Maqaallo

FATWO KU XUKUN.MAQAAL AQRISTE.(SAWIRO)

0 Visits: 1677 | Tuesday May 05, 2009 - 13:01:31
Anagoo labaataneeyo reer Masar ah oo Xaj u-nimi sanadkii 1955 ayaa sheekii na dawaafinayey Xaramka ee ducada noo akhriyey wuxuu la soo baxay cod-baahiye ama microphone si aanu codkiisa u maqalo oo aan ducada uga daba qaadno. Dadka xiligaa dawaafayey Kacbada oo ay dhamaantood uu ku cusubayd qalabkan…

Read More »

Qaawnashaha ma qurux ayaa mooday, ee Surwaalka kor u qaado, waad qaawantahaye”

0 Visits: 1425 | Monday May 04, 2009 - 08:36:48
Nin feetey daboolo lama yiraahdo, haduusan ahayn qof miyir doorsoomey, doorkaagu waa in aad ka jeedsataa, laakiinse karan haddii uu ku dhex feedanayo masaajidka dhexdiisa?

Read More »

Warqad Furan Oo Ku Socoto Sheekh Xasan Daahir Aweys ( Ra'yi Aqriste)

0 Visits: 1250 | Wednesday April 29, 2009 - 21:39:19
Haddii aan guudmar gaaban ku sameeyo arrimaha ay maansadan yar ee hoos ku qorani ka hadlayso. Marka hore, waxaa magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay- muddo saddex sano ah kaddib oo uu ku sugnaa waddanka Eritereeya, -hoggaamiyihii hore ee maamulkii shuurada Sheekh Xasan Daahir Aweys; kaasoo ka talinaayay…

Read More »

X.Daahirow Rag iska Dhici Rabigeey kaa Fogeeysaa !!!!

0 Visits: 1358 | Tuesday April 28, 2009 - 22:08:40
Rag haduu is af dhaafo,aayatiina wadaago, afkaa laysku gartaayee, is ugaarsi qarsoon-maaha, isu soo ura maaha, -Adigoo hebel diidan, eryo reer hebel maaha, is ugaarsada maaha, caruurtaada cun maaha, oo markay kooxi orgootaba, ma asooli kareynee, abaal baanu ku qabnaaye, amaan uun ma helnaa, isku soo…

Read More »

LAX DHUKANI ABAAR MOOG, FAALO AQRISTE

0 Visits: 1436 | Wednesday April 22, 2009 - 15:59:19
Walaalayaal Soomaaliyeed waa idin salaamay; ayaamahan war ayaa igu jiray aan ka meermeeraysanaayay runtiina aan garan la'aay saan u abbaro.

Read More »

Wiil Soomaliyeed oo JACEYL dartiis isku Jar-jaray! (Qiso Xanuun Leh oo sawirro wadata)

1 Visits: 8791 | Tuesday April 21, 2009 - 19:54:00
Jacayl Sakiin Malagu Qoray Dhiig Malooga Keenay? Jacayl Aan Lagula Wadin Waqtigaaga Yuu Lumin Warabaha Ku Cunayo Wehel Kuuma Noqonayo: Aadan Jaceelo oo Nabar Naxdin Leh u Geystay Jirkiisa Taasi oo Uu Ku Bandhigaayey Inuu Jacal Yahay Gabar Lagu Magacaabo Xaliimo oo Aanu Waxba Kala Qaban Jacaylka uu Isu…

Read More »

Jidbada Saarka iyo Jihaadka al-Shabaab MAQAAL AQRISTE....

1 Visits: 1441 | Monday April 20, 2009 - 11:43:12
Goobtu way camiran tahay. Waxa la tumayaa saar. Rag iyo dumarba la is daawanayaa. Waa goob la isku barto. Waxa tijaabo ba'ani ku socotaa kii wiil ahaa-kii geel-jire ahaa. Wiilushuna waa ceeb-ka-carar. Oo geesinimo muujinayaan. Waa la tumayaa. Sacabada la tumayaa. Cagta la tumayaa. Calyada la tuurayaa.…

Read More »

Sheekh Shariif Madaxweeyne & Amiirul Muminiin Taariikhda Somalia wax ka Bedelay....

0 Visits: 1127 | Sunday April 19, 2009 - 12:29:28
22 Rabi-al Thani 1430 ama 18 April 2009 waa maalin mudan in umada somali eey xusto, waa maalintii shareecada Islaamka eey meel fagaaro ah ku lagaday mabda´ii calmaaniyada oo eey noo soo minguuriyeen gaaladii dalka gumeeysiga ku timid 1891 waxaa xusid mudan in mabdaįa calmaaniyada eeyana ku soo dhaqmayeen…

Read More »

Ha Sixin Dadka haddii aad Qaldan tahay, Sheeko Xikmad leh bal kaalay oo inala faa'ideyso....

0 Visits: 2174 | Tuesday April 14, 2009 - 21:34:27
Maalin ayaa afar nin aaday Masjidka. Kadib nin walbo wuxuu bilaabay inuu tukado salaadii sunada.

Read More »

WAA BERKII U BILNAA DAWLAD DIIDKA ( MAQAAL )

0 Visits: 1197 | Saturday April 11, 2009 - 12:20:26
Waxaa ayaamah socda oo buuq fara badan dhaliyay arrin ku saabsan heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo Keenya ee ku saabsan xuduudaha badda Indian Ocean .

Read More »

HESHIIS XUDUUDEEDKA DOWLADDA MAXAA XIGA ( MAQAAL )

0 Visits: 1596 | Friday April 10, 2009 - 20:58:25
Guuxa Dadweynaha iyo Dareenka Caalamka waa taageerada ugu horeysa ee ay ku hana qaadi karto Dowlad kasta oo adduunka ka dhisan, islamarkaana ay ku dumi karto.

Read More »

Nasashada Jimcaha, Taariikh Nololeedki Shiikh Aweys Al Qaadiri Oo Noo Aqrin Doono (Fadiilatu Sh:Da’ud Sh: Max’ed)

0 Visits: 1610 | Friday April 10, 2009 - 13:09:54
Waa Markale iyo Qormadeeni aan ugu magic darnay Nasashada Jimcaha ee shabakada Warsheekh oo manta aan kusoo qaadan Doono in badan oo ka mid ah taariikhdi Shiikheeni Weynaa ee laga wada yaqiin Soomaaliya iyo Wadamada Deriska ah Shiikh Aweys Bin Maxmed Al Qaadiri.

Read More »

Nabada ayaa lagu Caano maalaa - Colaadna waa lagu dal iyo dad waayaa ( Maqaal )

0 Visits: 1269 | Wednesday April 08, 2009 - 19:16:54
Sidii aad maqasheen dhawaan cajalada cod ah ayaa shabakada Al-jasiira waxaa soo dhigay ninka buuraha ku dhuumaaleeysanaya waxaa uu qiray in waajib eey tahay in lala dagaalo dowlada midnimada qaran ee Sheekh Shariif ka yahay madaxweeyne waxaa uu shaqsi ahaan magacaabay Sheekh Shariif iyo xukuumada,waxaa…

Read More »

Prof. Samatar waxaan leenahay Soomalidu waa indho ku garaadle

0 Visits: 1086 | Saturday April 04, 2009 - 10:45:11
Waxaan qalinka u qaatay oo aan la soo toosay oo runtiina igu noqotay malaha been abuur qormadii Prof.Samaatarkii reer Boorama iyo weerarkii foosha xumaa ee uu dhawaan kula dhacay madaxweeynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed,waxaan is weeydiidyay Prof Samater sow ma aheeyn kii aan aqoonta u lahaa mise waxuu…

Read More »

Maqaal - “INNA MACAL CUSRI YUSRAN”

0 Visits: 2407 | Monday March 30, 2009 - 20:43:39
Waxaa xad dhaaf noqday dhibaatada ay diinta, dadka iyo dalkaba ku hayaan khawaarijta casrigani. Waxay noqotay dhibaato ay si joogto ah u gaysanayaan; isla markaasna ayagoon diinta waxba ka aqoon, khayaano iyo dhagarna ula jeedkoodu yahay, caamada ku khalda Aayado iyo Axaaddiis… Waxay ku sifoobeen…

Read More »

MAXKAMADII MUNAAFAQIINTA MAQAAL AQRISTE

0 Visits: 2881 | Monday March 30, 2009 - 10:49:50
Waa maxkamadii munaafiqiinta oo uu iska leeyahay Xisbu Shaydhaan (Satanic Party). Waa Maxkamad Muslim iyo Gaalba ay la yaaban markay maqlaan cadaaladaradooda, waa maxkamad sharci Muslim iyo mid gaal midna aanku shaqaynin. Waa maxkamad magaca diinta Islaamka ku qaraabata laakiin haba yaraatee aan waxba…

Read More »

Yaaba Hee Diidan In Meel Kasta Tahay Arlu Laahi... MAQAAL

0 Visits: 1298 | Saturday March 28, 2009 - 12:17:46
Ra'isulwasaarihii hore ee Dowladda Federaaliga Soomaaliga Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa magacaabay Gudoomiyihi Gobolka Banaadir/Duqa Magaalada Muqdisho horaantii sanadkii 2005; isagoo ra'isulwasaaraha markaasi u magacaabay xilka Mudane Cade Xasan Cali. Taasi waxey ku abuurtay guud ahaan Soomaalida,…

Read More »

Yaa Bur Buriyay Qabrigi Shiikh Aweysul Qaadir, Maxaase Qabsaday Bur Burintii Kadib? Ma banaantahay In la dhiso Qabriyada Muslimiinta ? Hadii ay jirtase goormee bilaabatay yaasa looga dayahaa ? Yaa Diidan in la dhiso Qabuuraha maxeese daliishanayaan ?

0 Visits: 1594 | Friday March 27, 2009 - 20:50:42
Hadaba Aqristayaasha Sharafka iyo Qiimaha Badanow waxa maanta idinku soo bandhigi doonaa barnaamijkeena Nasashada Jimcaha ee Shabakada Warsheekh maqaal aan si weyn ugu lafa guri doono Falki Foosha Xumaa ee lagu bur buriyay Qabrigi shiikheeni Weynaa ee Shiikh Aweysul Qaadiri ee magaalada Biyooley.

Read More »

HALYEEY AAN LA DAFIRI KARIN DHEH: ( MAQAAL )

0 Visits: 1615 | Wednesday March 25, 2009 - 20:32:51
Waxaa dhaba in Dadku kala aragti yahay..Waxaa dhaba waxii ruux la quman in ruux kale la tuur leh...Waxaa dhaba in Ummaddu soo daashay..lama mooga waxii murugo uur ku taallo iyo tacaddiyo ka dhacay dhulkeennii hooyo..

Read More »

HALYEEY AAN LA DAFIRI KARIN DHEH: ( MAQAAL )

0 Visits: 1242 | Wednesday March 25, 2009 - 19:55:38
Waxaa dhaba in Dadku kala aragti yahay..Waxaa dhaba waxii ruux la quman in ruux kale la tuur leh...Waxaa dhaba in Ummaddu soo daashay..lama mooga waxii murugo uur ku taallo iyo tacaddiyo ka dhacay dhulkeennii hooyo..

Read More »

Halyeey aan la dafiri karin dheh: MAQAAL AQRISTE......

0 Visits: 1326 | Wednesday March 25, 2009 - 10:15:24
Waxaa dhaba in Dadku kala aragti yahay..Waxaa dhaba waxii ruux la quman in ruux kale la tuur leh...Waxaa dhaba in Ummaddu soo daashay..lama mooga waxii murugo uur ku taallo iyo tacaddiyo ka dhacay dhulkeennii hooyo..

Read More »

Mashquulka Dekada Muqdisho, Ismoogaysiinta Makiinadaha Faroole Marmarsiiyaha ( Maqaal )...

0 Visits: 1152 | Tuesday March 24, 2009 - 20:34:24
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Waxaa maalmahan hadalhaynta saxaafada ku badnayn shirkii golaha wasiirada ay isugu yimaadeen muqdisho Soomaalida oo Aragtideeda Mar walba aysan ka dhamaan arimaha qabiilka ayaa waxaakasoo if baxay arimo cajiiba arimahaas oo ah wax aad loola yaabo.

Read More »