Beeshan oo ah beesha uu kasoo jeedo Xasan Daahir waxaa dagaalka loo geliyey hab ku dhisan shirqool ay iska kaashadeen dad aad u naxariis daran oo aan wax dan ah ka lahayn beesha iyo guud ahaan masiirka iyo badbaadada ummadda.
0 Visits: 1404 |
Wednesday May 27, 2009 - 12:46:27
Sida ku cad xogagta aan soo ogaannay fursadahan ay ka faaiidaysteen al-shabaab waxaa ka soo baxay burbur dhan kasta ah. Burbur dhinaca diinka, dalka, akhlaaqda, midnimada, xiriirrada iwm.
Rag haduu is af dhaafo,aayatiina wadaago, afkaa laysku gartaayee, is ugaarsi qarsoon-maaha, isu soo ura maaha, -Adigoo hebel diidan, erya reer hebel maaha, is ugaarsada maaha, caruurtaada cun maaha, in-qilaabna xal maaha.
Waxaan akhriyay goor dhowayn baaq oo u soo gubiyay Shabakadda Somaliweyn .com nin aanan doonayn in meshaan magaciisa carrabka ku dhufto. Baaqa uu ninkaasi soo jeediyay waa wax caqliga ka wayn waxaana is leeyahay in ninnkaasi walaalkeey ah ma mid hurdo oo calwasaadaya amaba caqligiisa iyo aqoontiisa…
0 Visits: 1173 |
Wednesday May 13, 2009 - 21:42:47
Ururka Qabiilka isu bedelay ee Xizbul Islaam iyo Alshabaab ayaa waxa ay isku dayayaan in ay la wareegaan degmooyin ka tirsan Waqooyiga Magaalada Muqdisho iyagoo adeegsanaya Rag u dhashay Deegaankaasi.
Walaalayaay Soomaaliyeed iga guddoon salaam wacan. Runtii ma jecli in Aan faraha lagalo arrimo dadka qaarkiis ku kcin karta xasaariyo oo laygu Eedeyn karo, laakin waxaa ila soo udboonatay in aan wax ka iraahdo ciqaab Gacan gooyo ah oo qolooyinka afka duubta ee la wareegay maamulka Jubbooyinka ciqaab…
0 Visits: 2472 |
Wednesday May 06, 2009 - 13:16:26
Beelo badan ayaa looga faaiidaystay dagaaladii maxaakiimta, kuwaasoo wahaabiyadu u adeegsatay wejiyo kala duwan, laakiin ma jirto beel ay uga faaiidaysteen sida ay uga faaiidaysteen beesha Cayr.