Maqaallo

XIRFADDA SAXAAFADDA IYO SUXUFIYIINTA SOOMALIYA

0 Visits: 1047 | Wednesday October 28, 2009 - 07:34:39
Saxaafad waxaa lagu qeexay in xog lagu ururiyo, la qoro ,la tifafatiro loona soo bandhigo mushtamaca ayadoo la adeegsanayo RADIO ,TV, journals iyo website yaba

Read More »

Allow la arkaa Somalia oo dowlad leh, Faalo siyaasadeed dhab ka hadal qalinkii C/qadir Dulyar.

0 Visits: 2067 | Monday October 26, 2009 - 16:29:22
Soomaaliya, waa dal ka mid ah dalalka caalamka oo xor ah, gaar ahaan ku abtirsada Qaaradda Africa, hadana dowlad la,aan ah in ku dhow 20-sano, ka dib markii gacmaha dadka soomaaliyeed iyo maskaxo shisheeye oo is kaashaday, ay si miyir la'aan ah u dumiyeen dowladii kacaanka ee 21-kii sano ee ugu…

Read More »

Aroos la-yaab leh ayaa ka dhacay dalka Koonfur Kuuriya (Daawo Sawirada)....

0 Visits: 1048 | Tuesday October 20, 2009 - 16:17:16
Arooskaan ayaa wuxuu ka dhacay dalka koonfurta kuuriya, iyadoo ay ka soo qeyb galeyn madax sar-sare, oo uu hormuud ka ahaa madaxweynaha dalkaasi. Arooskaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne aad iyo aad u fura-badan sida aad aragtaanba sawirada. Saxaafadda caalamka ayaa si'aad ah u hadal heyso, iyadoo…

Read More »

Caadifada Dr Culusoow, Ceebayta Madax. Shariif, U codaynta Mucaaradka ma Cadaaladbaa mise waa Cadaalad daro???

0 Visits: 933 | Sunday October 18, 2009 - 19:32:37
Waxaan qormadan ku wajahayaa qoraal uu ugu magac daray booqashadii laga dhaxlay rajo xumo iyo islaam ka carar siyaasiga caanka aha ama nabadoonka Dr Culusow hadaba aniga oo aan ka daba qaadanayn Drka waxaan doonayaa inaan saxo shaqsiga bani aadamka ah xor ayuu u yahay fekerkiisa mucaaradida iyo taageeradaba…

Read More »

Aroos halhabeen ku Aqal Galeen Aabe, Wiil uu dhalay & Wiil uu odayga Awoowe u ahaa (Sawiro)

0 Visits: 2241 | Saturday October 17, 2009 - 09:30:51
Aroos la-yaab leh ayaa wuxuu ka dhacday Gobolka Selangor ee Magaaladda Madaxdiisu tahay Shah Alam, kadib markii aroos halmar oo qura ay wada galeen, Aabe iyo Wiil uu dhalay iyo Wiil uu odayga Awoowe u ahaa.

Read More »

Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 39-aad....‏

0 Visits: 1518 | Friday October 16, 2009 - 21:33:05
Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimco ah, Wuxuuna xanbaarsan yahaymacluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa'iideyso

Read More »

Maansadii Muran iyo mutaxan qaybtii 3AAD

0 Visits: 1679 | Wednesday October 14, 2009 - 07:54:45
Maanso xasaasiya oo ah dood sadex geesooda oo dhexmaraysa madaxweyne sheikh shariif , sheikh xasan daahir iyo axmed ow cabdi godane

Read More »

Gafuur duubaataa iyo Gadhka xiirtaa ama Godod qodotayaaba Gaadhbaa laguu diray

0 Visits: 1024 | Saturday September 19, 2009 - 14:14:19
Waxaa bisha ramadaan aan marqaati ka wada ahayn in xarakata alshabaab Ay diideen in nabadu muhiim tahay . oo colaada muslinka soomaan ee ilaahay u af xidhan laga daayo maadaama lagu jiro bilihii xurmaysnaa .

Read More »

Warqad furan oo ku socota Mr. Rayale , Madaxweynaha Somaliland (BY: Bashiir Goth)

0 Visits: 1157 | Wednesday September 16, 2009 - 23:33:58
Marka ugu horreysa waxaan kugu hambalyeynayaa hawsha aad qabatay. Waxqabadkaaga waad ku ammaanantahay marka la eego duruufaha adage ee ka jira gobolka iyo kadaraha waaweyn ee ku horyaalay.

Read More »

Udiyaargarowga Maalinta Ciida Oo Siweyn looga Dareemayo Suuqyada Hargeysa (Sawiro)

0 Visits: 1261 | Wednesday September 16, 2009 - 22:39:14
Diyaargarowga Maalinta Ciida oo si weyn looga dareemayo guud ahaan Suuqyada kala gedisan ee Dunida Muslimka ahi ayaa hadana waxa qormadaani kusoo qaadan doonaa qaabka ay ugu diyaargarowayaan dadka ku dhaqan magaalo madaxda Dalka Somaliland ee Hargeysa.

Read More »

GABAY GURMAD SHACAB (By, Cabdiraxiin Hilowle Galayr)

0 Visits: 2836 | Sunday September 13, 2009 - 11:54:19
Waxaa gabaygan la yidhaahdaa GURMAD SHACAB. Waxaa gabaygan igu dhaliyay inaan tiriyo dhibaatada aan ka soo raynta lahayn ee 20 jirsatay Ee maalin walba maatada iyo shacabka soomaaliyeed haysata iyada oo aynaan odhan karin taas waxaa sababteeda leh allaha wayn ee ilaahay noo sheegay inuusan qof iyo qoom…

Read More »

Axmed godane somaliland miyuu gubaabiyay ? Mise wuu u goodiyay? (Ra'yi)

0 Visits: 1327 | Sunday September 06, 2009 - 14:36:31
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Waxaa dhamaan shacabka soomaaliyeed dhagaysteen hadalkii hogaamiyaha alshabaab Axmed cabdi godane ee la magac baxay abuu zubeyr hadalka axmed cabdi godane Ayaa ahaa mid qofba si u arkay oo dhinacyo badan taabanayay. Waxaan hadaba doonayaa inaan qeexo hadalka axmed cabdi godane…

Read More »

BARAKICISAYE KAALMADA HA,UDIIDIN (Maqaal Xiiso Badan)

0 Visits: 955 | Thursday September 03, 2009 - 12:43:34
Waxaan dhamaan shacabka Somaliyeed u soo bandhigayaa arin muhiim ah oo ku saabsan waxa sidaqada ay iska soo ururahaan jaliyaha ku nool Shanta Qaarad si isku mid ah logu qeeybin waxaan marar badan ku aragnay Tv iyo wargesyada in meela qaasa ay marwalba geyaan midaas waxey nagu dhalisay hadaan nahay qeeb…

Read More »

HADDAAN NAHAY SOOMAALI MARNABA MA AYNU ARAGNO KHALADAAD KEENA

0 Visits: 1184 | Thursday September 03, 2009 - 12:41:23
Haddaan nahay Soomaali marnaba ma aan aragno wax walba oo wanaag ah,lakiin waxaan aragnaa wixii khaladaad ah oo aynu rabin amase aan raali ka aheyn in ay taaba galaan.

Read More »

Dowlad Maqaarsaar ah Mucaarad Maro ku dheg ah, iyo Maato Madfac u jooga

0 Visits: 923 | Thursday September 03, 2009 - 12:40:04
Waxaa si joogta ah u socda dagaaladii ehliga ahaa ee lagu dilayay muslinka aan waxba galabsan iyada oo magacyo iyo muuqaalo xunxun qoloba qolada kale ku tilmaamayso

Read More »

RAMADAANKA IYO RAAD RAACA AQOONTA GUUD?

0 Visits: 4126 | Thursday September 03, 2009 - 12:35:52
Madoonaysaa masa rabtaa in aad hesho macluumaad aqoon guug ah oo ku caawinkara inta aad noosha sida su'aalo iyo jawaabo .hadaba hamoogaan ooh aka maqnaan aqristow

Read More »

B/Weyne, Galcad iyo B/Xaawo waxay iska xoreeyeen (Qorme Aqriste)

0 Visits: 954 | Wednesday August 19, 2009 - 06:47:02
B/Weyne, Galcad iyo B/Xaawo waxay iska xoreeyeen masiibadii sanoo-yinkii u danbeeyay Soomaliya oo dhan silica ku haayay ee loo yaqaan ( heer Gafuur duub), shacabka Soomaliyeed wuxuu aad ugu farxay jabka heer gafuur-duubeed, ka soo gaaray daagaanada kor ku xusan, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan,…

Read More »

Maanso jawaab Muqaawamadu waa tee ?

0 Visits: 1153 | Monday August 17, 2009 - 16:58:51
marka hore xasanoow waxaan kaaga mahadnaqayaa su'aasha aad i soo weydiisay taas oo ah wax meesha ku jira,iyo silsiladda miinlayda ah ee aad noo bilawday taas oo aan rajaynayo in ay asxaab fara badan nagala qayb qaadan doonaan.

Read More »

Maanso (MUQAAWAMADU WAA TEE) W/Q: xasan mohamed xasanali11@hotmail.com

0 Visits: 1133 | Saturday August 15, 2009 - 16:24:55
Maansadaan waxaan ugu magac daray muqaawamdu waa tee,waana silsilad u banaan dhamaan abwaanada soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda da'da yar ee dameeya xaalada dalkooda iyo cidii kale ee wax ka oran kartaba in ay ka qaybqaadato silsiladan,taas oo jawaab u doonaysa erayga muqaawamo kaas oo ay cidwalba…

Read More »

kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 31-aad‏

0 Visits: 2041 | Friday August 14, 2009 - 20:05:44
Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimco ah, Wuxuuna xanbaarsan yahaymacluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa'iideyso.

Read More »

Maxaad ka taqaanaa wadanka Burunaay,Warbixin sawiro wadata

0 Visits: 3163 | Friday August 14, 2009 - 19:52:40
Waa barnaamijkii aad inooga barateen maalin walbo oo Arbaca ah, Akhristayaal maantana ku soo dhawaada war-bixin kooban oo aan idinkaga soo diyaarinay wadanka Burunaay.

Read More »

Sir Maqabe Allaa Usahan ah? (Maqaal ka hadlaya Cudurka Buufiska)

0 Visits: 1807 | Monday August 10, 2009 - 11:37:39
KAALIN INTEE LA EG AYAY KU LEEYIHIIN CUDURKA BUUFISKA EE FARAHA BA'N KU HAAYA DHALINYARADDA SOMAALIYEED EHELADDOODA KU NOOL QAARADAHA YURUB IYO AMEERIKA IYO QEYBA KA TIRSAN QAARADA ASIYA

Read More »