxay ku taallaa magaaladda caasimadda ah ee Kuala Lumpur iyadoo ay Jaamacadda bixiso dhamaan kuliyadaha kala duwan ee waxbarasho, xilliyadii ugu danbeyey waxaa Jaamacadda ku soo badanaayey Arday Soomaaliyadeed oo ka kala imaanaya dhamaan wadamada caalamka.

Read More »

Gabayguna waa Godane Weydiiya?!!!. (By, Abwaan Xasan Garaad)

0 Visits: 2933 | Friday December 18, 2009 - 01:11:31
Gabaygani waa fariin ku socota hogaamiyaha ururka alshababul mujaahidiin MR GODANE ama sheikh muqtaar abuusuber waxaana loo marsiinayaa warbaahinta somaaliya, shacabka soomaaliyeed iyo qofkasta oo gaarsiin karta hogaamiyaha gabaygu waa furan tahay oo waxaa ka jawaabi kara gabyaa kasta ugu danbeyn gabayga…

Read More »

(Sheeko) 'KALIILA IYO DIMNA, Qaybtii 2aad' (W/Q, Hersi M. Labagarre)

0 Visits: 1464 | Thursday December 17, 2009 - 22:42:22
Waa markale iyo Qormadeeni Sheekada maanta oo aan kasii wadi doono qeybti 2aad ee sheekadi la magac baxday kaliila iyo Dimna oo runtii ah sheeko aad uxiiso badan

Read More »

Dadka Dhagaxa lagu Dilayo ma Dhulka ayey ka Dhasheen?!. (Bashiir M. Xersi)

0 Visits: 1352 | Thursday December 17, 2009 - 14:27:50
Huray umaan qorin maqaal noocan oo kala ah, in badan waxaan jeclaa inaan ku koobnaado falanqaynta Fekera iyo dhacdada, aragti ahaan ku muujiyo xagasha toosan iyo midda qalloocan ama daacsan, maanta waxaan doonayaa inaan bal si kale u muujiyo dhacdooyinka dhacaya dabcan ilamah inaan la muujin balse waxaan…

Read More »

(Bogga Murtida Shabakada Warsheekh)Bakayle inta uu bur ku jiro ayuu bur kale daydaa

0 Visits: 2694 | Tuesday December 15, 2009 - 23:30:55
(QOSOL, MURTI IYO MAAHMAAHYO), waa qormada aan ku qaadaa dhigi doono maalin walba oo talaadada ah kana bixi doonto webka warsheekh, qormadaan ayaa waxa ku eegi doonaa maalin walba oo talaada ah mac macaansiga Murtida, Maahmaahda iyo Shactarooyinka bulshada somalida dhaxdeeda inagoo gobol gobol ugaaf…

Read More »

Maanso ka mida diiwaanka cusub ee silsilada deelayda qarniga 21aad‏

0 Visits: 2284 | Tuesday December 15, 2009 - 15:06:05
Waxaa maansadan curiyay aniga oo ka qayb gelayaa diiwaanka deelayda cusub ee qarniga 21aad maansadan Dacwo ayaa la dhahaa waxaanay doonayaa marka hore Hadaad guri timaado albaabka ayaa la soo garaacaa idina waa lay waydiistaa dadka degan markaa waa daah fur aan uga danleeyahay bal inaan da,yarta waydiiyo…

Read More »

(Sheeko) 'KALIILA IYO DIMNA, Qaybtii 1aad' (W/Q, Hersi M. Labagarre)

0 Visits: 1829 | Monday December 14, 2009 - 17:27:48
Aqristayaasha Qiimaha iyo Qaayaha lahow kusoo dhawaada Qormadeena Sheekooyinka oo tobobaadkiiba laba mar aan idinku soo gudbin doono Sheeko hadba aan kasoo xulanay bahweynta sheekooyinka somlida iyo Carabta intaba iidinkoo inagala socon kartaa shabakada warsheekha maalmaha Qamiista iyo Isniinta

Read More »

Xildhibaanada Waa kuwa mar walba u'heelan in ay fashiliyaan DFKMG Somaliya ! (By: usra)

0 Visits: 990 | Sunday December 13, 2009 - 15:44:07
Samanadaan danbe waxaa masraxa siyaasadda ka soo muuqday xildhibaano aan la garan karin in ay yihiin mudanayaal matala ummadda Soomaaliyeed iyo in ay yihiin kuwo uheelan in ay mar walba oo la isdhaho qaran ayaa lagaaraya amase Dowlad taama in ay u'istaagaan sidii ay ufashilin lahaayeen Dowladda…

Read More »

Gabar Somali ah oo ka qeyb gashay tartanka quruxda wadamada Carbeed (Daawo Sawiro).‏

0 Visits: 5421 | Sunday December 13, 2009 - 15:41:49
Aqristayaasha qiimaha lahow waxa maanta shabakada warshekeh idin bilaabeesaa qormo aan ugu magac darnay xulashada shabakada warsheekh oo noo noqon doonto qorme taxane ah taasi oo bixi doonta maalinta Axada ah isbuuc waliba.

Read More »

Maanso Ka Mida Diiwaanka Cusub Ee Deelayda (Maanso Dabataal) 'By, Axmed Xaawoow'

0 Visits: 1288 | Saturday December 12, 2009 - 13:31:09
Maanso Dabotaal Maansadan waxan tiriyay ka dib markii dhalinyaro soomaaliyeed dib u bilaabeen diiwaanka silsilada deelayda qarniga 21aaad loogu magac daray in kastoo maansooyinku badnaayeen

Read More »

Saadaal Yaab leh oo laga Sameeyay Bilicda Magaaloyinka Somalida 2020 ( Daawo Sawiro)

12 Visits: 42227 | Saturday December 12, 2009 - 13:21:28
Aqoonyahano udhashay Wadanka konfurta afrika ayaa waxa ay saadaal kasoo saareen Xaalada somaliya iyo horumarka ay gaari doonto 2020 oo iminka inaga xigta 10 Sano.

Read More »

Silsiladda cusub ee Deelleey, Maansada Dareen. (By: Bashiir M. Xersi)

0 Visits: 1397 | Friday December 11, 2009 - 19:26:21
Waa Maanso gaaban oon ugu magac daray "Dareen". Waxaan filayaa inay noqoto Deelleyda Qarniga 21-aad, halka Silsiladdii Deelleydii hore ay ahayd Silsiladdii qarnigii 20-naad ee tagay. Waa su'aalo iyo weydiimo taabanaya inta badan nolosha, ujeedku waa baraarujin ama xasuusin. Waxaan ku halqab saday…

Read More »