Maqaallo

Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 30-aad

0 Visits: 3231 | Friday August 07, 2009 - 17:41:49
Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa'iideyso

Read More »

Maxaad ka taqaanaa dalka Singapore waa dal ceynkee ah war-bixin kooban oo laga diyaariyey (Daawo Sawirada)‏

0 Visits: 2614 | Friday August 07, 2009 - 17:36:30
Singapore waa wadan dhaca koonfur bari Asia waxaana aas-aasay wadankaan gumeeystihii Ingiriiska sanadka markuu ahaa 1819kii, sidoo kale waxa eey kamid noqotay gobol katirsan dalka Malaysia sanadkii 1963-kii lakin laba sano kadib ayeey gooni isku taagtay loona aqoonsaday wadan xor ah.

Read More »

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad

0 Visits: 1307 | Friday July 31, 2009 - 20:11:09
Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa'iideyso.

Read More »

Waa maxay NABAD? Qormo Xiiso Badan oo Dhab ka hadal ah

1 Visits: 2022 | Tuesday July 28, 2009 - 19:15:07
Noolaha dunida waxeey jecelyihiin ama naftooda tabtaa nabad! Qofkasta ee naga mid ah waxuu ku xiranyahay, oo naf ahaan, shaqsi ahaan, maskax ahaan iyo jir ahaanba ugu baahanyahay nabad iyo nolol! Nolol ma jireeyso, hadii ay nabad jirin, nabadna ma jireeyso hadii aysan nolol jirin.

Read More »

Barnaamijki Kororso Aqoontaada oo Xiiso Gaar ah maanta Leh

0 Visits: 2222 | Friday July 24, 2009 - 20:33:41
Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan, ee bal kaalay oo inala faa'iideyso

Read More »

maxaad ka taqaana Dalka Indonesia, war bixin kooban oo laga diyaariyey (Daawo Sawirada).

0 Visits: 1838 | Wednesday July 22, 2009 - 20:35:55
Xubinteeni Kororso Aqoontaada oo ka baxa had iyo jeer shabakada warsheekh ayaa waxa maanta idin bilaawnay qeyb cusub oo aad uxiiso badan taa oo kaga jawaabeeno codsiyada aqristayaasha ayaa waxa ku qaadaa dhigi doonaa hada taariikhda wadamada aduunka mid kamid ah inagoo ka sheekeen doono dhamaan qaranka…

Read More »

Sheeko La-yaab leh oo Dhex Martay Hooyo iyo Wiil ay Dhashay.

0 Visits: 6571 | Tuesday July 21, 2009 - 19:27:34
Wiil yar ayaa habeen u tagay hooyadii oo jikada ku jirto, cashadiina diyaarinayso. Markaas ayuu tusay warqad uu wax ku qoray, hoosna uga qorantahay lacag dhan 14 dollar iyo 75 cent. Waxaa ku qornaa warqada qoraalkan:

Read More »

MAANSADII QARAN IYO QABIIL Waa Qalinkii iyo Hal_abuurkii Cabdiraxiin Hilowle Galayr

0 Visits: 1496 | Tuesday July 21, 2009 - 19:24:30
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Maansadan waxan curiyay marka aan arkay in soomaaliya maahine uusan aduunka korkiisa jirin dad qabiil isticmaala dadyawga islaamka ahina ay isku gartaan iskuna xidhiidhiyaan si ehelnimada iyo muxrimka loo ogaado inaguna uu yahay cudurka ina dabar jaray hadaba maansadan oo…

Read More »

Qiso Cajiib ah oo Dhex Martay Haweeney Alla Cabsi Badan iyo Nin Ilaah-diid ahaa.‏

0 Visits: 1632 | Sunday July 19, 2009 - 13:50:37
Haweeney Duq ah Alla ka cabsi badan ayaa waxay daris la ahayd nin mulxid ah, ama diidan jiritaanka Ilaahay (sw). Mar walbo waxay dadku ku dhahdaa: "Mahad Ilaahay baa leh". Hase ahaatee ninkii mulxidka ahaa ayaa aad u dhibsaday kalmadaas, asaga oo ku yiri Mu'minadii:

Read More »

Fuliyihii iyo Bisleeyihii Nabadeynta Jabuuti Xiligii Ee Dowladii Raisulwasare Cali Geedi

0 Visits: 1134 | Tuesday July 07, 2009 - 12:10:36
Ex-Raisulwasare Cali Geedi waxa uu kusoo beegmay xili aysan dhagaha masuuliyiinta midowgii maxkamadaha aysan maqali karin kalimada heshiis iyo nabadeyn isuna heysteen awooda keliya ee nidaamkeedu ka soconayo dalka. Awoodaas oo aheyd mid si gaara loogu bahdili jirey masuuliyiinta ka soo jeeda caasimada,…

Read More »

(Faalo Aqriste) Aan Ku Baraarugno,Talo Xambaarsan Danta Soomaaliya

0 Visits: 1340 | Tuesday June 23, 2009 - 20:27:57
Soomaali idilkeed waa salaaman tahay mel kasto aad joogtiin. Cidna loogama sheekeynayo maanta xaaladda Soomaliya meesha ay marayso. Waa ka wada dheregsannahay in jiritaankeennii uu khatar ku jiro maxaayeelay waxaa soo baxay kooxo wax damiir la yiraahdo aan lahayn oo si ay ku gaaraan danahooda u bannaan…

Read More »

Waa maxay ujeedada kadanbaysa xasuuqa wariyaasha?

0 Visits: 3437 | Tuesday June 23, 2009 - 20:10:12
Iyadoo sida aad wada ogsoon tihiin guudahaan shacabka somaliyeed aay haysato dhibaato xaga amaan darida ah iyo dowlad laan islamarkaana ay soo noqnoqdaan dagaalo somali badan ay ku waayeen nafsadooda hadana suxufiyiinta somaliyeed ee kahowl gala somaliya ayaa waxaa udheer amaandaridaas ay lawadaagan…

Read More »

Maxaa ka taqaan Jaamacadda Kuis ee Dalka Malaysia? War Bixin (Daawo Sawirada).‏

0 Visits: 1694 | Thursday June 18, 2009 - 21:21:25
Akhritayaasheena Qiimaha iyo Qaayaha lahow waxaa halkaan idin-kugu soo bandhigeynaa war bixin aan ka soo diyaarinay Jaamacadda Kuis.

Read More »

{SONO} maamulka cusub ee ururka waddaniga soomaaliyee (SONO)‏

1 Visits: 4843 | Tuesday June 16, 2009 - 21:31:05
Wada tashi dheer kadib oo dhex maray maamulka golaha fulinta ee ururka waddaniga soomaaliyeed waxaa la isla meel dhigay in dib habeyn lagu sameeyo maamulka golaha fulinta iyo waaxyaha ururka, si howsha ururka loo laba jibaaro

Read More »

Taariikhda dhalashada Soomaalida maxaa ka wada dhigey 1-da Janaayo? By Deeqdarajo.

0 Visits: 1753 | Sunday June 14, 2009 - 22:27:53
Magaca qofka, meesha uu ku dhashay,xiliga uu dhashay iyo sawirka muuqaalkisa waa 4ta sheey oo ugu muhiimsan nolosha qofka marka uu ku hoos noolyahay dal sharci iyo dowlad ay ka jirto, meel kasta oo aad tagto aduunka maanta 4 taasi sheey ayaa lagu weeydiinayaa, aqoonsi kasta oo aad wadatana in laga helaa…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-19aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 1752 | Friday June 12, 2009 - 13:33:00
Aqristayaasha Sheekadaan Xiisaha Badan waxa kaga cudur daaraneenaa mudada labada isbuuc ee hakadka kuyimid sii socoshada sheekada inagoo rajeeneena wixi hada dhiman in uusan na galin baaqasho kale hadii eebe laga helo waana mahadsantihiin kuna soo dhawaada markale qeybti 19aad ee sheekada xiisaha badan.

Read More »

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 22-aad

0 Visits: 2615 | Friday June 12, 2009 - 13:23:43
Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa'iideyso.

Read More »

Sheeko Cajiib ah oo Dhex Martay Aabe iyo Wiil uu dhalay oo Jeclaa Gawaarida Cayaaraha.‏

0 Visits: 1457 | Wednesday June 10, 2009 - 09:21:02
Wiil ayaa dhigan jiray jaamacad. Aabihiina wuxuu ahaa nin maal qabeen ah, wiilka wuxuu aad u jeclaa gawaarida cayaaraha (sports cars)wuxuuna ku taami jiray inuu helo gaari noocaas ah, kadib markii uu dhameeyay jaamacadii ayuu aabihii ka codsaday inuu helo hadiyadbalse muusan sheegin waxa uu doonayo.

Read More »

DOWLADAHA IYO SHAQSIYAADKA KA LEH DANAHA SOOMALIYA:(Maqaal Aqriste

0 Visits: 1193 | Sunday June 07, 2009 - 21:47:45
Sida aad lasocotiin kadib markay burburtay Dowladii soomaliya wixii ka dnbeeyay 1992-dii waxaa soo ifbaxayay dowladu ku heshiiyay in ay Soomaliya ka faa,iideestaan.

Read More »

Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ee Koonfur Africa Oo Codkooda Ku Biiriyey Cambaareynta Afduubka Agaasimaha Tv-ga Universal.

0 Visits: 1170 | Sunday June 07, 2009 - 14:04:30
CAPE TOWN – Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Koonfur Africa (SOJASA), ayaa si daran u cambaareeyey afduubka lagu haysto Agaasimaha Telefishinka Universal ee Koonfurta Somalia Ibraahim Maxamed Jeekey.

Read More »

HOOYO SOOMAALI AH OO DACWO QABTA‏ ( Qormo Aqriste)

0 Visits: 1077 | Saturday June 06, 2009 - 19:57:24
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed, inkastoo ku noolahay qurbaha haddana qalbigayga wuxuu jiraa dalkeygii hooyo wuxuu jiraa muqdiso meeshan ku dhashay kuna soo barbaaray; inkastoo dhibaato ka aloosan tahay gobollo badan misana muqdisho oo ahayd muraayadda Dalka iyo caasimaddaynii quruxda badnayd waxaa ka…

Read More »

AHLU SUNNA WAL JAMAACA EE DALKA SWEDEN O G A Y S I I S MUTAMARKII 5 AAD

0 Visits: 1242 | Friday June 05, 2009 - 17:31:44
AHLU SUNNA WAL JAMAACA EE DALKA SWEDEN O G A Y S I I S MUTAMARKII 5 AAD

Read More »