Maqaallo

DAWO WEEYE MAANSADU W/C: Muxyadiin X Ciid

0 Visits: 1182 | Friday December 11, 2009 - 19:23:03
Waxaan u doortay maansadan DAWO, in aan ku biiriyo Hal-abuurka Deelleyda Qarnigan 21, loogu magacdaray, anoo run ahaantii si gaar ah uga mahadcelinaya dhilintii bilaawday, iyo aragtiyahooda ay ku soo bandhigeen Suugaantooda qaaliga ah, tanoo ka mid noqondoonta sidaan filayo baraarujinta dadka Soomaaliyeed…

Read More »

Nasashada Jim-caha Shabakada Warsheekh Xiriirka Dowladaha Somaliya & K/Afrika, Dhibaatadi Isir Naceebka-Macluumad Kale!!-Sawiro-(Dhamaad)

0 Visits: 1925 | Friday December 11, 2009 - 17:57:54
Waa markale iyo Maqaalkeeni Nasashada Jimcaha oo aan idin soo gudbino jimco walba si ay qeyb uga noqoto nasashadii jimcaha ayaa waxa ku qaada dhigi doonaa qeybti ugu dambeesay qormooyin taxane inoo ahaa oo uga hadleenay xaalada somalida konfur afrika. qormadeena maanta waxa kusoo qaadan doonaa 1) xiriiradi…

Read More »

(SHEEKADII DIINKA IYO DAANYEERKA) 'Waxa Tarjumay Dr Xirsi'.

0 Visits: 1401 | Thursday December 10, 2009 - 22:56:15
Aqristayaasha Qiimaha iyo Qaayaha lahow kusoo dhawaada Qormadeena cusub ee tobobaadkiiba laba mar aan idinku soo gudbin doono Sheeko hadba aan kasoo xulanay bahweynta sheekooyinka somliada iyo Carabta intaba iidinkoo inagala socon kartaa shabakada warsheekha maalmaha Qamiista iyo Isniinta

Read More »

War waa iga su’aale dhaqaatiir in ay yihiin…………..?? Qoraa: Ifraan Yusuf ( Ifka)

0 Visits: 1240 | Thursday December 10, 2009 - 04:48:35
Waxaan halkaan ugu direeynaa tacsi waalidiinta, walaalaha iyo ardayda soomaaliyeed oo ay xag Rabi kaga hooydeen ardaydii dhaqaatiirta ahaa ee qaraxii ka dhacay Hotel Shaamoow sadaxdii desember ku geeriyooday.

Read More »

Ogeysiis: Shaxda Barnaamijyada Cusub ee Ka Bixi Doona Shabakada Warsheekh Isbuuc Walbo

0 Visits: 1828 | Tuesday December 08, 2009 - 16:59:56
Shabakada Wararka ee Warsheekh waxa ay sii deysaa barnaamijyo kala duwan, waxaana ka mid ah wararka caalamka oo aan maalin walba Nagala socotaan oo ay weheliyaan barnaamijyo isugu jira ammuuraha markaa taagan , Qubanaha Isboortiga, Wareysiyo, Fikradaha Dadweynaha, Dhacdooyinka Dunida, Sheekooyin Jaceyl,…

Read More »

Walaal Ugargaar Ardaydii ku waxyeeloobay xasuuqii hotel Shaamo.

0 Visits: 1207 | Tuesday December 08, 2009 - 13:35:09
Maalinimadii Khamiista ee {03 Dec} waxey aheyd maalin xasuuq ba'ani uu ka dhacay gudaha hotelka Shaamo ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku geeriyoodeen Wasiiro, Arday, Suxufiyiin, Dhaqaatiir, Waalidiin iyo Aqoonyahano kale.

Read More »

Maanso jawaab u ah Silsilda Cusub ee Deelayda ah Maansadii Dayax‏

0 Visits: 1880 | Tuesday December 08, 2009 - 11:47:01
maansadan waxaan curiyay ka dib markii abwaan bashiir m. xirsi diraac iyo abwaan xasan iyo abwaan barqadle ay fureen diiwaanka cusub ee deelayda qarniga 21aad

Read More »

maanso deelay ah oo loogu magac daray dulmigii shaamoow‏(WQ: HASSAN MOHAMED)

0 Visits: 1548 | Monday December 07, 2009 - 15:01:10
DULMIGII SHAAMOOW (MAANSO) waxaan marka hore naftayda iyo tan shucuubta soomaaliyeed uga tacsiyadaynayaa,masiibadii shalay iyo maalin walba ka dhacda wadan keena khaas ahaan koofurta soomaaliya,gaar ahaan caasimadda.

Read More »

‘Nasashada Jimcaha Shabakada Warsheekh’ Maxa ka taqaan Dhaqamada Cajiibka ah ee Somalida Konfur Afrika!! (Q.4aad)

0 Visits: 1567 | Friday December 04, 2009 - 16:47:14
Hadaba waxa wili ku guda jirnaa qormooyinki taxanaha inoo ahaa oo aan uga hadleenay xaaladaha dhaqan, dhaqaale dadyowga somalida ee ka xamaasha gudaha wadanka konfur afrika, ayaanu maanta waxa kusoo qaadaneenaa qeyb kamid ah xaaladaha somalida konfur afrika iyo dabeecadahooda.

Read More »

Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

0 Visits: 3376 | Friday December 04, 2009 - 15:55:35
Akhritayaal Maanta Barnaamijkeynii Kororso Aqoontaada waxaa ku soo qaadan doonaa Jawaabihii 15-kii Su'aaladood ee aan idin dirnay Jimcihii lasoo dhaafay kii ka horeeyey. Hadaba akhristayaal ka faa'iideysi wanaagsan, Naftaada U Faa'iidey Si Beri Lagaaga Faa'iideysto.

Read More »

Cadaadinayaa curyaamiintii cidhiidhi gelshaa caro soomaal looga cararay!!! (By Galeyr)

0 Visits: 1090 | Saturday November 28, 2009 - 21:43:31
Waxaa qoraalkan ku socdaa dhamaan masuuliyiinta ciidamada dowlada ku meelgaadhka ah iyo dhamaan ha,ayadaha amniga dowlada midnimada qaran iyo madaxdeeda sare Waxaa cidna caad ka saarnayn in dowlada KMG ee Soomaaliya ay soo tababartay

Read More »

Cakuye!! waa caamadii, oo la yaaban Culumadii, !!! (By C/qaadir Dulyar)

0 Visits: 1607 | Saturday November 28, 2009 - 21:38:11
Umadda soomaaliyeed waa bulsho muslim ah 100% sida ku qoran diiwaanadda,waxa ayna ka ab-ka ab aheyd mid iska soo dhaxleysay tan iyo markii ay geeska Africa soo gaareen culumadii fidinta diinta Islaamka qarniyaal ka hor.

Read More »

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

0 Visits: 1375 | Friday November 20, 2009 - 19:16:27
Akhritayaashada qiimaha lahow maanta Barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada waxaanu ku soo qaadan doonaa 15 Su'aaladood, Jawaabahana waxaa dhankiina. Su'aalaha waxay noqon doonaan dhamaan Su'aalaha bilow ilaa iyo meeshii uu inoo maraayey. Hadaba akhritayaal ku soo dhawaada 15-ka Su'aaladood…

Read More »

Maxa ka taqaan Taariikhda Fog ee Dadka iyo Dalka Konfur Afrika? 'Qeybti 3,aad' (Sawiro)

0 Visits: 3254 | Thursday November 19, 2009 - 19:24:57
Waa markale iyo barnaamijkeeni nasashada jimcaha ee Shabakada warsheekh oo mar walba aan kusoo qaadano qormo aan is leenahay nasiinada jimcaha ha unoqoto bulshada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Read More »

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

0 Visits: 1799 | Friday November 13, 2009 - 21:02:10
Akhristayaashada qiimaha lahow Barnaamijka Kororso Aqoontaada Maanta waxaa ku soo qaadan-doonaa labaatankii Su'aaladood ee aan idin weydiinay Jimcihii lasoo dhaafay Jawaabahooda, ee ka faa'iideyso oo Naftaada u Faa'iidey si beri lagaaga Faa'iideysto.

Read More »

Maxey ku sugan yihin Somalida K/Afrika, Su’aalo & Jawaabo laga Diyaariyay Ganacsatada Somalida K/Afrika (Qeybti 2,aad)

0 Visits: 2341 | Friday November 13, 2009 - 20:55:41
Waa markale iyo barnaamijkeeni nasashada jimcaha ee Shabakada warsheekh oo mar walba aan kusoo qaadano qormo aan is leenahay nasiinada jimcaha ha unoqoto bulshada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Read More »

Xildhibaanada qarankow yaa xalin-doona xaaladaha xaniban ee soomaaliya (Qormo)

0 Visits: 1004 | Monday November 09, 2009 - 16:04:40
Xildhibaanada qarankow yaa xalin-doona xaaladaha xaniban ee soomaaliya haddii aaynu markasta u xusul duubno xil ka tuurista xukuumad kasta ee dhalata‏

Read More »

Nasashada Jimcaha Shabakada Warsheekh, Maxaa ka taqaan Xaalada Nolosha Somalida Konfur Afrika ?

0 Visits: 2080 | Friday November 06, 2009 - 22:49:15
Nasashada Jimcaha Shabakada Warsheekh ayaa waxa maanta kusoo qaadan doonaa qormo aan ugu magac darnay Nolosha Somalida Konfur Afrika iyo Nolosha Wadankaasi.

Read More »

gabaygii dareen taageerada maamul goboleed laga sameeyo banaadir‏

0 Visits: 1200 | Thursday November 05, 2009 - 21:07:08
Waxaan ugu igu dhaliyay gabaygan inaan tiriyo ka dib markaan arkay dhalinyaro badan oo u guntan maamul u samaynta new banaadir ama banaadirland taas oo aan ahayn mid ka turjumaysa in soomali laga gooyo balse ah xalka keliya ee manta lagu heli karo nabad waarta oo soomali oodhan gaadha haddii banadir…

Read More »

Ogeysiis Muhiim Ah, Waxa la ogeysiinayaa dhamaan aqristayaasha shabakada warsheekh in Maalinta Jimcaha ah .

0 Visits: 1216 | Tuesday November 03, 2009 - 20:58:55
Dhamaan Aqristayaasha shabakada warsheekh waxa lagu wargelinayaa in dib loo bilaabi doono barnaamijki xiisaha laha ee Nashada jimcaha oo aad shabakada warsheekh kala socon jirteen malain walba oo jimco ah inagoo kusoo qaadan jirnay hadba mqaalooyin xiiso leh .

Read More »

Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud 41-aad.

0 Visits: 3733 | Friday October 30, 2009 - 18:47:56
Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimco ah, Wuxuuna xanbaarsan yahaymacluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa'iideyso.

Read More »

Marti Edeb ayaa lagu yaqaan Muduloodna Marti Soor

0 Visits: 1682 | Wednesday October 28, 2009 - 12:19:26
Waxaa waayahaan batay dad Xoogaa Howl la'aan ku qabatay Qurbo joognimada, taasoo sababtay in ay meherado raadsadaan xataa hadii aysan aqoon u laheyn, sida in Cadde Amiin oo kale isku dayo inuu Saxaafada dhex dabaasho Taariiqdana ka hadlo ayadoo qoritaanka afka Soomligaba uusan weli si wanaasan u baran,…

Read More »